|
|
|
First Page | Prev Page | Next Page | Last Page | Page size: 30 records
|
|
|
|
|
|
No Picture
|
Roobab 6 Saacadood Socday Oo Xalay Kismaayo Ka Da’ay...
Roobab 6 Saacadood Socday Oo Xalay Kismaayo Ka Da’ay...
Kismaayo, Somaliwide.net - Sabti, 01 April, 2006 (SWN)
Wararka naga soo gaaraya Kismaayo ayaa sheegaya in roobab aad u xoogan socdayna mudo lagu sheegay 6 saacadood uu xalay ka da’ay magaalada iyo nawaaxigeed.
Roobkan oo si fiican u biyo dhigay dhamaan goobihii biyo dhaca ahaa ee ku ya...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
No Picture
|
Baaq Ku Aadan Abaaraha Geeska Afrika....
BAAQ KU AADDAN ABAARAHA GEESKA AFRIKA...
Abaaraha geeska Afrika ku dhuftay waa kuwa aad u ba'an una baaxad weyn, laakiin marka barbar kale laga ilaaqa Soomaalidu wey hayaan itaal ay ku wajahaan kuna waabiyaan waa haddii isku meel wax laga eega lagana ambaqaada xilkasnimo iyo isxilqaanna lala immaada waax iyo wadarba.
Sida marag-ma-doontada ah, qoys kasta oo Soomaal...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Waa Side Heerka Abaarta Ee Soomaaliya Ka Jirta,
Waa Side Heerka Abaarta Ee Soomaaliya Ka Jirta, "Dareen Naxdin Leh"? (Marka aad aragto ama aad daawato sawiradan waxa aad soo xusuusanaysaa tii 1992-dii ka dhacday dalka soomaaliya, gaar ahaan magaalooyinka Baydhabo ku heeran)...
Baardheere, somaliwide.net
Marka aad aragto ama aad daawato sawiradan waxa aad soo xusuusanaysaa tii 1992-dii ka dhacday dalka ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|