Warsaxaafadeed: Ogaden Community Assosiation in Finlad O.C.A
Go’aamo dhaxal gal ah oo ka soo baxay shir-weynihii 27.11.05, magaalada Helsinki, Dalka Finland ee ay isugu yimaadeen Jaaliyada (Ogaden Community Assosiation in Finlad O.C.A) Ururka bulshada reer Ogaadeeniya ee Finland oo matala dhamaan soomaalida reer Ogaadeeniya.
Shalay 27.11.2005 saacadu Markey aheyd 11:00 - 18:00 magaalada Helsinki ee dalka Finland waxaa ka dhaca...more
Ayadoo lala wada socdo dhibaatada dhabta ah ee ka jirta gobolka ay Soomaalidu degto ee Itoobiya gumaysato (Ogaden/Soomali-galbeed), balse adduunku uu indhaha ka qarsanayo, ayaa haddana waxaa maalmahan danbe soo ban-baxay in ciidamada gumaysigu ay ku wadaan xasuuq...more