Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 6 September 2010 13:8
English Somalian
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 Wararkii Hore
First Page | Prev Page | Next Page | Last Page | Page size: 30 records
Barack Obama Oo Madaxweynenimo Loo Dhaariyay. 20/01/2009...

Barack Obama Oo Madaxweynenimo Loo Dhaariyay. 20/01/2009. Read More  more

  Browse Article | Add to Favourites
Barre Hiiraale oo u digay hey'adaha Qaramada Midoobay ...

Barre Hiiraale oo u digay haayadaha  Qaramada Midoobay...

...more
  Browse Article | Add to Favourites
Dutch government are to withdraw their round-the-clock protection for Ayaan Hirsi Ali
It was reported this week that the Dutch government are to withdraw their round-the-clock protection for Ayaan Hirsi Ali -- the former Dutch MP and outspoken critic of Islam -- if she remains in the United States. It is the latest in a long line of controversies that have punctuated the life of the Somali-born activist.

Born in Mogadishu, Somalia, in 1969 Hirsi Ali's nomad...more

  Browse Article | Add to Favourites
Xarakada Al-Islaax Ee Soomaaliya Oo Walaac Xoogan Ka Muujisay Duqeynta Xaga Cirka Ah Ee Lagu Hayo Shabciga Jubbooyinka 13/01/2007....
Xarakada Al-Islaax Ee Soomaaliya Oo Walaac Xoogan Ka Muujisay Duqeynta Xaga Cirka Ah Ee Lagu Hayo Shabciga Jubbooyinka...


13 Janaayo 2007 (Muqdisho - somailide.net) Warsaxaafadeed uu ku saxiixanyahay Afhayeenka Xarakada Sheekh Ibraahin Dusuuqi oo isagu magaalada Muqdisho ku sugan ayaa lagu sheegay in xarakadu ay si daran uga xuntahay xaalada nololeed iyo caafimaa...more
  Browse Article | Add to Favourites
Sheekh Xasan Daahir Aweys:

Sheekh Xasan Daahir Aweys: ”Qaadista cunaqabateynta Soomaaliya waxay keeneysaa Cawaaqib xumo”...

(Muqdisho - Soomaaliya 29/11/2006) Xasan Daahir Aweys, gudoomiyeha guddiga shuurada golaha maxaakiimta Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay qorshaha la doonaya in cunaqabateynta looga qaado Soomaaliya, isaga oo b...more

  Browse Article | Add to Favourites
Ciidamada Itoobiyaan ah oo sida la sheegayo soo buuxiyay Gedo, Baay, Hiiraan, Gal-gaduud iyo Mudug. 27/11/2006...
Ciidamada Itoobiyaan ah oo sida la sheegayo soo buuxiyay Gedo, Baay, Hiiraan, Gal-gaduud iyo Mudug. 27/11/2006...



Ciidamo aad u faro badan oo wata gaadiid kuwa dagaalka ah oo badan ayay wararku sheegayaan in ay soo buuxiyeen dhowr deegaan oo ka mid ah gobolada Gedo, Baay, Hiiraan, Gal-gaduud iyo Mudug.

Wararka ayaa sheegaya in abaabulo xoogan a...more
  Browse Article | Add to Favourites
Wasiirka Dib U Dhiska Iyo Dib U Dejinta Ee DFKMG Soomaaliya Oo U Ololeynaya Dhismaha Maamul-Gobaleed Ay Wada Yeeshaan Goballadda Joose-Hoose, Jubada-Dhexe Iyo Gedo...
Wasiirka Dib U Dhiska Iyo Dib U Dejinta Ee DFKMG Soomaaliya Oo U Ololeynaya Dhismaha Maamul-Gobaleed Ay Wada Yeeshaan Goballadda Joose-Hoose, Jubada-Dhexe Iyo Gedo...

Baardheere - Khamiis, June 29, 2006 (Somaliwide.net) Wasiirka Dib-u-dhiska iyo dib-u-dejinta ee DFKMGS, ahna Guddoomiyaha Isbahaysiga Dooxadda Jubba, kornel Barre Aadan Shire Hiiraal, ayaa waxa uu ka...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Dilka Nin Kenyaati Ah (nin Masaay ah) Oo Qalqal Ka Dhaliyay Magaalada Mandheera Ee Dalka Kenya...
Dilka Nin Kenyaati Ah (nin Masaay ah) Oo Qalqal Ka Dhaliyay Magaalada Mandheera Ee Dalka Kenya...

Mandheera, Somaliwide.net - Axad, 02 April, 2006 (SWN)

Wararku waxa ay sheegayaan in koox dablay ah ay gudaha mahradiisu ku toogatay ninkan oo sida la sheegayo ahaa nin Ganacsade ah, islamarkaana u dhashay dalka Kenya.

Ninka la dilay ayaa waxa ...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Socdaalkii Gudoomiyaha Baarlamaanka Ee Maanta Oo Dib U Dhac Ku Yimid Ilaa Iyo Khamiista Soo Socota (xildhibaano sadex ah oo ku socday Masar oo Nayroobi ku xayiran mudo 5 casho ah)...
...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Ray’sal-wasaare Geeddi Oo Geeddi Usii Ah Xarunta Dhexe Ee Midowga Yurub ee Buruxseles...
Ray’sal-wasaare Geeddi Oo Geeddi Usii Ah Xarunta Dhexe Ee Midowga Yurub “EU” ee Buruxseles. (Olole uu ugu jiro sidii DFKMG u heli lahayd Ballanqaadyadii Lacageed ee EU-da horay ugu samaysay)...

Baydhabo, Somaliwide.net: - Khamiis, Maarso 16, 2006 (SWN)

Sida laga soo xigtay Afhayeenka DFKMG, Md: C/raxmaan Nuur Diinaari waxa uu sheegay inuu Ray’sal-wasaa...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Maamulka Indha-Cadde Oo Mamnuucay In Hub Lagu Dhex Haysto Magaalladda Qoryooleey...
Maamulka Indha-Cadde Oo Mamnuucay In Hub Lagu Dhex Haysto Magaalladda Qoryooleey...

Qoryooleey, somaliwide.net - Isniin, March 13, 2006 (SWN)

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley waxa ay tibaaxayaan in ninka qoriga caaradiisa ku Maamula Gobalka Sh/Hoose, Yuusuf Indha-Cadde uu soo saaray Wareegto uu ku amrayo inaan wax hub ah l...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Dad Muruq-maal Ah oo Qarax Miino Wax Ku Noqday Deegaanka Galgalato...
DAD MURUQ-MAAL AH OO QARAX MIINO WAX KU NOQDAY DEEGAANKA GALGALATO...

Muqdisho, Somaliwide.net Isniin, March 13, 2006 (SWN)

Ugu yaraaan 3 ka mid ah Xoogsatadda ka hawl-gasha Kaawooyinka laga qado Dhagaxa iyo Jaayga ee Deegaanka Galgalato ee duleedka Degmadda Kaaraan, ayaa la xaqiijiyey inay shalay galab ku dhaawacmeen qarax ka dhashay Bam-gacmeed ha...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Shir Dhex Maray Unugta JWXO Ee Denmark Iyo GX 1aad Iyo Wafti Uu Hogaaminayo...
Shir Dhex Maray Unugta JWXO Ee Denmark Iyo GX 1aad Iyo Wafti Uu Hogaaminayo. (shirweynaha Maanta oo Axad ah ka dhacaya magaalada Copenhagen oo u wada furan shacab weynaha Somalida Ogadenya)... Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee JWXO Mudane Maxamed Ismaaciil iyo waftigii uu hogaaminayay oo booqasho ku jooga wadanka Denmark ayaa maanta la shiray unugta JWXO ee dalka Denmark.
more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Madaxweyne Cade Muuse Oo Lagu Qasbay In Uu Dib U Soo Maagacaabo Axmed Cabdi Xaabsade Oo Ahaan Jiray Wasiirkii Arrimaha Gudaha...
Madaxweyne Cade Muuse Oo Lagu Qasbay In Uu Dib U Soo Maagacaabo Wasiirkii Arrimaha Gudaha...

Garoowe, somaliwide.net

Madaxweyne Cade Muuse ayaa mar kale dib wareegto uu soo saaray ugu cayimay xilkii uu maamulkiisa ka hayn jiray Mudane: Axmed Cabdi Xaabsade.

Xaabsade oo horey u ahaa wasiirka arrimaha gudaha ee maamulkan Cade Muuse ayaa waxaa ...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Xasan Dhinbil Warsame Oo Raajo Wanaagsan Ka Muujiyay Kal Fadhiga Baarlamaanka Ee Baydhabo...
Xasan Dhinbil Warsame Oo Raajo Wanaagsan Ka Muujiyay Kal Fadhiga Baarlamaanka Ee Baydhabo...

Muqdisho, somaliwide.net

Xildhibaankan oo isagu ka soo jeeda gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa waxa uu tibaaxay in shirka Baarlamaanka ee Baydhabo ka socda uu yahay mid niyad iyo horumar weyn laga filahayo, waxa uu intaas ku daray in kal fadhigu uu miro dhal noqo...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Wasiiradda DKMG Ah Ee Soomaaliya Oo Maanta Baydhabo Shirk U Yeelanaya Iyadoo Ay Xubno Tun-Weynayaal Ahi Ay Ka Maqan Yihiin...
Wasiiradda DKMG Ah Ee Soomaaliya Oo Maanta Baydhabo Shirk U Yeelanaya Iyadoo Ay Xubno Tun-Weynayaal Ahi Ay Ka Maqan Yihiin...

Baydhabo, Somaliwide.net.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu saaka ka furmay shirkii golaha wasiirada Xakuumada Cali maxamed Geeddi.

Geeddi oo isagu shirkaas ka hadlay a...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Culimaa'udiin Soomaaliyeed Oo Manta Shaaciyay In Ay Dalka Ka Hirgalinayaan Dowlad Islaami Ah...
Culimaa'udiin Soomaaliyeed Oo Manta Shaaciyay In Ay Dalka Ka Hirgalinayaan Dowlad Islaami Ah. (Beesha caalamka, dowladaha Islaamka iyo kuwa reer Galbeedka oo ay ugu baaqeen in ay...)...

Muqdisho, somliwide.net

Wadaadan oo ka kooban culimadii horey loogu tilmaami jiray Culimaa’udiinka "Ahlu Sunna Waljamaaca" ayaa maanta daboolka ka qaaday in ay dalka ka hi...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Dowlada Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Dhaqaale Fara Badan Oo Ay Ka Heshay La Ganacsiga Soomaalida 6 Bilood Gudahood...
Dowlada Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Dhaqaale Fara Badan Oo Ay Ka Heshay La Ganacsiga Soomaalida 6 Bilood Gudahood...

Addis-Ababa, Somaliwide.Net

Sarkaal u hadlay waaxda canshuuraha ee dowlada faderaalka Itoobiya ayaa xaqiijiyay in dalkiisu faa’iido badan uu ku qabo xiriirka ganacsi ee uu la leeyahay ganacsatada dalka Soomaaliya.

Sarkaalkan wax...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Nin Xaaskiisa Xalay Muqdisho Nafta Uga Qaaday Toorey...
Nin Xaaskiisa Xalay Muqdisho Nafta Uga Qaaday Toorey...

Muqdisho, somaliwide.net

Dilka Haweenaydan ayaa yimid ka dib markii ninkeeda uu Mindi uga taagay dhuunta dhanka bidix, iyadoo saaka lagu wado in meydka marxuumadda lagu aaso qabuuraha Barakaat.

Haweenaydan oo magaceeda lagu sheegay Nimco Nuur ayaa u geeriyootay dhaawacii ka oo gaaray to...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Maxamed Dheere Oo Soo Saaray Wareegto Uu Ku Mamnuucayo Lacag Dhawaan Jowhar La Keenay...
Maxamed Dheere Oo Soo Saaray Wareegto Uu Ku Mamnuucayo Lacag Dhawaan Jowhar La Keenay...

Jowhar, somaliwide.net

Guddoomiyaha Guddiga Maamulka ee Gobalka Sh/Dhexe, Md. Maxamed Cumar Xabeeb (M.Dheere) ayaa waxa uu maanta soo saaray Wareegto lagu mamnuucayo Lacagaha Cusub ee Shillin Soomaaliga ah , ee uu Maamulkiisa dhawaan u qeybiyey Maleeshiyooyinka ku su...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Qiimaha Hubka La Kala Siisto Ee Muqdisho Oo Sare U Kacay Beryihii Ugu Danbeeya...
Qiimaha Hubka La Kala Siisto Ee Muqdisho Oo Sare U Kacay Beryihii Ugu Danbeeya. (rasaastii qoryaha waaweyn ee lidka diyaaradaha oo suuqyada kaba dhamaatay)...

Muqdisho, somaliwide.net.

Qiimaha hubka lagu iibsado ayaa waxa uu gaaray heerkii ugu sareeyay inta la ogyahay, iyadoo dadku ay si aad ah u iibsanayaan qoryaha fudud iyo rasaasta.

Ganacsat...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Sirdoonka Iyo Am. Wadamadda Maraykanka, Kenya, Itoopiya & Jabuuti Oo Sida la Sheegayo Kulan Ku Yeelan Doona Jowhar...
Sirdoonka Iyo Ammaanka Wadamadda Maraykanka, Kenya, Itoopiya & Jabuuti Oo Sida la Sheegayo Kulan Ku Yeelan Doona Magaalladda Jowhar...

Jowhar, somaliwide.net

Siada ay baahisay Wakaalladda Wararka ee Qatar News Agency waxa uu kulan looga hadlayo sidii wax looga qaban lahaa arimaha walaaca uu ka taagan yahay ee dhinaca amaanka gobolka Geeska Afrika.
<...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Soo Bandhigay Guddiyo Hawleedkiisa...
Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Soo Bandhigay Guddiyo Hawleedkiisa. ("xildhibaankii loo magacaabo xil sida wasiir ama agaasime in uu weyn doono xubinimada Baarlamanka")...

Baydhabo, somaliwide.net

Kulankii xildhibaanada B/Faderaalka Soomaaliya ay isugu yimaadeen maanta magaalada Baydhabo ayaa looga dooday qodobo badan, iyadoo lagu balamay in dib la isugu...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Wararkii Radio Xoriyo 10 March 2006: (1) Ciidammada gumaysiga oo gubay magaalada Jarrati...
Barnaamijkii Radio Xoriyo 10 March 2006...

(1) Dagaallo cadowga lagu naafeeyay.
(2) Ciidammada gumaysiga oo gubay magaalada Jarrati.
(3) Carruur badan oo macaluuli ku hayso Bariga Afrika.
(4) Eritereya oo diidday eed ay Qaramada Midoobey u soo jeedisay.
(5) Barnaamijkii Waayaha N/huraha & Wacadarah aduunyada(Q5aad).

Dagaallo dhaw...more
  Browse Article | Add to Favourites
Madaxweyne K/Xigeenkii Hore Ee K/Afrika Jacob Zuma
Madaxweyne K/Xigeenkii Hore Ee K/Afrika Jacob Zuma "Aniga horaan u sheegay In Aysan Naagtan Waxba Naga Dhaxaynin, Mana Faraxumaynin (ma'xoogin)"...

Waxaa arintaa yiri madaxweyne ku xigeenkii hore ee wadanka K/Afrika oo maxkamadi mar labaad dacwadi uga furantay Maxakamada-Sare ee Johannesburg. Saaka ayaa lasoo taagay maxkamadaas isagoo lagu soo eedeynayey kufsi hawe...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo Maanta lagu wado inay soo gaaran...
Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo Maanta lagu wado inay soo gaaran Magaalada Baydhabo...

Wafdi ka socda Beesha Caalamka iyo Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inay maanta soo gaaraan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo xarun KMG ah u ah Baarlamanka Soomaaliya.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ujeedada socdaalka wafdigan ee magaalada Baydhabo...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Kulanka Baarlamaanka Oo Maanta Dib Uga Furmay Baydhabo...
Kulanka Baarlamaanka Oo Maanta Ka Furmay Baydhabo...

Baydhabo, somaliwide.net

Xildhibaanadda Baarlamaanka K/meelgaarka ee Soomaaliya ayaa mar kale maanta isugu tagay Xarunta KMG ah ee Baarlamaanka loo qoondeeyay inuu ku shiro ee Magaaladda Baydhabo, halkaas oo uu si rasmiya uga furmay Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya.

In ka badan 200 oo Xildhi...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Madaxwayne C/Laahi Yuusuf Iyo Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi Oo Jowhar Ku Sii Jeeda Dhawaan...
Madaxwayne C/Laahi Yuusuf Iyo Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi Oo Jowhar Ku Sii Jeeda Dhawaan...

Jowhar, somaliwide.net

Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa la filayaa inay Toddobaadkan dib ugu laabtaan Magaaladda Jawhar. Socdaalka C/llahi iyo Geeddi ayaa...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Isbahaysiga Dooxada Jubba Oo Duulaan Ku Ah Deegaano Ku Dhaw Dhaw Afmadow...
Isbahaysiga Dooxada Jubba Oo Duulaan Ku Ah Deegaano Ku Dhaw Dhaw Afmadow...

Kismaayo, somaliwide.net

Warar aanu ka helnay magaalada Kismaayo ayaa tibaaxaya in halkaas uu ka socdo qorshe lagu doonayo in isbahaysiga D/Jubba uu waqtiyada dhaw uu maleeshiyaad u dirayo deegaano ku yaala gobolkaas.

Deegaanadan ayaa waxaa lagu sheegay in ay u dhaxeeya...more
  Browse Article | Add to Favourites
No Picture Wararka Radio Xoriyo 07 March 2006. (1) Weerar mir ah oo lagu qaaday Mishinka Dhagaxbuur (2) Dad rayad ah oo gumaysiga Itoobiya laayay,
Wararka Radio Xoriyo 07 March 2006...

(1) Dad rayad ah oo gumaysiga Itoobiya laayay.
(2) Weerar mir ah oo lagu qaaday Mishinka Dhagaxbuur.
(3) Go'aamo ka soo baxay shir u socday maamulka Kililka.
(4) Odayaal Jigjiga ka soo ambabaxay oo dibada u soo jeeda.
(5) Warbixin booqashadii waftiga JWXO ee wadanka Finland(Maqal).
============...more
  Browse Article | Add to Favourites
Member Login
User name:
Password:
 
Register now Forgot Password








Somali Radio Links
BBC Somali 04:00 GMT
BBC Somali 11:00 GMT
BBC Somali 14:00 GMT
BBC Somali 18:00 GMT
SomaliVOA 7:00pm
SomaliVOA 8:00pm
Radio Qoraxey
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
SBS Somali - Australia
BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
Somali Links
Celqooxle.com
Makhtal.org
Codkawaamo.com
Qaranimo.com
Somalibooks.org
4somaliwomen.com
Abaaqaroow.com
Afdheer/Hargeele
Allsanaag.com
aminarts.com
BBC Somali
buluugleey.com
Calanka.com
Dacwah.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Garoweonline.com
Halgan.net
Hiiraan
Jubbariver.com
kismaayonews.com
Markacadey.net
Mashallah.tk
Ogaden.com
Ogadenpost
Onlf.org
puntlandforchange.com
Qaadisiya.com
Qabridahare.com
Qorahay
Radiojigjiga.com
rstvonline.com
Somaligalbed.com
Somaliherald.com
Somalistate/Ogaden
Somalitribune.com
Somaliweyn.com/
Somaliwide.net
VOANews.com/Somali
Xaajo.com
Wargaysyada Afrika
DailNation (Kenya)
Eastandard.net
Hornafrik.com
Shabellenews.net
Timesnews.co.ke
Wargeyska.com
Wargaysyada Carabta
Sudantribune
Daralhayat.com
Asharqalawsat.com
Al-Jazira
Islaamic Links
Dacwah.com
News Papers
The Australian
The age.com.au
Washingtonpost.com
Guardian.co.uk
New York Times
Eastandard.net
Radio Links (English)
BBC World Service Radio
Bogaga Suugaanta Somalida
Hiiraan.com/Suugaan
Qorahay.com/suugaan
Doollo.com
Golkhatumo.com
 
Advertise with us | Feedback | Contact us | Terms & Conditions | Privacy Policy | Designed by: Tower Digital