Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 20 April 2014 21:47
English Somalian
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Sports/Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Suugaanta Abwaan: Cabdi Ibrahim Magan (Ciriir)
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Jubaland State
Jubaland State
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 Qoraalada Dadka
First Page | Prev Page | Next Page | Last Page | Page size: 30 records
Dr. Mahamed Xussen Gaas oo la wareystay.Yaa wareystay- Maxaa laga wareystay-Maxuu-se ka yiri? (Q 2 aad)

Wargayska The Standard oo waraystay Dr Mohamed Hussein Gaas

Wargeyska caalamiga ah ee “The standard” ee ka soo baxa dalka Kenya, ayaa 6 dii bishan Doctoorka su’aalo dhowr ah ka weydiiyay arimo la xiriira is mariwaaga siyaasadeed ee ka dhex aloosan Kismaayo iyo Mudisho.

...more

  Browse Article | Add to Favourites
Maqaal:Dr. Mahamed Xussen Gaas oo la wareystay.Yaa wareystay- Maxaa laga wareystay-Maxuu-se ka yiri?

Dr Mohamed Husein Gaas, waa khabiir ku xeel dheer Xalinta khilaafaadka caalamiga ah iyo dagaalada sokeeye, dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska wadamada iyo dowladaha burburay ama tabarta daran, kana tirsan mac-hadka daraasaadka caalamiga ah “Fafo” ee dalka boqortooyada Norway.

...more

  Browse Article | Add to Favourites
Ku: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Saacid Shirdoon. Qalinkii Yuusuf Garaad

Ra’iisal Wasaare, Saacid Shirdoon, waan ku salaamay. Sidii xilka laguugu magacaabay aad ayaad u mashquushay, weyna suurta geli weyday in aan ku arko marka laga reebo in gegida dayaaradaha Muqdisho, aan taagni isku salaannay adiga oo markaa dayaarad ka soo degey oo lagu daba yaacayo.

Waxaan bowsi ku maqlay in laga yaabo in aad isku shaandheyn ku sameyso...more
  Browse Article | Add to Favourites
SAFARKII GALBEEDKA FOG EE DALKA NORWAY (VESTLANDET)
SAFARKII GALBEEDKA FOG EE DALKA NOORWAY(VESTLANDET) .

Ka gadaal lix sano oo aan ku noolaa koonfurta waddanka Norway gaar ahaan magaalooyinka Drammen iyo Sandefjord ayaan markii ugu horaysay 24.03.2011 safar ugu baxayay galbeedka fog ee dalkaas. Wadankan oo ah buuralay caadi ahaan ayaa galbeedka waxaa ku yaalla buuraha ugu waawayn. Waxaan sii maray buuraha looyaqa...more
  Browse Article | Add to Favourites
La kulan kaygii Ayaan Xirsi [Buugeedi Nomad] By Farah Osman. 14/6/2010...
W/Q: FARAH AW-OSMAN

Qof aan asxaabnahay ayaa igu casumay kulan ka dhacay Magaaladda aan ku dhaqanahay ee Ottawa, kulankaas oo ahaa goob ay Ayaan Xirsi Cali kajeedinaysay hadal kusaabsan aragtideeda ku...more
  Browse Article | Add to Favourites
DHAR DHAARADA GUMAYSTAHA (WQ Maxamed Xirsi Guuleed)...