|
|
|
First Page | Prev Page | Next Page | Last Page | Page size: 30 records
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Meles Zenawi
Ethiopia is prepared to withdraw troops from Somalia even if the interim government is not stable, Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi has said.
Ethiopia invaded its neighbour in 2006 to oust an Islamist militia and re-install the transitional government.
He told the UK's Financial Times paper that financial pressures had to be taken into account and said...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Ethiopia oo aad uga wel-welsan xaalada Somalia
Warbixinta wasaarada arrimaha dibada ee Ethiopia ayaa waxa lagu xusay in geedi socodka nabadda Somalia ay soo foodsareen caqabado niyad jabinaya saaxiibada Soomalia qarkana u saaraya inay gaaraan marxalad rajo beel ah.
Warbixintu waxay si gaar ah u xustay ismaan-dhaafka soo kale dhexgalay Madaxwaynaha Dowladda ku meel gaarka ee Somalia Abdullaahi Yussuf Iyo Ra'iisal wasa...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Xaalada Kismaayo oo faah-faahsan.
Wararkii ugu dambeeyey ee Kismaayo naga soo gaaray ayaa sheegeya in magaalada ay xasiloontahay, amaanka ay sugayaan cutubyo ka tirsan ciidamada maxaakiimta oo habeen iyo maalin roondooyin ku samaynaya wadooyinka magaalada, waxaa caadi kusoo noqdey ganasigii, dhaqdhaqaaqii gaadiidka dadweynaha, dadkii magaalada banaankeeda dagaalada dartood ugu cararay ayaa dhaamntood soo wada l...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Ciidamada Itoobiyaanka oo qaraxyo ba'an loo gaystay.
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka ambabaxay Muqdisho habeenkii xalay ahaa ayaa qaraxyo loogu geystay meel u dhexeysa Afgooye iyo Muqdisho, waxaana qaraxyadaas la sheegay inay ahaayeen saddex qarax, waxaana sheegtay Mas'uuliyadooda Maxkamadaha Islaamiga ah, sida uu shaaciyay Sheekh C/raxiin Ciise Cadoow.
Ilaa laba gaari oo kuwa Itoobiya ah ayaa la sheegay in laga gubay ciidamada...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Dhakhaatiirta aan Xuduuda lahayn oo isaga baxay Ogaadeenya
Ururka Dhakhaatiirta aan Xuduuda lahayn, qaybtiisa Switzerland, ayaa daboolka ka qaaday inuu khamiistii joojiyay hawlihii samafal ee uu ka waday deegaanno Ogaadeenya ka mid ah, ka dib markii uu xammili waayay xadgudubyada iyo caqabadaha ay ku hayaan ciidammada gumaysiga Itoobiya.
Wakiilka Dhakhaatiirta aan Xuduuda lahayna Hugues Robert ayaa sheegay in shaqaalaha Ururkiisa...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
Xasan Turki
Shiikh Xasan C/llaahi Xirsi (Shiikh Xasan Turki) oo ka mid ah Hoggaamiyayaasha sare ee Midowgii Maxkamadaha Islaamka ayaa wuxuu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u diyaargaroobaan dagaal ay kala hortagaan Ciidamo ka socda Qaramada Midoobay oo uu sheegay in loo soo wado Soomaaliya.
Shiikh Xasan Turki oo qadka Fooneeyaha kula hadlayay Warbaahinta Muqdisho ayaa wuxuu s...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Maxkamadaha oo la wareegay Gacan ku haynta Degmada Jilib.
Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka ayaa xalay waxay la wareegeen gacan ku heynta Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, halkaasi oo ay ka talinayeen maleeshiyooyin deegaanka ah.
Dagaal socdey muddo saacad ah ay la galeen Ciidamo beeleedyo muddo halkaa ku sugnaa ayay u suurowday Maxakamaduhu inay la wareegaan maamulka Degmadaas, dagaalkan ayaa inta la og yahay wax...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
Xubnaha Maamulka Degmada Afmadow
Waxaa la dhamaystirey xubnaha maamulka cusub degmada Afmadow kuwaas oo magacyadooda iyo xilalka loo dhiibayba aan halkan ku xusnay.
1-Cabdiqani Sheikh Maxamed Qaloon (Gudoomiye)
2-Maxamed Sahal Iidle (Gudoomiye ku xigeen)
3-Axmed Cali Cagaar (Duqa Magaalada)
4-Cabdiladhiif Xaaji Mowliid ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Maamul Madax banaan oo laga dhisay Afmadow.
Maamul cusub oo ka madax banaan Dowladda Federaalka KMG ah ayaa maanta waxaa looga dhawaaqey degmada Afmadow oo ka mid ah Gobolka Jubadda hoose, maamulkaas ayaa waxa dhistay qeybaha kala duwan ee bulshada Afmadow.
Munaasabad balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimey, kana dhacdey degmada Afmdow, ayaa hadalo badan oo halkaa ay ka jeediyeen mas’uuliyiintii ka qeyb ga...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Dawlada FKMG oo sheegtay inay dhisayso maamul goboleedyo
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay shaaca ka qaaday in ay gacanta ku heyso dhismaha maamullada dalka, kuwaasi oo uu ugu horeeyo midka gobolka Banaadir.
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka Warfaafinta Axmed C/salaan Xaaji Aadan ayaa shaaca ka qaaday in ay Dowladda gacanta ku heynta dhisidda maamullada dalka, wuxuuna ca...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
Sacuudiga oo laga codsaday inuu Somalida dhex-dhexaadiyo.
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Soomaaliya Ahmedou Ould-Abdallah ayaa waddanka Sacuudiga ku boorriyay inuu door weyn ka qaato sidii nabad loogu soo dabbaali lahaa dalka Soomaaliya ee dagaalladu baabi'iyeen.
Ahmedou Ould-Abdallah waxaa uu Sacuudiga u soo jeediyay inuu meel isugu keeno kooxaha isaga soo horjeeda dalka Soomaaliya iyadoo Sacuudigu uu adeegsanayo m...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Kismaayo oo heegan la geliyay
Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa la sheegayaa in Ciidamada gacanta ku haya magaaldaas la geliyay heegan sare oo lagu adkeynayo amaanka magaalaadaas.
Ciidamo aad u tiro badan ayaa lagu arkayaa gudaha magaalada, kuwaasi oo oo gaaf wareegaya Xaafadaha Magaalada Kismaayo, iyadoo dadka ku dhaqan magaaladana ay dareemayaan heeganka ay Ciidamada ku jiraan.
...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Dhibaatooyinka ka dhacay Muqdisho
Xarunta xuquuqda aadanaha ee Dr Ismaaciil Jimcaale oo ka mid ah hay'adaha xuquuqda aadanaha ee ka hawlgala Somalia ayaa sheegtay inay qeybaha ku dagaalamaya Somalia ay mas'uul ka yihiin xad-gudubyada loo geysanayo dadka rayidka ah.
Maryan Xuseen Maxamed (Awreeye) oo guddoomiye ka ah xaruuntaasi oo u waramaysay BBC munaasabadda maalinta xuquuqda aadanaha ee adduunka awgee...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|