Ardayda Jaamacadda hoose ee Malaysia oo doortay maamul cusub...
Kuala Lumpur: 736 Arday Soomaaliyeed ayaa wax ka barta Jaamacaddaha iyo kuleejooyinka ( collages ) ku yaala Wadanka Malaysia, Ardaydaan ayaa badankood
wax ka barta Jaamacaddaha iyo kuleejooyinka ( collages ) ku yaal caasimidaa Malaysia ee Kuala Lumpur.
Haddaba Markii eey Tariikhdu ahayd November 21, 2005 ayaa doorasho ka dhacday xarunta Jaamacadda islaamka ee M...more