ks bags mk watch mk bag
Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 22 December 2014 11:23
English Somalian
  • kate
  • mk bag
  • kate
  • email
  • Ra'yiga Iyo Qoraalada
    Qoraalada Dadka
    Fikradaha Dadka
    Salaamaha iyo Tahniyadaha
    Hambalyo
    Munaasabadaha Gaarka ah
    Ciidaha
    Dhalashada iyo Aroosyada
    Sports/Ciyaaraha
    Kubada Cagta
    Wararka Ciyaaraha
    Waxbarashada
    Ururada Ardyda
    Kororso Aqoontaada
    Bar ama Baro
    Warsaxaafadeed & Ogaysiis
    Ogaysiis
    War-saxaafadeed-yada
    Bayaanada
    Tacsi.
    Tacsi.
    Fanka iyo Suugaanta
    Suugaanta Abwaan: Cabdi Ibrahim Magan (Ciriir)
    Gabayada Abwaan Istanza (English)
    Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
    Gabayo
    Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
    Fanaankeed Ugu Jeceshahay
    Fanka iyo Suugaanta
    Jubaland State
    Jubaland State
    Wararka iyo Arimaha taagan
    Wararka Afrika
    Wararka Carabta
    Jamhuuriyada Soomaaliya
    Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
    Faalooyinka
    Abaaraha
    Dhacdooyinka Layaabka leh
    Arimaha Taagan
    Wararka Todobaadka
    Wararka Iyo Arimaha Taagan
    Waraysiyada
    Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
    Wararka Maanta
    Wararkii Hore
    Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
    Ii dheh iyo Ogaysiis
    Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
    Arimaha Bulshada iwm
    Maadays/Ila-Qosol
    Xikmado
    Guurka iwm.
    Maxaad ka Taqaanaa?
    Caafimaadka
    Qofba dhan u badi
    Sheeko iyo Shaahid
    Talo iyo Tusaale
    Imaqashii Imadadaali
    Arimaha Bulshada
    Magaalooyin gaar ah
    Dadab/Dhadhaab - Kenya
    Garawo - Puntland
    Gaarissa - N.F.D
    Godeey - S/Galbeed
    Jigjiga - Ogaadeeniya
    Hargaysa - S/Land
    Muqdisho - Soomaaliya
    Sheeko Caruureed
    Sheeko Xariir
     Kubada Cagta
    First Page | Prev Page | Next Page | Last Page | Page size: 30 records
    Chelsea crowned champion of Europe...20/5/2012
    Didier Drogba scored the winning penalty as Chelsea won the Champions League final with a thrilling 4-3 shoot-out victory over Bayern Munich.

    Bayern had numerous chances to wreck Chelsea's dream and even led 3-1 in the shoot-out after goalkeeper Manuel Neuer had scored.

    But Ivica Olic and Bastian Schweinsteiger both failed from the spot to allow Drogb...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Faraaciinada Masar Oo Noqotay Horyaalka Kubada Cagta Ee Qaarada Afrika Ee 2006...
    FARAACINADDA MASAR HORYAALKA QAARADDA AFRIKA...

    Xulka Dalka Masaaridda oo ku magaca dheer El-Faraacina ayaa hantiyeey Horyaalnimada Qaaradda Afrika kadib markii eey Ciyaartii Finaalka oo xiiso weyn laheyn kaga badiyeen Xulkii Ivory Coast Rigoorayaal 4-2,waana midkii 5-aad oo eey ku Guuleystaan.

    Dalka Masaarida ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed iy...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Tartanka Kubada Cagta Ee Qaramada Afrika Oo Fiinaalki Ugu Danbeeyey Maraya, Masaarida Iyo Aayfori-koosti (IVORY COAST) ...
    FINAALKA QARAMADA AFRIKA- MASAARIDA IYO IVORY COAST.

    Tartanka 25-aad ee Qaramadda Qaaradda Afrika oo ka bilaabay 20/01/06 Magaalada Qaahira Caasimadda Dalka Masaarida eeyna ku luulamaayeen 16-Xul Qaran ayaa Waxaa Kulanka Finaalka ama ciyaarta kama dameeysta waxaa isugu soo baxay Laba Dalka ee Masaaridda iyo Ivory Coast oo ku wadda jiray Qeybta A-da.

    ...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Tuuniisaya Iyo Kamaruun Oo Ka Huleelay Tartankii K/C Ee Q/Afrika....
    TUNISIA IYO CAMAROON KA HULEELE TARTANKII QARAMADDA AFRIKA...

    Qramadda Tunisia iyo Camaroon oo ahaa labo Kooxood oo ciyaar wanaagsan lana filaayeey in midkood imaan doono kulanka finaalka ayaa galabta 04/02/06 Sabtidda ka huleelay tartanka ka dib markii rogoorayaal looga badiyeey, waxaana semi finalka u soo baxay Qaramadda- Neyjeeriya iyo Ivory Coasta oo afar ku no...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Tartank K/Cagta Ee Q/Afrika: Senegal Iyo Masaarida Oo U Soo Gudbay Semi - Finalka...
    SENEGAL IYO MASAARIDDA OO U SOO GUDBAY SEMI-FINAALKA.

    Qaranka Dalka Senegal ayaa 3-2 uga badiyeey Qaranka Guinea kulankoodii,sidaasna ugu soo gudbey Ciyaarta semi-Finaalka oo Maalinta Talaadadda Soo socota 07/02/06 eey ciyaari doonaan Qaranka Masaaridda oo DR Congo diray 4-1.

    Senegal waa koox ku wanaagsan ciyaarta kubadda cagta lehana xidigo badan ...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Falanqaynta Tartanka K/Cagta Ee Qaarada Afrika 2006 Ee Masar Ka Socda...
    FALAQEYNTA TARKANKA QARAMADDA AFRIKA MASAR 2006...

    Waxaan halkan ku soo gudbinaayaa Falaqeyn ama faalo gaaban oo ku saabsan Tartanka 25-aad ee Qaramadda Afrika ee hadda ka socdda Dalka Masar,waana Siddan:-

    -Dalka Masaaridda:-
    -Magaca Xulku ku caan yahay- El-Faraacina.
    -Tababaraha Qaranka- El-Sayid,Xassan Shaxaata.
    -Captanka Xulka-Xidi...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Tartanka Qaramad Afrika Ee K/Cagta: Qaybta
    QEYBTA C- WAXAA KA SOO GUDBAY CAMAROON IYO DR CONGO

    Kulamadii qeybta D-da ee tartanka 25-aad ee tartanka qaaradda afrika oo ka socdda Dalka Masaaridda, waxaana wareega labaad u soo gudbay xulalka Caramoon iyo DR Congo, inkastoo kulnkoodii Camaroon ku badisay 2-0.

    Dalka Caroon ayaa 4-jeer ku guuleeystay hanashadda horyaalnimada tartanka ku Muujiyee...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Tartanka K/Cagta Ee Qaramada Afrika: Masaarida Iyo Aayforikoosti Ayaa Qaybtoodii Ka Soo Baxay...
    MASAARIDDA IYO IVORY COAST AYAA QEYBTOODII KA SOO GUDBAY.

    Tartanka K/Cagta Ee Qaramada Afrika: Masaarida Iyo Aayforikoosti Ayaa Qaybtoodii Ka Soo Baxay...

    Kulamadii Tartanka 25-aad ee Qaramadda Qaaradda Afrika oo ka socda Dalka Masar ayaa waxaa qeybta A-da ka soo gudbey Xulalka Masaaridda oo Kaalinta Kowaad ku Soo Baxay iyo Qaranka Ivory Coast oo Kaalin...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Qaramada Afrika: Kulamadii Kooxaha
    KULAMADII GURUUPKA D- OO AAN WELI LAGU KALA BIXIN.

    Qaramada Afrika: Kulamadii Kooxaha "D" Oo Aan Weli lagu kala Bixin...

    Afrika Stars Dalka Ghana ayaa 1-0 riday Qarankii Xidigaha Badnaa ee Senegal oo La Filaayeey in uu si howl yari ah uu u gudbi lahaa Wareega labaad,Laakiin Ma Suurta Galin,Waxaana Galabta Afka Ciida u daray Reer Ghana oo 4-Jeer Qaaday ...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Tartanka K/Cagta Qaramada Afrika: Tunisiya Iyo Gini ayaa Kooxdoodii Ka Soo Baxay....
    TUNISIA IYO GUINEA AYAA GRUUOKOODII KA SOO BAXAY.

    Tartanka K/Cagta Qaramada Afrika: Tunisiya Iyo Gini ayaa Kooxdoodii Ka Soo Baxay....

    Qaranka Bafana-Bafana(S/Afrika) ayaa maca-salaameey Tartanka 25-aad ee Qaramadda Afrika oo ka soconaayaa Dalka Masaaridda, waxaana Wareeg 2-aad u Soo gudbey Dalalka Yunisia Iyo Guinae oo noqotay Faraska Madoow ee Tartan...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Tartanka Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Qaramada Afrika Ee Arbacadii: Camaroon V Togo, DR Gongo V Angola...
    Tartanka Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Qaramada Afrika Ee Arbacadii: Camaroon V Togo, DR Gongo V Angola...

    Xulka Qaranka Dalka Camaroon ayaa ayaa u gudbay Wareega labaad ee Tartanka 25-aad ee Qaramadda Afrika kadib markii 2-0 uga badiyeen Dalka Togo oo ka mid ah Dalalka u Soo Baxay Koopka Aduunka, Xidiga Weyn Etto,o ayaa Qaad Sarre oo Xeelad iyo Farsamo ku jirto so...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Ciyaarihii Tartanka Qarmada Afrika: Ivory Coast Oo wareega Labaad U Gudubtay. (Aayforkoos V Liibya, Marooko V Masar)...
    Ciyaarihii Tartanka Qarmada Afrika: Ivory Coast Oo wareega Labaad U Gudubtay. (Aayforkoos V Liibya, Marooko V Masar)...

    Kulamadii Talaadada ee Tartanka 25-aad ee Qaramadda Afrika ee Gruupka A-da, Xulka Ivory Coasta oo 2-1 kaga badisau Reer Libiya ayaa noqday Xulka koowaad oo Wareega Labaad u gudba Markii labadii kulanba wuu badiyeey, Qaranka Libiya ayaa Soo bandh...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Tartanka Qaramada Afrika Iyo Kulamadii Isniinta 23/01/2006. ( Nayjeeriya V Gaana. Senegal V Zimbabwe)...
    Tartanka Qaramada Afrika Iyo Kulamadii Isniinta 23/01/2006. ( Nayjeeriya V Gaana. Senegal V Zimbabwe)...

    Qaranka Neyjeeriya ayaa 1-gool uga badiyeey xulka Dalka Ghana kulankoodii ka Dhacay Magaaladda port Said, The Supper Egals-ka Reer Neyjeeriya ayaa qeybtii Damme ee ciyaar goolkooda dhaliyeey, inkastoo qaabkii laga filaayeey aaney soo Bandhigin hadana 3 dhibcoo...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Tartanka Kubada Cagta Ee Qaramada Afrika iyo Kulamadii Axada ee 4-ta Wadan. (Tunisiya V Zambiya iyo K/Afrika V Guine)...
    Tartanka Kubada Cagta Ee Qaramada Afrika iyo Kulamadii Axada

    Tartanka Kubada Cagta Ee Qaramada Afrika iyo Kulamadii Axada ee 4-ta Wadan Tunisiya V Zambiya iyo K/Afrika V Guine...

    Tunisia oo u Awood Sheegatay Xulka Qaranka Zambia 4-1guushi ku Raacday, dalka Tunisia oo ah Horyaalkii Sanadkii 2004 eeyna u Saftaan Xidigo Magac ku leh Kubada Cagta ee Qaarada ay...more
      Browse Article | Add to Favourites
    No Picture Tartanka Qaramadda Afrika Oo Taariikhdu tahay 20/01/2006 Masar...
    Tartanka Qaramadda Afrika: Maanta oo Taariikhdu tahay 20/01/2006 waxaa Magaalada Qaahira Caasimadda Masaaridda ka Furmi Doona Tartanka Qaramadda Afrika ee Kubadda Cagta...

    Maanta oo Taariikhdu tahay 20/01/2006 waxaa Magaalada Qaahira Caasimadda Masaaridda ka Furmi Doona Tartanka Qaramadda Afrika ee Kubadda Cagta oo eey Ciyaarta Furitaanka Isku Haleeli Doonaa Dalka M...more
      Browse Article | Add to Favourites
    Member Login
    User name:
    Password:
     
    Register now Forgot Password








    Somali Radio Links
    Radio Ogaal.com
    BBC Somali 04:00 GMT
    BBC Somali 11:00 GMT
    BBC Somali 14:00 GMT
    BBC Somali 18:00 GMT
    SomaliVOA 7:00pm
    SomaliVOA 8:00pm
    Radio Qoraxey
    Radio Xoriyo
    Studio Xoriyo
    SBS Somali - Australia
    BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
    Somali Links
    Somalimp3.com
    Jubbalanddf.net Diaspora
    Somalifox.com
    Waamonews.com
    Somalibooks.org
    Allpuntland.com
    Makhtal.org
    Somalichannel
    Qaranimo.com
    Radiomuqdisho.net
    4somaliwomen.com
    Abaaqaroow.com
    Afdheer/Hargeele
    Allsanaag.com
    aminarts.com
    BBC Somali
    buluugleey.com
    Calanka.com
    Dacwah.com
    Dayniile.com
    Dhanaan.com
    Garoweonline.com
    Halgan.net
    Hiiraan
    Jubbariver.com
    kismaayonews.com
    Markacadey.net
    Mashallah.tk
    Ogaden.com
    Ogadenpost
    Onlf.org
    puntlandforchange.com
    Qaadisiya.com
    Jubbalandnews.com
    Qorahay
    Radiojigjiga.com
    rstvonline.com
    Ogadentoday.com
    All-Idamaale.com
    Somalistate/Ogaden
    Ijaranews.com
    Somaliweyn.com/
    Somaliwide.net
    VOANews.com/Somali
    Garissacity.com
    Wargaysyada Afrika
    Statehousekenya.go.ke
    DailNation (Kenya)
    Eastandard.net
    Hornafrik.com
    Shabellenews.net
    Timesnews.co.ke
    Wargeyska.com
    Wargaysyada Carabta
    Sudantribune
    Daralhayat.com
    Asharqalawsat.com
    Al-Jazira
    Islaamic Links
    Dacwah.com
    News Papers
    Crisisgroup.org
    The Australian
    The age.com.au
    Washingtonpost.com
    Guardian.co.uk
    New York Times
    Eastandard.net
    Radio Links (English)
    BBC World Service Radio
    Bogaga Suugaanta Somalida
    Hiiraan.com/Suugaan
    Qorahay.com/suugaan
    Doollo.com
    Golkhatumo.com
     
    Advertise with us | Feedback | Contact us | Terms & Conditions | Privacy Policy | Designed by: Tower Digital