BAYAAN AY SOO SAAREEN GUDIGA GOLAHA DEGANKA GALKACYO EE BEELAHA LEELKASE
BAYAAN AY SOO SAAREEN GUDIGA GOLAHA DEGANKA GALKACYO EE BEELAHA LEELKASE
KU: DHAMAAN DHINACYADA KALA DUWAN EE WARBAAHINTA KA: GUDIGA BEESHA U QAABILSAN ARIMAHA GOLAHA DEGANKA DEGMADA GALKACYO QEYBTA GOLAHA DEGANKA DEGMADA GALKACYO EE AY XALKA U ARKEEN BEELAHA LEELKASE Waxay kalfadhiyo badan kadib soo saareen gudigii beelaha leelkase ay u xilsarteen golaha deganka degmada Galkacyo Qeybtii golaha deganka degmada Galkacyo waana sidan 27 GOLAHA DEGANKA DEGMADA GALKACYO GUUD AHAN
10- Beelaha Leelkase 14- Beelaha Majerteen 1- Beesha Ortable 1- Beesha Carab salax 1- Beesha Madhibaan Waxanu cadeyneynaa in ay qeybatani katurjumeyso qeybta xaqa ah oo wax kuwada qeybsankaraa beelaha wada dega degmada Galkacyo.
Waxanu ka codsaneynaa (Maamul Goboledka Puntland) in laga taxadaro waxyaalaha kicin karo xasilownidarada iyo xiisad ka dhex abuuranta Beelaha walaalaha ah oo wada dega Degmada Galkacyo.
Gudiga Beelaha leelkase ee Golaha Deganka Degmada Galkacyo Tel: 2525447025 Warsamedheere@hotmail.com
Publish Date: 1/8/2006
Last Updated: 1/15/2006
Source: Somaliwide +
More News under this Heading
|