|
|
|
First Page | Prev Page | Next Page | Last Page | Page size: 30 records
|
|
|
|
|
|
|
|
No Picture
|
Damaca Reer Galbeedka Iyo Dareenka Dadka Reer Suudaan...
Damaca Reer Galbeedka Iyo Dareenka Dadka Reer Suudaan...
Tan iyo intii uu gobolka Daarfuur dagaalka ba'an ee sokeeye ka qarxay bishii Feebraayo ee sannaddii 2003, waxaa dawladda Suudaan dhalliillo culus u jeedinayey xuluufada reer-galbeedka ee uu macalinka ka yahay majarahana u haya madaxweyne Buush-ka dalka isutagga Mareykanka.
Laakiin dawladda Suudaan ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
No Picture
|
Hambalyo Baydhabo Janaay. (W/Q. Xasan-Carab)...
HAMBALYO, HAMBALYO BAYDHABA JANAAY.
Gudoomiyaha golaha Barlamaanka Sheekh Xassan Sh.Aden waa asiibay hoolkii
sidii ku habooneydna uu yeelay uuna ku amaanan yahay talaabadaas wax ku ool
ka dhanka wanaagsana loo qaaday, Baydhabo weey mudantahay in lagu qabto
kulanka koowaad ee golaha Barlamaamka Somaaliyeed ee dhici doonaa 26/02/06
hadii Raxmaanku idmo.
...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
No Picture
|
Beelaha Mudnaanta Leh Cadde Muuse Noo Sheeg?...
Beelaha Mudnaanta Leh Cadde Muuse Noo Sheeg?... Beelaha Mudnaanta Leh Cadde Muuse Noo Sheeg...
-Qaab Dhismeedka P/Land Cadde Muuse Noo Sheeg.
-Cadaalada Iyo Sinaanta Laga Tegeyna Noo Sheeg.
-Eexda Iyo Qabyaaladda Ku Dhaqankeeda Noo Sheeg.
-Sharcigii Iyo Nidaamkii P/Landna Noo Sheeg.
-Dhartii Iyo Balantii Waxa Beeneeyeey Noo Sheeg.
-Sool Iyo Sanaag,Ceynyo Hey...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
No Picture
|
Shirka Khartuum Ee Hogaamiyayaasha Qaarada Curyaamiyey...
Shirka Khartuum Ee Hogaamiyayaasha qaarada Curyaamiyey... Shirka Khartuum Ee Hogaamiyayaasha qaarada Curyaamiyey...
Shirka Hogaamiyaasha Qaarada Afrika ee Magaalada Khartuum Caasimadda Dal-weynaha Sudaan 23 bishan uga furmi doona Hogaamiyaasha Qaaradda ama Madaxweynayaasha Dowlada Afrika, abayaasha maamul xumadda iyo Musuqmaasuqa iyo Cadaalad darada baday Shucuubta...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
No Picture
|
Itoobiya Iyo Curyaaminta Heshiiski CADAN...
Itoobiya Iyo Curyaaminta Heshiiski CADAN...Itoobiya Iyo Curyaaminta Heshiiski CADAN...Itoobiya Iyo Curyaaminta Heshiiski CADAN...
Itoobiya Iyo Curyaaminta Heshiiski CADAN...
Dowladda Itoobiya oo cadeeystay naceeybka eey u heyso Dalka Iyo Dadka Somaaliyeed iyo in Dowladi ka dhisanto, waana qorshaha uu wato Ra,iisal
Waasaraha Dalkaas oo geed walba u taagan ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Ardayda Soomaaliyeed Ee Suudaan Iyo Internert-ka...
Ardayda Soomaaliyeed Ee Suudaan Iyo Internert-ka.
Ardeyda Soomaaliyeed ee wax ku barta dalweynaha Suudaan, gaar ahaan kuwa dhigta
jaamacadda Caalamiga ah ee Afrika, ayaa ah kuwa ugu isticmaalka badan Internetka; waa marka la barbardhiga ardeyda Afrikaanka ah ee dhiggood ah. Walow ardeyda Soomaaliyeed ay aad u isticmaalaan Internetka, haddana ugama faa'iideystaan cil...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|