Ummadda Somaaliyeed waxeey la kulmeen dhibaatooyin fara badan oo xanuunkeeda leh, xusuustoodna ku raabay murugo iyo wel wel aan la soo koobin kareeyn mudadii burburka iyo xiligii rajiimkii awood ku dhisnaa ee Kacaankii, iyadoo ilaa hadda Cadaalada la hor-keenin kuwii geeysteey xasuuqyadda, tacadiyada, xadgudubyada ama ...more
Xildhibaan: Cabdi Cabdulle Saciid (Jini-Boqor) Halyeey Wadani Ah...
Dadka ayaa u kala Abuuran, kuna kala haboon hab Dareenka Wadaniyadeed, daacadnimo iyo geesinimoba, waa sifooyin laga heli karaayo Maanta in yar oo xadidan laga heli karaaya waxaa ku harsan Qiiradii, Dareenkii iyo hab Dhaqameedkii wanaagsanaa ee Ummadda Somaaliyeed lahaan jiray oo run sheegida iyo xumaan ka dhiidhiga ahaa.
Abuuridda ama dhismaha Golaha Cadaalada iyo Garsoorka Somaliya
oo dhowan la magacaabay,lana dhaariyeey,waana arrin wanaagsan in la
helo Golle Garsoor Somaaliyeed oo ka shaqeeya arrimaha Cadaaladda iyo
hanaanka Garsoorka Dalka,waana dhici kartii in eey yihiin Xubno leh ama
ku sifoobeey Aqoon Garsoor,Waayo aragnimo ...more
Shirkan ka socda magaalada Baydhabo-jannaay, haddii uu fashilmo waxey u muuqataa in ay Soomaaliya wajaheyso 50 sano oo qax iyo qulqulto dhiig iyo dhibaato xambaarsan oo ay ku le'daan muwaaddiniin badan.