|
|
|
First Page | Prev Page | Next Page | Last Page | Page size: 30 records
|
|
|
|
Guuxa bulshada (gabay) Maxamed Xirsi Guuleed...
Gabaygan waxa tiriyey Maxamed Xirsi Guuleed 2008-09-09. Waa mid ka mid ah gabayada gurmadka ah ee xaqa loogu hiilinayo. Waxa gabaygan looga danleeyahay in uu dhaliyo dood dhex marta halabuureyaasha Soomaaliyeed, taas oo ku saabsan iftiiminta jidka xaqa ah ee lagaga bixi karo jahawareerka siyaasadeed iyo dulliga gumaysiga iyo gaashaanbuurtisu u horseedeen umaddda islaamka ah e...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
Gabay: Inkaar Soodh leh. (Abwaan Cirjiidh)...
Tixdan gabayga ah waxaa tiriyay Abwaan: Cabdi Ibraahim Magan(Cirjiir) 24.04.2008 ka dib markii niman soomaali ah loo gacan galiyay cadow soomaaliyeed, arintaas oo ay sameeyeen dad kale oo soomaali ah.
Qisadan ayaa laga fuliyay Garoowe 22.04.2008 mana aha markii ugu horraysay oo arimahan oo kale ay dhacaan.
Nimanyahow haddii ay sax tahay sida la sheegaayo
...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
Xabad Laawayaashaa Inkiray Xadadka Ciiddeenna...
Gabay: Xabad Laawayaashaa Inkiray Xadadka Ciiddeenna, waa gabay tixraacaya hadalkii Xuseen Caydiid oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha ahna Ra’iisalwasaaraha Dowladda ku Meelgaarka ah uu ku sheegay in ay Dowladdu ku guda jirto qorsho lagu baabi’inayo xuduudaha oo Soomaaliya looga dhigayo Gobol hoos taga Itoobiya iyo guud ahaanba afkaaraha kuwa aysan m...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Gabay la magac baxday
Waxaan halkan idiinku haynaa gabay la magac baxay "MUS’UUL" oo ka soo maxaaday maskaxdii Abwaan Cabdi Ibraahim Magan(Cirjiir)...
"Ayadoo lagu jiro xilli xasaasi ah oo ay maxaakiimta islaamiga ah la wareegeen inta badan gacan ku haynta dalka ayaa qaar badan oo ka mid ah hal abuurayaasha ama cabqariyiinta soomaaliye...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Gabay la magac baxay
Gabay la magac baxay "Ku Dadaala Maantoo Qudhaan Daraja Haynaaye"..
Mar haddaan dib dhacay oon zaman dabadi aan joogo Mar hadduu dagaankaygu yahay dunida geeskeeda Mar haddaanan wax loo diro oo haynin iga deeqa Mar haddaanan dayneyn war jira in aan dareensiiyo Duufaanadaa in aan la shiro dow s...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
Gabay: shacab wada mujaahida...
Gabay: "Shacab wada mujaahida". Dhanaan (al-Azhari) ayaa na soo gaarsiiyey gabaygan...
Wuxuuna hadlkisii ku bilaabay sidan. Inkasta oonan ahayn nin gabyaa ah, hadana waxaan jeclahay in aan tixidan gaaban idiin soo gudbiyo. Tixdan waxaan ku magacaabay "Shacab wada mujaahida".
more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|