Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 23 April 2014 20:18
English Somalian
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Sports/Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Suugaanta Abwaan: Cabdi Ibrahim Magan (Ciriir)
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Jubaland State
Jubaland State
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 Wararka Iyo Arimaha Taagan
First Page | Prev Page | Next Page | Last Page | Page size: 30 records
British Perspectives on Aulihan Somali 1915-1918

By Allah, I will not be a slave to the Government.

 "Abdurrahman Mursaal, February 1917"

Men run wildly about in pursuit of vengeance, Supporting the unbelievers, who offer them grain for food. Foreign soldiers are the ones they choo...more

  Browse Article | Add to Favourites
Deegaanka Beesha Absame Gobolka Bakool 12/05/2012
Beesha Absame ee ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa degaan ahaan u dagta gobollada jubbooyinka iyo bakool. Jubbaland waa degaanka aad ka heli karto dhammaan qaybaha beeshu ka kooban tahay, meesha Bakool ay wax ka dagto beesha cawlyahan oo qura arintan oo sabab u noqotay in xoogga lasaaro jubbooyinka inta badanna la iska illaawo waaxda saami deegaan ee aynu ku leenahay gobolka ...more
  Browse Article | Add to Favourites
Digniin Culus 12/5/2012
Bahda wararka somaliwide.net waxa ay digniin culus u jeedinaysaa dhammaan mulkiilayaasha iyo tafatirayaasha shabakadaha wararka wax ka qora gobbolada Jubbooyinka

Waxaa maalmahan dambe shabakadaha qaar ku soo baxayay qoraallo abuuri kara kala fogaansho umadda dhaxdeeda ah, qoraalada qaar ayaa ku wajahnaa shaqsiyaad qaar kalana waxay xambaarsanaayeen farriimo iska soo ...more
  Browse Article | Add to Favourites
SHEEKH AXMED DHICISOOW: 11/5/2012
Arbaco, May 09, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha majmaca culummada Soomaaliyeed, Sheekh Axmed Dhicisoow ayaa sheegay in maalinta Jimcaha ah ee soo socota uu Muqdisho ka dhici doono dibabax looga soo horjeedo dastuurka cusub ee Somalia oo uu muran badan ka taagan yahay

Sheekh Dhicisoow ayaa sheegay in dastuurkan uu yahay mid uga daran shirkii Baarliin ee lagu qaybiyay Soomaa...more
  Browse Article | Add to Favourites
Warbixin shirkii reer Maakhir ee Minneapolis iyo go`aamadii kasoo baxay...

Warbixin iyo faahfaahin shirkii reer Maakhir ee Minneapolis iyo go`aamadii kasoo baxay
more

  Browse Article | Add to Favourites
Xukuumaddii Tunisa oo dhacday Iyo Madaxweynihii Oo Dalka Ka Cararay...

Xukuumaddii Tunisa oo dhacday Iyo Madaxweynihii Oo Dalka Ka Cararay.   Sii Akhri...

...more
  Browse Article | Add to Favourites
Professor Russian ah oo sheegay in Mareykanka uu qarka u saaranyahay burbur iyo dagaal sokeeye oo kadhex qarxo
Televisionka wararka ee aadka looga daawado dalka mareykanka ee lagu magacaabo CNN ayaa soo xigatay in Professor magaciisa layiraahdo Igor Panarin oo 60 jir ah oo xubin ka ah wasaarada arrimaha dibada ee wadanka Russia inuu sheegay in mareykangu uu cagta la helay wadadii uu ku burburi lahaa. Professorka ayaa sheegay in warkan xaqiiqadiisa uu isagu gacanta ku hayo.

Pr...more
  Browse Article | Add to Favourites
Barre Hiiraale Oo Ka Sheekeeyey Jabkiisii Kismaayo Looga soo saarey...

Barre Hiiraale Oo Ka Sheekeeyey Jabkiisii Kismaayo Looga soo saarey. DHAGAYSO

...more
  Browse Article | Add to Favourites
Magaalada Maalmo ee dalka Sweden oo laga diray lacag kaalmo ah oo loogu deeqay Jubbooyinka Soomaaliya
Magaalada Maalmo ee dalka Iswidhan oo laga diray lacag kaalmo ah oo loogu deeqay Jubbooyinka Soomaaliya

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Maalmo ee Dalka Iswidhan ayaa ku deeqday lacag gaaraysa 1500 oo doollarka maraykanka. Lacagtaas oo la gaarsiiyay Guddiga Gurmadka daadaka ee Gobollada Jubbooyinka.

H...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Warar Goosgoos
Warar goos goos ah; 20/11/2006: Wasaarada gaashaandhiga ee DKMG ah oo beenisay in Ciidamo Itoobiyaan ah lagu weeraray gudaha Soomaaliya... Warar goos goos ah; somaliwide.net 20/11/2006... 1- Wasaarada gaashaandhiga ee DKMG ah oo beenisay in Ciidamo Itoobiyaan ah lagu weeraray gudaha Soomaaliya... 2- Guddigii dowlada federaalka u xil saartay fata...more
  Browse Article | Add to Favourites
Taliye Hoggaamin Jirey Milliteriga Dalka Maraykanka Oo Ka Shanqariyey Inuu Jiray Qorshe Duullaan Oo Lala Maagnaa Dalalka Somaliya, Suudaan, Liibya, Iiraan iyo Suuriya...
Taliye Hoggaamin Jirey Milliteriga Dalka Maraykanka Oo Ka Shanqariyey Inuu Jiray Qorshe Duullaan Oo Lala Maagnaa Dalalka Somaliya, Suudaan, Liibya, Iiraan iyo Suuriya...


Washington - Isniin, July 24, 2006 (Radio Simba) General Wesly Clark, oo mar ahaan jirey Taliyaha Ciiddamadda dalka Maraykanka, ayaa waxa uu ka shanqariyey inuu jiray qorshe dagaal oo la dejiy...more
  Browse Article | Add to Favourites
Hoggaamiyaha Ururka Al-Qaacida, Oo Ugu Baaqay Midowga Maxaakiimta Islaamka Ee Muqdisho Inay La Dagaalamaan DFKMGS...
Hoggaamiyaha Ururka Al-Qaacida, Oo Ugu Baaqay Midowga Maxaakiimta Islaamka Ee Muqdisho Inay La Dagaalamaan DFKMGS...

Dubai - Axad, July 02, 2006 (Somaliwide.net) Hoggaamiyaha Ururka Al-qaacida, Usaama Bin Ladin, ayaa waxa uu ugu baaqay Midowga Maxaakiimta Islaamka ee Muqdishu inay dagaal la galaan DFKMGS ee fadhigeedu yahay Magaaladda Baydhabo.

Usaama ...more
  Browse Article | Add to Favourites
Hoggaamiyayaal ka tirsanaa Isbahaysiga Argagixiso-la-dirirka, oo dhaliilay heshiiskii ay DFKMGS iyo Midowga Maxaakiimta ku gaareen dalka Suudaan...
Hoggaamiyayaal ka tirsanaa Isbahaysiga Argagixiso-la-dirirka, oo dhaliilay heshiiskii ay DFKMGS iyo Midowga Maxaakiimta ku gaareen dalka Suudaan...

Muqdishu - Sabti, June 24, 2006 (Somaliwide.net) Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax iyo Md. Cabdi Nuure Siyaad oo xubno ka ahaa Isbahaysigii Argagixiso-la-dirirka ee dhawaan loo itaal-sheegtay, ayaa waxay dhaliileen nuxur...more
  Browse Article | Add to Favourites
Maamulka Bush Ee Mareykanka Oo Ka Hadlay Isbadelka Ay Maxaakiimta Islaamiga Muqdisho Ku Sameeyeen Xaalada Caasimada Soomaaliya...
Maamulka Bush Ee Mareykanka Oo Ka Hadlay Isbadelka Ay Maxaakiimta Islaamiga Muqdisho Ku Sameeyeen Xaalada Caasimada Soomaaliya...

Washiton (SWN - 07 Jun, 2006.)

Madaxweynaha Dalka Mareykanka G. W. Bush ayaa ku tilmaamay guusha ay maxaakiimta islaamiga ah ee dagaalka kaga adkaaday Hogaamiye-yaashii Wasirada ka ahaa dowlada faderaalka Soomaaliya gacan ku ha...more
  Browse Article | Add to Favourites
Jen. Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) Oo Boos Looga Raadinayo Baarlamaanka KMGK ah Ee Federaalka Soomaaliya...
...more
  Browse Article | Add to Favourites
Congressman Hon. Mark Kennedy Oo Si Aad U Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Somali Villege Market
Congressman Hon. Mark Kennedy Oo Si Aad U Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Somali Villege Market "aad baan ugu faraxsahay inaan indhaheyga ku arko horumarka ganacsiga ay Somalidu hanatay waana mid wax ka beli karta korinka shaqsiga"...

Waxaa maalintii sabtida ee bisha february 25 2006. Marka ay saacadu aheed 6:00pm central time amaba lixdii maqrinimo soo booqday mall-ka ...more
  Browse Article | Add to Favourites
Tiro Xildhibaano Ah Oo Ka Soo Jeeda Beelaha Hawiye Oo Qaadacay Shirka 26-Ka Bishan Baydhabo Ka Dhacaya...
Tiro Xildhibaano Ah Oo Ka Soo Jeeda Beelaha Hawiye Oo Qaadacay Shirka 26-Ka Bishan Baydhabo Ka Dhacaya...

Muqdisho, somaliwide.net

Ugu yaraan 46 Xildhibaan oo ka soo jeeda beelaha Hawiye ayaa markii ugu horeeysay qaadacay kulanka baarlamaanka ee Gudoomiye Shariif Xasan iclaamiyay inuu ka dhici doono Magaaladda Baydhabo ee gobolka bakool.

Xildhi...more
  Browse Article | Add to Favourites
GOLAHA MAAMULKA ABSAME OO WARSAXAAFADEED KA SOO SAARAY.. ( Waxaa somaliwide.net soo gaaray war saxaafadeed rasmi ah oo...)
Waxaa somaliwide.net soo gaaray war saxaafadeed rasmi ah oo lagaga jawaabayo hadal ka soo yeeray mid ka mid ah dagaal oogayaasha haysta Kismaayo...

GOLAHA MAAMULKA ABSAME WARSAXAAFADEED...

Warki uu maanta 28/01/06 uu ka sii daayey HornAfrik Goobaale, oo ka mida dagaal oogayaasha Beelaha/Habar Gidir oo ku sugan duleedka magaalada Kismayo, isagoo ku s...more
  Browse Article | Add to Favourites
Dagaalo Kismaayo Ka Socda Iyo Madaxweynihii Dowladi Carta C/qaasim S. Xasan Oo La Sheegayo In Uu Qayb Ahaan isagu...
Dagaalo Kismaayo Ka Socda. Dagaalo Kismaayo Ka Socda. Dagaalo Kismaayo Ka Socda.

Dagaalo Kismaayo Ka Socda Iyo Madaxweynihii Dowladi Carta C/qaasim S. Xasan Oo La Sheegayo In Uu Qayb Ahaan isagu Ka danbeeyo Hurinta Dagaaladan Ugu Danbeeyey.

Kismaayo, somaliwide.net

Kooxda Dooxada Jubba ee ka soo jeeda dhinaca Mudug-ta fog ee dalka Soomaaliya qas...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Daanyeero Abaarta Gedo Ka Jirta Soo Bara Kicsay Oo Duulaan Ah...
Daanyeero Abaarta Gedo Ka Jirta Soo Bara Kicsay Oo Duulaan Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac U Geystay Dadka Gobolkaas

Balad-Xaawo, somaliwide.net

3 ruux in kabadan ayaa laga sheegayaa in ay wax ku noqdeen duulaan ay shalay ku soo qaadeen Daanyeero Tuulo ku taala degmadaas.

Warka waxa uu sidoo kale xusayaa in kooxdan Xayawaanka ah ee Daanyeerka ahi...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Dekadda Boosaaso Ahamiyadeeda Iyo Jalaafooyinka Lagu Hayo. (Maqaal)...
Dekadda Boosaaso Ahamiyadeeda Iyo Jalaafooyinka Lagu Hayo. Dekadda Boosaaso Ahamiyadeeda Iyo Jalaafooyinka Lagu Hayo.

Dekadaha ayaa Wadnaha Dalka iyo ilaha ugu Muhiimsan Dhakhliga Dowladaha Qaarkood, waana Hanti ummadeed oo loogu adeegsado Dhoofinta iyo Keenidda Badaacadaha Tijaaradeed, Kalmooyinka Caalamiga ah iyo Dhoofinta Kheeyraadka Dal Dibad Geeyo.

...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Madaxweyne Yuusuf Iyo Gudoomiye Shariif Xasan Oo Xiriir Khadka Talefoonka Ah Dhawaan Yeeshay Iyo Shariifka oo Sheegay In Uu Raysalwaasaraha Geedi Kula Kulmay Intii Uu Joogay Nayroobi...
Muqdisho, somaliide.net

Warar laga helayo ilo madax banaan ayaa tibaaxaya in uu si lama filaan ah ku yimid xiriirkan cusub ee dhax maray madaxda sare ee dowlada Faderaalka Soomaaliya.

Wadahadalkan ayaan la garanaynin waxa ay ku dhamaadeen iyo Jawigay u dhaceen midna, balse waxaa la sheegayaa in labada mas’uul ay diirada saareen xal ka gaarida mushukilada ...more
  Browse Article | Add to Favourites
Afduub Dhawaan Loogu Gaysatay Muqdisho Nin Lagu Magacaabo Maxamuud Ducaale Mulay Gasle (Maxamuud Baarey) Iyo Shaki Ka Jira Cida Afduubatay, Iyadoo Weli La La’yahay Meel uu Jaan iyo Cirib Dhigay...
Muqdisho, somaliwide.net

(Sawirkan kore waa Bashiir Raage, ninka lagu tuhunsan yahay in uu falkan AFDUUB-ka ah ka danbeeyey oo kooxdiisu fulisay).

Ninkan la afduubay oo ka soo jeeda Beesha Absame ayay koox dablay ah oo ka koobnayd 6 ruux ka afduudteen Agagaarka Carwo Iidka ee magaalada Muqdisho.

Dad ka agadhawaa goobta afduubku uu ka dhacay ay...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture War saxaafadeed Lagu Canbareynayo hadalkii R/Wasaare Geedi Ee Uu Kaga Hadlayey Aqoonsiga Maamulka Somaliland, NFD iyo Ogaadeniya...
Muqdisho, somaliwide.net

Sida uuu Somaliwide.net xaqiijiyay Xog-hayaha Xiriirka Gobolada ee Golaha Midnimada iyo Badbaadada Soomaliyeed Prof: Maxamed Ibraahin Bilaal waxa shirkaa Jaraa'id ee uu shalay Golohu ku qabtay Xafiiskiisa Magalad Muqdisho kaga hadlay siyaasada maanta uu dalku marayo, khilaafka Golayaasha Dowlada FKMG ah u dhaxeya iyo weliba Hadal uu dhawaan ...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Soomaaliyeey Noloshaada U Tasho Xubnahaagi Loo Tashaye (Konfur Afrika)
JBG, Koofur Afrika
Soomaali yeey Noloshaada U tasho Xubnahaaga loo tashaye (Konfur Afrika) Waxaan booqday saaka saacadu mar kii ay aheed sideeddii aroornimo isbitaal ka loo yaqaab (Helen Joseph Hospital) waxaan si toos ah u abaaray xafiis ka laga ogaado wadan walba in ta qof oo isbitaalka kajiifto Anigoo dhoolacadeynayo ayaan waxaan lahadlay haweeney xafiis kaa fadhis...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Ogaden National Liberation Front (O.N.L.F) Foreign Relations Bureau
Ogaden National Liberation Front (O.N.L.F) Foreign Relations Bureau

Press Release
Qabri-daharre Massacre
Nov 16, 2005

On the 15th of November 2005 at about 15:00 Local east African Time, The Ethiopian Occupation Army in The Ogaden, Opened fire on Prisoners who were demanding a better treatment from their captors. Many of the Prisoners were kille...more
  Browse Article | Add to Favourites
Gudoomiyaha Maamulka Jubooyinka Ee Fadhigiisu Yahay Magaalada Afmadow Oo Dib Ugu Soo Laabtay Dalka Ka Dib Markuu Socdaal Shaqa Ah Ku Soo Kal Bixiyey Wadamo Dariska Oo Ay Ka Mid Yihiin...
Garissa, somaliwide.net

Sida uu noogu soo waramayo wariyaha somaliwide.net ee magaalada Gaarisa ee magaalo madaxda gobola Waqooyi-Bari Kenya, in maalintii Daraato ahayd uu halkaas soo gaaray Gudmoomiyaha Maamulka Jubooyinka ee xaruntoodu tahay magaalada Afmadow Mudane: Cabdi-ladhiif Afdhuub, isagoo u sii jeeda dhinaca xuduudka Soomaliya ay Kenya la leedahay ee Libooy...more
  Browse Article | Add to Favourites
Member Login
User name:
Password:
 
Register now Forgot Password








Somali Radio Links
Radio Ogaal.com
BBC Somali 04:00 GMT
BBC Somali 11:00 GMT
BBC Somali 14:00 GMT
BBC Somali 18:00 GMT
SomaliVOA 7:00pm
SomaliVOA 8:00pm
Radio Qoraxey
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
SBS Somali - Australia
BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
Somali Links
Somalimp3.com
Jubbalanddf.net Diaspora
Somalifox.com
Waamonews.com
Somalibooks.org
Allpuntland.com
Makhtal.org
Somalichannel
Qaranimo.com
Radiomuqdisho.net
4somaliwomen.com
Abaaqaroow.com
Afdheer/Hargeele
Allsanaag.com
aminarts.com
BBC Somali
buluugleey.com
Calanka.com
Dacwah.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Garoweonline.com
Halgan.net
Hiiraan
Jubbariver.com
kismaayonews.com
Markacadey.net
Mashallah.tk
Ogaden.com
Ogadenpost
Onlf.org
puntlandforchange.com
Qaadisiya.com
Jubbalandnews.com
Qorahay
Radiojigjiga.com
rstvonline.com
Ogadentoday.com
All-Idamaale.com
Somalistate/Ogaden
Ijaranews.com
Somaliweyn.com/
Somaliwide.net
VOANews.com/Somali
Garissacity.com
Wargaysyada Afrika
Statehousekenya.go.ke
DailNation (Kenya)
Eastandard.net
Hornafrik.com
Shabellenews.net
Timesnews.co.ke
Wargeyska.com
Wargaysyada Carabta
Sudantribune
Daralhayat.com
Asharqalawsat.com
Al-Jazira
Islaamic Links
Dacwah.com
News Papers
Crisisgroup.org
The Australian
The age.com.au
Washingtonpost.com
Guardian.co.uk
New York Times
Eastandard.net
Radio Links (English)
BBC World Service Radio
Bogaga Suugaanta Somalida
Hiiraan.com/Suugaan
Qorahay.com/suugaan
Doollo.com
Golkhatumo.com
 
Advertise with us | Feedback | Contact us | Terms & Conditions | Privacy Policy | Designed by: Tower Digital