Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 17 June 2013 22:17
English Somalian
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Sports/Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Suugaanta Abwaan: Cabdi Ibrahim Magan (Ciriir)
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Jubaland State
Jubaland State
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 Jubaland State
First Page | Prev Page | Next Page | Last Page | Page size: 30 records
Deqow Macalin Sanbul Gudoomiyihii NFD Oo Waraysi Xasaasi ah Siiyey VOA,

Deeqoow Macalin Sanbul oo ahaan jiray gudoomiyihii jabhadii la dagaalami jirtay dowlada Kenya ee ka jiri jirtay gobolada waqooyi-beri kenya lana dhihi jiray NFD ayaa waraysi aad iyo aad xasaasi u ah siiyey idaacada VOA-da maraykan shalayto.

Waraysigaan ayaa lagu tilmaami karaa mid macno weyn ugu fadhiya soomaalida guud ahaan marka laga hadlayo taariikhda iyo khilaaf...more

  Browse Article | Add to Favourites
Sheekh Axmad Mohamed Islaan oo loo doortay Madaxwayne 17/05/2013
Sheekh Axmad Mohamed Islaan oo loo doortay Madaxwayne Maanta oo ay taariikhdu tahay 15/05/2013 ayay ergooyin gaaraya 500 ugu doorteen Axmad Maxamed Islaan “ Axmad Madoobe” inuu noqdo madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubaland State.

485 xubnood oo kamid ah ergooyinkii ku shirsanaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa u codeeyay Sheekh Axmad Madoobe hogaanka...more
  Browse Article | Add to Favourites
Jubaland : Ergadii Shirweynihii Jubaland Oo Ansixisay Dastuurki Qabyo Qoraalka ahaa...
shirkii maamul u sameynta jubaland state ayaa ka gudbay marxadiidii labbaad una gudbay wajigiisa saddexaad oo noqon doonta doorashada madaxweynaha jubaland state.

Kulankii maanta ee ergooyinka jubooyinka iyo Gedo ayaa waxaa soo xaadiray 870 ergo ah, waxaa cod gacan tiris/taag ah si aqlabiyad leh lagu ogolaaday dastuurka jubaland.

Shirka oo farxad iyo jawi ...more
  Browse Article | Add to Favourites
Shir Weynihihii Maamul U Samaynta Jubooyinka Oo Si Rasmi Ah Maanta U Furmay Saaka. 28/2/2013...
(SWN 28/02/2013) Waxaa saaka oo Khamiis ah si rasmi ah u furmay shirweynihii mudada dheer la sugayey ee maamul u samaynta gobolada jubooyinka iyo Gedo. Shirka saaka ayaa waxaa goob joog ka ahaa inta badan ergooyinkii la sugayey ee sedexdan gobol waloow ay dhiman tahay tiro yar oo ergadaas ka mid ah lana filayo xiliyada nagu soo fooleh.

Arintan ayaa meel SIRGAXAN ama ...more
  Browse Article | Add to Favourites
Abdurrahmaan Mursal Omar, Ogaden Rebellion Leader in Jubaland 1913-1918
Many years later I had cause to remember Musa’s remark. While working in Kenya in 1995 I paid a visit to my favourite bookshop in Nairobi. They had an interesting collection of second-hand books. Browsing through the shelves I came across a copy of ‘A Tear for Somalia’.

Flicking through the first few pages I realised that this was the work of Douggie Collins who, ...more
  Browse Article | Add to Favourites
Jaaliyadda Jubooyinka oo la kulmay Ergayga gaarka ah ee arimaha Soomaaliya 17/01/2013
Xubno ka tirsan Jaaliyadda Jubooyinka ee dalka Norway ayaa galabnimadii 15/01/2013 kulan saacado qaatay la yeeshay ergayga gaarka ah ee u qaabilsan arimaha Soomaaliya Mr. Jens Mjaugedal.

Shirkaas oo ka dhacay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Norway ayna soo qaban qaabisay hay’adda samafalka Africa Source of Help (Afrisohelp) ee saldhigeedu yahay caasimadda Oslo...more
  Browse Article | Add to Favourites
FAARAX MACALIN IYO RADIO-OGAAL (Wariye Karatee) ...
RADIO-OGAAL iyo Faarax Macallin.

Halkan ka dhagayso

Mudane Faarax Macallin Dawaara ku-xige...more

  Browse Article | Add to Favourites

Kulankii Jaaliyadda Jubbaland Oslo, Norway
http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=oInxJ6jPSGU&list=UUxmnlrVWR0AfZNITvn-UEcw" target="_self">Kulankii Jaaliyadda Jubbaland Ee Magalada Oslo, Norway

Daawasho Wacan

...more
  Browse Article | Add to Favourites
Weerarka Muqdisho iyo War la’aanta Jubooyinka iyo Gedo 31/10/2012
Muddo ku dhow-dhow 22 sano Soomaaliya waxaa ka taagnaa dagaal Sokeeye, bililiqo iyo waliba ururo mudnaan ku raadinaya gumaadkii shacabka. Dhibaatada dalka ka jirta kolba heer bay soo taagnayd, ka sokow duulaamada isir gumaadka ah ee lagu qaaday qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed laguna laayay kumanaan, in badana la barakiciyay hantidoodina la qaatay, waxaa ayadana timid in qaa...more
  Browse Article | Add to Favourites
Maqaal—- Madaxweyne Xasan wuxuu xilkiisa ku waayi doonaa Fara galinta Jubooyinka 30/10/2012
Wali lama gaarin xiligii Soomaali hal madaxweyne yeelan lahayd, waana sababta loo sameyey Roadmapka iyo in Afartaan sano ee soosocda laga shaqeeyo soo dhamaystirka Roadmapka iyo in laga baxo nidaamka 4,5 ka.

Dowlada dhexe waxay Dowlad dhexe noqonaysaa markii lasoo dhamaystiro Dowladaha Xubnaha ka noqonaya, dhismaha Dowladahaasna sida ku cad Dastuurka waxay dhismahood...more
  Browse Article | Add to Favourites
Kismaayo ciddii xukuntaa Jubaland State-na xukunta 20/10/2012
Waxaa iswaydiin mudan maxay tahay dhibaatada ka jirta Jubooyinka? Maxaa la isku haystaa? Sidee loo xallin karaa? Yaa xaq u leh inay qabato maamulka Kismaayo? Waa kuma qaswalaha Kismaayo? Cidee Ku soo duushay Kismaayo?

Dhibaatada ugu way ee ka jirta Jubooyinka waa magaalada Kismaayo oo mar kasta maamulkeeda la isku haysto. Dekedda ka sokow waa magaalo leh ilo dhaqaal...more
  Browse Article | Add to Favourites
Durbaanka Xamar iyo Dowladda Federaalka ah 18/10/2012
Warar aanu ka helnay ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho uu ka socdo abaabul xawli badan ku socda kuna wajahan magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose. Maliishiyaad tiradooda kor u dhaafayso kumanaan ayaa la aruuriyay loona galiyay tuutaha dowladda lana doonayaa in ay weerar ku ekeeyaan Kismaayo.

Waxay wararku sheegayaan in madaxwayne Xasan Sheekh M...more
  Browse Article | Add to Favourites
Bayaan Ka Soo Baxay Shirkii Jaaliyada Jubooyinka Ee K/Afrika...
somaliwide.net Bayaan Ka Soo Baxay Shirkii Jaaliyada Jubooyinka Ee K/Afrika.

more

  Browse Article | Add to Favourites
Shirqoolka lala maagan yahay Maamulka Jubaland State of Somalia 10/10/2012
Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay ilo ku dhow-dhow madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxay xaqiijunayaan jiritaanka shirar badan oo isdaba jog ah oo dhammaantood ku wajahan Jubooyinka gaar ahaan magaalada Kismaayo iyo waxa laga yeelayo.

Kismaayo oo hadalhaynteedu aad u badatay ayaa noqotay magaalo ay cid waliba iska sheegato balse xanuunka u wayni uu hayo magaala...more
  Browse Article | Add to Favourites
Ururka Jubaland Concern oo baaq iyo digniin kasoo saaray Jubbooyinka

Ku: Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya

Ku:Waxgaradka Soomaaliyeed ee nabadda jecel

Ku:Dawladaha ku baheysan urur goboleedka IGAD

Ku: Hoggaanka Ciidamada AMISOM

Ku: Ururka Midawga Afrika

Ku: Bulshada Caalamka

Ujeeddo: Digniin iyo Baaq wadajira oo kusaabsan Jubbooyinka

Hay’adda Jubbaland Concern ...more

  Browse Article | Add to Favourites
How lasting peace can be achieved in Jubbaland Sate of Somalia 28/09/2012
TO: THE PRESIDENT OF SOMALIA

TO: THE SPEAKER OF PARLIAMENT OF SOMALIA

TO: AMISOM, SOMALIA

TO: IGAD STATES

TO: THE OFFICE OF SECRETARY GENERAL OF UNITED NATIONS

(SWN) Before we start celebrating the imminent fall of Kismayo to the allied forces, we need to look the cause of the conflict from the foundation and then start finding the...more
  Browse Article | Add to Favourites
Kulankii Gudiga Danaha Jubbooyinka, daawasho wacan
Kulankii Guddiga Danaha Jubbooyinka, DAAWASHO WACAN

...more
  Browse Article | Add to Favourites
Who is the Professor Mohamed Abdi Gandi- The President of Somalia State of Azania.
Professor Mohamed Abdi Xaji-Mohamed, Nicknamed “Gandhi” is from Somalia. From childhood, young Mohamed was great student and managed to memorize the Koran at an early age and he excelled in his elementary schooling as well. He was accepted the most prestigious high school at the time Jamal Abdelnazer high school in the Somali Capital of Mogadishu where he gra...more
  Browse Article | Add to Favourites
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Ciidamadiisu ay qorsheyanayaan sidii ay ku qabsan lahaayeen Kismaayo 22May 2012
Talaado, May 22, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi ayaa sheegay in ciidamadiisa jooga Soomaaliya ay qorsheyanayaan sidii ay dhul kale uga qabsan lahaayeen Xarakada Al-shabaab ee ku sugan gobollada dhexe ee kuwa Koonfureed ee Soomaaliya.

Mudane Zenawi ayaa sheegay in ciidamadiisa ay isku diyaarinayaan sidii Al-shabaab ay uga qabsan lahaayeen magaala...more
  Browse Article | Add to Favourites
Waraysi Ugaas Cumar Xiireey: Kulankii Salaadiinta Absame Iyo Madaxweyne Shariif Ee Muqdisho 13/5/2012...
Halkan ka dhageeyso wareeysiga Ugaas Cumar Xiireey oo ka waramaya Salaadiinta Absame ee Muqdisho ku sugan DHAGAYSO

Isha: Jubalandnew.com

...more
  Browse Article | Add to Favourites
Azania Soomaaliya Kama Tirsana Miyaa?! (5 September 2011)
Shirka Muqdisho ka furmay ee loogu magac daray �shirka wadatashiga� ee arimaha Soomaaliya, waxaa ka qeyb galaya: Dowlada KMG, Puntland, Galmudug iyo Ahlusunna. Dad badan ayaa is weydiinaya: maxaa Azania loogu casuumi waayey shirka? Azania Soomaaliya kama tirsana miyaa?! Dhinaca kale, ururkii Raaskambooni miyaa la halmaamay?! Dad ayaa laga yaabaa in ay ku doodaan in Azania i...more
  Browse Article | Add to Favourites
Azania iyo Kambooniyiinta Ma Midoobi Karaan? (1st September 2011)
XXagga siyaasada marka laga hadlo, waxaa deegaanada Azania ka taagan labo dhibaato oo waaweyn: (1) mid ka imanaysa dibada (2) iyo dhib ka jira gudaha Azania. Dhibaatada ka jirta gudaha Azania waxa weeye kala qeybsanaanta siyaasiyiinta deegaanka sida Prof. Gaandi, Xalane, C/Rashiid Xidig, Maxamed Amiin, iyo Sh.Axmed Madoobe iyo kuwo kale oo fara badan.

Haddii la xali...more
  Browse Article | Add to Favourites
Tayada & Dhaliisha Azania iyo Ururka Raaskambooni (30 August 2011)

TAYADA MAAMUL GOBOLEEDKA AZANIA:
Waa maamul leh qaab dhismeedkii maamul goboleed (state government) una dhan yihiin dhammaan laamihii dowladnimo. Awooda ugu weyn ee maamul goboleedkani leeyahay waa xagga siyaasada. Azania waxaa taageersan dadka deegaanka, dowlada Kenya, ururka IGAD(marka Ethiopia laga reebo), iyo beesha caalamka oo dhammaantood ka soo qeyb galay shir...more
  Browse Article | Add to Favourites
Azania – Yaa Diidan, Yaase taageersan? (28 Ogoosto 2011)
Gobolada Jubbooyinku waa deegaanada ugu nabad galyada xun dalka. Sababtuse maxay tahay? Jawaabta oo kooban waxa weeye iyada oo lagu hardamaayo ciddii gacanta ku hayn lahayd khayraadka goboladaas ee kala ah: (1) Magaalada Kismaayo oo leh dekad caalami ah iyo gegida diyaaradaha. (2) Dhul beereed baaxad leh (3) Webiga Jubba. (4) Dhul daaqsimeed baaxad leh, sanadka intiisa badana b...more
  Browse Article | Add to Favourites
Madaxweyne Gaandi oo booqasho ku maraya Switzerland (27 Ogoosto 2011)

Wararka naga soo gaaraya magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa sheegaya in madaxweynaha maamul goboleedka Azaaniya Prof Maxamed Cabdi Gaandi uu booqasho shaqo ku tagay maalintii jimcaha aheeyd ee na soo dhaaftay magaalada Geneva ee Switzerland.

Madaxweyne Gaandi ayaa kulamo la lahaa heeyado doowli iyo kuwa caalami ahba oo fadhigoodu yahay Geneva.

...more
  Browse Article | Add to Favourites
Xiisad Dagaal oo ka Taagan Gobolka J/ Hoose
Axad, Ogoosto 20, 2011 (Somaliwide.net) – Xiisad dagaal oo aad u culus ayaa laga dareemayaa Gobolka Jubbada Hoose iyada oo si xoog leh deegaanadaas looga dareemayo dhaq-dhaqaaq ciidan. Wararka hor dhaca ah ayaa tibaaxaya in ciidamada maamul goboleedka Azania iyo kuwa Raas Kambooni ay galeen diyaar garowgii ugu danbeeyey oo ay ku doonayaan in ay weerar baaxad leh ku qaadaan deeg...more
  Browse Article | Add to Favourites
CIIDAMADA DOWLADA IYO KUWA RASKAMBOONIYIINTA OO ISKAASHANAYO AYAA KU SII SOCDA SACADAHA SOO SOCDO DEGMADA AFMADOW
Kadib dagaalkii faraha looga gubtay ee kadhacay shaleyto degaanka Jirmo ee looga guuleystay Xarakada Al Shabaab ayaa waxaay kusii siqayan magaalada Afmadow ciidamada KMG iyo kuwa ka barbaar dagaalamayo ee uu horkacayo Sheekh Axmed Maxamed Islaan. (Axmed Madoobe)ee la magacbaxay RASKAMBOONIYIINTA.

Al Shabaab ayaa lugu jawiyay dagaalkii malintii shaley kadhacay nawaaxi...more
  Browse Article | Add to Favourites
AZANIA STATE MEEL AAN NABAD LOO OGOLAYN
Ka gadaal ku dhawaaqiddii AZANIA STATE , waxaa billowday eedaymo, digniino, qaadacaado, hanjabaado iyo dhalliilo looga soo horjeedo AZANIA. Dadka ka hadlay waxaa ka mid ahaa Ismaaciil Cumar Geelle, Xasan Daahir Aways, Xaad iyo Axmad Diiriye, Dowladda ku meel gaarka ah oo waxbakama jiraan ku tilmaantay wixii ka soo baxay shirka, nin sheegtay inuu u hadlaayay qolo lagu magacaabo ...more
  Browse Article | Add to Favourites
Maxaa ka cusub Azania, Kaambooni iyo Shabaab?
Alshabaab

Tiknikadii Alshabaab badankooda waxaa loo raray Janaa Cabdalla oo ah meel Kismaayo iyo Afmadoow kala barta oo labbada magaalaba u jirta min lixdan kilo mitir, sababtana waxaa lagu micneeyey xili roobaadkii la filayay oo bilowdey iyo cududa ciidan ee Shabaabka kasoo horjeeda oo ka awood badan sidii markii hore Shabaabka ku tashanayeen.

Sidoo...more
  Browse Article | Add to Favourites
SHIR AY NAIROBI KU YEESHEEN GUURTIDA IYO MADAX DHAQAMEEDYADA BEELAHA ABSAME
Guurtida iyo madax dhaqameedka beelaha absame oo ay ugu horreeyaan Suldaan cabdi Cali sokor iyo Ugaas Cumar Cabdi xiireey ayaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 05-04.2011 xal ka gaaray tabashooyin ku aadanaa shirwaynaha lagu dhisay maamul goboleedka Azania State ee gobolada uu maro wabiga Jubba.

Wada hadal ka dib ayaa si buuxda la isugu afgartay in la taageero shirka i...more
  Browse Article | Add to Favourites
Member Login
User name:
Password:
 
Register now Forgot Password








Somali Radio Links
Radio Ogaal.com
BBC Somali 04:00 GMT
BBC Somali 11:00 GMT
BBC Somali 14:00 GMT
BBC Somali 18:00 GMT
SomaliVOA 7:00pm
SomaliVOA 8:00pm
Radio Qoraxey
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
SBS Somali - Australia
BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
Somali Links
Jubbalanddf.net Diaspora
Somalifox.com
Waamonews.com
Somalibooks.org
Allpuntland.com
Makhtal.org
Somalichannel
Qaranimo.com
Somalimp3.com
4somaliwomen.com
Abaaqaroow.com
Afdheer/Hargeele
Allsanaag.com
aminarts.com
BBC Somali
buluugleey.com
Calanka.com
Dacwah.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Garoweonline.com
Halgan.net
Hiiraan
Jubbariver.com
kismaayonews.com
Markacadey.net
Mashallah.tk
Ogaden.com
Ogadenpost
Onlf.org
puntlandforchange.com
Qaadisiya.com
Jubbalandnews.com
Qorahay
Radiojigjiga.com
rstvonline.com
Ogadentoday.com
All-Idamaale.com
Somalistate/Ogaden
Ijaranews.com
Somaliweyn.com/
Somaliwide.net
VOANews.com/Somali
Garissacity.com
Wargaysyada Afrika
DailNation (Kenya)
Eastandard.net
Hornafrik.com
Shabellenews.net
Timesnews.co.ke
Wargeyska.com
Wargaysyada Carabta
Sudantribune
Daralhayat.com
Asharqalawsat.com
Al-Jazira
Islaamic Links
Dacwah.com
News Papers
The Australian
The age.com.au
Washingtonpost.com
Guardian.co.uk
New York Times
Eastandard.net
Radio Links (English)
BBC World Service Radio
Bogaga Suugaanta Somalida
Hiiraan.com/Suugaan
Qorahay.com/suugaan
Doollo.com
Golkhatumo.com