Sheekh Cumar Faaruuq oo Geeriyooday...
Sheekh Cumar Faaruuq oo Geeriyooday
Alle ha u naxariistee, waxa maanta dalka Sucuudiga ku geeriyooday Sheekh Cumar Faaruuq oo ahaa caalim iyo mufti weyn oo Soomaaliyeed
Alle ha u naxariistee, waxa maanta magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga ku geeriyooday Sheekh Cumar Faaruuq oo ahaa mufti weyn oo Soomaaliyeed. Geerida sheeka waxa VOAda u xaqiijiyey ...more |