Xaflad Qalin Jebin Ardayda Wax ka barata Dalka Hindiya...
(Sawirada ka daawo dhinaca bidixda, sawirka kore hoostiisa "Click - More Photos")Xaflad Qalin Jebin Ardayda Wax ka barata Dalka Hindiya...
Tabiye: Cali Cabdalla Shukri - (Hyderabad, India, SWN - Arbaco, 14 May, 2006).
Xafladan oo ahayd mid aad u qurux badan oo dhacday habeenkii Axada ayaa waxaa isku soo dubarriday Ardayda Somaliyeed iyo kuwa Jibuutiyaanka ah ...more |