Sida warar lagu kalsoonaan karo tibaaxayaan Deeq Yuusuf Maxamed oo sida la sheegay ka soo jeeda beesha Xawaadle (Hawiye)ayaa shalay markii ugu horeysay laga badbaadiyay qorshe lagu doonayay in loogu gacan galiyo Sirdoonka Maraykanka.
Ninkan oo lagu tilmaamay nin dhalin-yaro ah oo dhawaan ka yimid dalka dibadiisa ayaa waxaa maalinti...more