Somaliwide.Net
Bayaan Ay Soo Saareen Gudiga Golaha Deegaanka Gaalkacyo Ee Beelaha Leelkase...
 
 
BAYAAN AY SOO SAAREEN GUDIGA GOLAHA DEGANKA GALKACYO EE BEELAHA LEELKASE

BAYAAN AY SOO SAAREEN GUDIGA GOLAHA DEGANKA GALKACYO EE BEELAHA LEELKASE

KU: DHAMAAN DHINACYADA KALA DUWAN EE WARBAAHINTA
KA: GUDIGA BEESHA U QAABILSAN ARIMAHA GOLAHA DEGANKA DEGMADA GALKACYO
QEYBTA GOLAHA DEGANKA DEGMADA GALKACYO EE AY XALKA U ARKEEN BEELAHA LEELKASE
Waxay kalfadhiyo badan kadib soo saareen gudigii beelaha leelkase ay u xilsarteen
golaha deganka degmada Galkacyo Qeybtii golaha deganka degmada Galkacyo waana sidan
27 GOLAHA DEGANKA DEGMADA GALKACYO GUUD AHAN

10- Beelaha Leelkase
14- Beelaha Majerteen
1- Beesha Ortable
1- Beesha Carab salax
1- Beesha Madhibaan
Waxanu cadeyneynaa in ay qeybatani katurjumeyso qeybta xaqa ah oo wax kuwada qeybsankaraa beelaha wada dega degmada Galkacyo.

Waxanu ka codsaneynaa (Maamul Goboledka Puntland) in laga taxadaro waxyaalaha kicin karo xasilownidarada iyo xiisad ka dhex abuuranta Beelaha walaalaha ah oo wada dega Degmada Galkacyo.

Gudiga Beelaha leelkase ee Golaha Deganka Degmada Galkacyo
Tel: 2525447025
Warsamedheere@hotmail.com
 

Publish Date: 1/8/2006
Last Updated: 1/15/2006
Source: Somaliwide +