QAYBTII LABAAD WARAYSIGII DR. AXMED SHEIKH. MADAXII HORE EE CILMIBAADHISTA EE DDS
(Nairobi-Afdheer). Akhristayaasha sharafta lahoow waxaanu horay idiinku soo gudbinay waraysigan qaybtiisii koowaad bishii ina soo dhaaftay ee April, waraysigaas oo aad u dheeraa una xiiso badnaa ayaa waxaa na soogaadhay Emails iyo qoraalo ay akhristayaal badan nooga dalbadeen inaanu soo dhamays tiro qaybta labad ee waraysiga. Hadaba, anaga oo marka koowaad ka raali galinayna ...more
Cowlyahanka Jooga Jigjiga Oo Lagu Khasbayo Inay Jawaabaan...
Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya
Kililka 5aad waxaa socda qorshe ay masuuliyiinta is-maamulka Soomaalida
Itoobiya ku doonayaan inay Odayaal iyo masuuliyiin kasoo jeeda gobolka
Afdheer ka jawaabaan cabashada maalmahan saxaafadda lagu baahiyey
kuwaasoo la doonayo in Qurbajoogta beesha iyo Odayaal ku shiray Kenya oo
si isku mid ah u caddeey...more
Kuma ayaa Musu-maasuq ah Madaxwaynaha kililka iyo Dr. Axmed sheekh
Waxaan
Caawa (Isniin) ah akhriyey Qoraal ku soo baxay warsidaha Cakaaronews
com , oo ku hadasha afka Madaxwaynaha Cabdi Maxmuud Cumar (Ileey),
qoraalkaas oo ahaa mid aad u dheer ayaa waxaa looga ahdalay arimo kala
duwan qoraalkaas waxaa lagu xusay, in Dr Axmed sheikh shaqsiyadiisa
musuq ku dhexjiray waligeed sidaas awgeedna ku waayey laguna eryey, iyo
inuu nabdiid...more
Anagoo ku hadlayna magaca jaaliyadda Afgodeey iyo shacabkeedaba waxaan cambaaraynaynaa habkii loo qaybiyay dagmooyinkii 15-ka ahaa ee lagu soo k...more
Fashil siyaasadeed oo ku yimid hogaanka u sareeya xukuumadda DDS...
Addis Ababa :- Wararka naga soo gaadhaya xurunta wadanka Ethiopia ee Addis Ababa ayaa
waxay sheegayaan in uu jiro fashil siyaasadeed oo ku yimid hogaanka
sare ee DDS, waxaa jiray dacwooyin iyo cabashooyin iska soo daba
dhacayey oo soo gaadhayey laamaha kala duwan ee dawlada dhexe, kuwaas oo
saluug ka muujiyey qaabkamore
Sir Culus: General Abraha Iyo Ina-ileey Oo Baaritaan Culus Ay Ku Hayso Dowlada Federalka Itoobiya. 19/3/11...
(19/3/2011 WDN, Jigjiga) Wararka ka soo baxaya magaalooyinka Addis iyo Jigjiga ayaa xaqiijinaya in labadan masuul ee kala ah Janaraal Abraha oo ah ninka wakiilka rasmiga uga ah dowlada federalka itoobiya dhulka somaalida ee ay xabashidu gumaysato iyo Cabdi Maxamed Cumar (ileey) oo ku magacaaban Madaxweynaha Maamulkaas iyo waliba shaqsiyaad kale ay DFI dabagal adag ku hayso. ...more
On the night of September 21, 2010, less than a week after hundreds of Ogaden National Liberation Front (ONLF) armed fighters trained by Eritrea trespassed through Somaliland and entered into the Somali Region of Ethiopia (Ogaden), Senior Ethiopian regime officials were in Bole International Airport (Addis Ababa) to receive an “ONLF” delegation led b...more