Gabay Wadaagii Abwanada Xalane Iyo Cirjiir Oo Abwaan Cusub Tix Jawaab Ah Ka Tiriyey...
Labada Abwaan ee kale ah Xuseen Cabdi Xalane oo ah Wasiirka Maaliyada Ee DKMG somaliya iyo Abwaan Craxmaan Ibraahim Magan (CIRJIIR) todobaadkii hore is dhaafsaday gabayo hoos ka tuur ah laguna baahiyay aalada internet ka, ayaa waxaa tix gaaban oo magaceda la yiraahdo.
GEEDA SARA WAAB.
Ku dhex tuuray Abwaan Cabdulaahi Kaad Faarax oo ku nool Koonf...more |