|
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
|
|
|
|
First Page | Prev Page | Next Page | Last Page | Page size: 30 records
|
|
SILSILADAHA SAARKA:
Sida aynu wada saadaalin karna, sooyaalka Soomaalida iyo sanaddadi la soo maray waxaa keydintooda saab u noqday waa suugaanta. Sidaa waxaa qiray suugaanyahanno iyo sooyaalyahanno uu ka mid yahay buuniga baariska ah ee Soomaaliyeed, Aw-Jaamac Cumar Ciise, oo in ka badan 50 sano ku howlanaa cilmibaaridda iyo ceyminta suugaanta Soomaaliyeed.
Aw-Jaamac Cumar Ciise, wuxu...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Gabay: La Magac Baxay
Hindisaaga: Abwaan Maxamed Cabdiqaadir Daa'uud (Stanza) Magaca Gabayga: Haddiyad Habeentiriska: 23/4/2009 Deeqaay haldhaa baa tihiyo, dumar horyaalkiiye Halkaraan waxaa tahay gabdhaha, heybad qurux dheere Waxaa tahay halbeeg heer-sariyo, bilicda hoobaane Hannaankiyo asluubtaad dhammaan, kaga horre...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Geeraar (Gabay) la magac baxay
Abwaanka: Maxamed Cabdiqaadir Daauud (Stanza). Magaca geeraarka: Barmoos. Taariikhda: 18/11/2005. Munaasabadda: Xaflad qalinqabin jaamacadeed.
Nimanyahow baxay maanta Ka barmoosay tacliinta Baladkii higsanaayoow Hal burhaana guddooma.
Gabadhaanan is-biifin Badankeeda daryeelin Ey tinteedu basaastamore |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Gabayga La Magac Baxay
Abwaanka: Maxamed Cabdiqaadir Daauud [Stanza.]
Gabayga: Muqdisho.
Taariikhda: 23/5/2006.
Diinteenna Eebbaa na faray, inaan difaacnaaye.
Waa inaan daryeelnaa dikriga, oon la darisnaaye.
Waa inaan dacwada laasinnoon, wada daneynaaye.
Waa inaan dulmiga diidna iyo, kii dagaal-wado'e.
Waa inaan shacbiga soo dunnoon, daajinnaa nabade.<...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
Gabay la Magac Baxay Asluub...
Abwaanka magaciisu hoos ku qoran yahay oon filayno in uusan Soomaalida ku cusbayn uu soo gaarsiisyey gabaygan qiimaha iyo qaayaha dheer oo sida ka muuqata hada uun uu curiyry ee nala dhuuxa oo nala dhugta.
***** *****
Abwaanka: Maxamed Cabdiqaadir Daauud [Stanza].
Gabayga: Asluub.
Taariikhda: 2/2/2006.
F.G: Gabaygan la magacbaxay asluu...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|