Guurka Hindida Dhexdooda. Qaybtii Labaad Ee Ka Hadlaysay Guurka. (MAQAAL: W/ Q. Cali Cabdalla Shukri)...
Guurka Hindida Dhexdooda... Qaybti Labaad Guurka Hindida Dhexdooda Guurka ka dhexeeya dadka wadankan u dhashay ayaa ah mid dhaqankiisu uu aad uga duwan yahay marka loo eego dunida inteeda badan, Guurkan dhaqankiisa ayaa ah mid ay ka siman yihiin dadka Hindida ah oo dhan Diin kasta ha haystaane, dhaqankan oo ah in Gabdhaha ay lacag bixiyaan iyagoo siinaya ninka ay guursanayaa...more |