Dhismaha Masjidka Hargeelle Ee Gobolka Afdheer ee Ogadenia...
Hargeelle: 2010-03-08 - Afdheer - Bilowgii dhismaha masaajidka weyn ee magaalada Hargeelle wuxuu dhismahani u socday si gaabis ah waxaase si tartiib ah loogu guuleystay in la ebyo dhismaha Masjidka hargeelle.
Dherarka dhismaha Masjidka AL- BILAAL ee magaalada Hargelle waa 30 Mitir halka uu ballaciisu yahay 20 Mitiir.
Dhismaha Masaajidkan ayaa ah mid ...more |