Dad Kismaayo ugu Geeriyooday Cudurka Shuban Caloolaha
Dad Shuban Calooleed ugu Geeriyooday Kismaayo
Ugu yaraan 5 ruux oo caruur u badan ayaa 24-kii saac ee na soo dhaaftay Kismaayo ugu geeriyooday xanuunka Shuban Biyoodka.
Hay'adda Caafimaadka Adduunka WHO Warbixin ay ka Qortay Geeska Afrika
Dad lagu qiyaasay 1.8 malyan oo qof ayaa halis qarka ugu saaran cudurro ay ka midka yihiin daacuun calooleedka, jadeecada, kaneecada iyo cudurro kale oo dilaa ah ka dib markay halkaasi ka dhaceen roobab abuuray daadad iyo fatahaado maansheeyay guud ahaan geeska afrika sida lagu caddeeyay warbixinta Hay'adda Caafimaadka Adduunka(WHO).
(Muqdisho - somaliwide.net) Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho waxaa si rasmi ah loo mamnuucay Qaadka lagu iibin jiray ama lagu dhex Cuni jiray malada Xamar.
Jaad (Qaad) Tobaneeyo Soomaali Ah Oo Lagu Xir-Xiray Magaallooyin Ku Yaalla Dalka Marayakanka...
Washington - Khamiis, July 27, 2006 (Somaliwide.net) Wararka laga helayo dalka Maraykanka, ayaa waxay xaqiijinayaan in la xiray 19-Soomaali ah oo mid ka mid ahi a...more
Hadaad si dhab ah u fiiriso bulshadeena waxaynu ogaaneynaa in sigaar cabistu tahay mushkilad ummadda ka dhex jirta ta ugu baahsan. Bulshadu xag dhaqaale, xag da' iyo xag aqooneedba heer kasta ood ka eegto waxa kuu muuqanaya dad fara badan oo sigaar cabaya. more
Saaxiibo, waa xubin aduunka iyo aakhiraba muhiim ku ah waxaana loo baahan yahay in la illaaliyo saaxiibada aad haysato iyo in aad abuurato kuwo cusub intaba.
Saaxiibnimada bini,adamku waa in ay leedahay Qadarrin, daacadnimo, xafidaad, kaalmo, ku dayasho, iwm. waxaana muhiim ah in aad ka fiirsato marka aad ...more