Tirada dadka Yuhuuda ah ee degan dhulka ay ka boobtay wadamada Carbeed ayaa lagu qiyaasaa 6 Milyan, iyada oo ciidamada rasmiga ah ee qalabka sida ay tiradoodu tahay 136 kun iyo 425 kun oo ah ciidamada keydka ah.
Ciidamada cirka ee Yuhuudu leedahay oo la sheego in ay yihiin kuwan ugu awooda badan bariga dhexe ay...more
Isu soo bax aad u balaaran ayaa maanta ka dhacay caasimada Malaysiya ee Ku'ala Lumpur. Mudaharaadkan oo uu soo qaban-qaabiyey xisbiga Islaamiga ah ee Malaysia
ee loo yaqaan (PAS), ayaa waxaa ka qayb galay dad lagu qiyaasay 2,500. Isu soo baxan waxaa lagaga soo horjeeday weerarka ga...more
Wararka ka imaanaya magaalada Sanca ee wadanka Yeman ayaa waxa ay tibaaxayaan in Madaxweyne C/llhi Yuusuf iyo Dowladiisu ay haatan bilaabeen qorshe ay ugu kala dabqaadayaan Dowlada faderaalka iyo maxaakiimta islaamig...more
Manama, somaliwide.net Isniin, 03 April 2, 2006 (SWN)
Sida ay shaacisay Shabakadda Al-khaliij ee laga leeyahay dalka Bahrayn waxaa haatan uu khilaaf xun ka dhex taagan yahay Wakaaladaha Wararka ee kala gedisan ee dalkaas iyo maamulka Mare...more