Xuseen Cabdi Xalene oo loo magacaabay wasiirka wasaaradda Maaliyadda dalka Soomaaliya.
Garissa. 2010-07-06, Raysul wasaaraha dalka Soomaaliya
oo isku shaandheeyey golehiisa wasiirada kuna soo daray xubno cusub oo
uu ka mid yahay Mr. Xuseen Cabdi Xalane oo ahaa Guddoomiye ku xigeenka
hay,adda caruurta Aduunka SAVE THE CHILDREN. 39 wasiir ayuu magacaabay
raysulwasaaraha Soomaaliya kuwaasoo uu ba...more |