Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 9 September 2010 0:36
English Somali
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 Warsaxaafadeed: Ogaden Community Assosiation in Finlad O.C.A

Go’aamo dhaxal gal ah oo ka soo baxay shir-weynihii 27.11.05, magaalada Helsinki, Dalka Finland ee ay isugu yimaadeen Jaaliyada (Ogaden Community Assosiation in Finlad O.C.A) Ururka bulshada reer Ogaadeeniya ee Finland oo matala dhamaan soomaalida reer Ogaadeeniya.

Shalay 27.11.2005 saacadu Markey aheyd 11:00 - 18:00 magaalada Helsinki ee dalka Finland waxaa ka dhacay shir weyne ay isugu yimaadeen bulshada jaaliyada reer Ogaadeeniya ee ku nool dalka Finland.

Shirkaas waxaa ka soo qeyb-galay dad cadoodku kor u dhaafay ilaa 200 oo ruux oo iskugu jirey Odayaal, Culiima-Udiin, Aqoon-yahan, Hooyooyin, Dhalinyaro, caruur iyadoon rag iyo dumar aan loo kala hadhin.

Shirkaas balaadhan ula-jeedadooyinkiisa waxaa ka mida ahaa:
1. in bulshada jaaliyadu kulanto inta aan is aqoonina ay is bartaan
2. In laga wada hadlo sidii loo sii xoojin lahaa isku xirnaanta iyo midnimada jaaliyada iyo
3. In laga wada hadlo sidii kor loogu sii qaadi lahaa waxqabadka jaaliyada dhinac kasta
4. In laga wada hadlo xaalada qalafsan ee maanta ka taagan geeska Afrika, qaasatan Ogaadeeniya, bulshada jaaliyadana lala socodsiiyo wararkii ugu dambeeyey ee xaalka Ogaadeeniya iyadoo wareysi khadka telefoonka lagu wareystey Odoyaasha reer Ogaadeeniya ee Gudaha Ogaadeeniya iyo xubno sare oo ka tirsan xornimo raadiska Ogaadeeniya ee jabhada O.N.L.F
5. Waxaa intaas wehiliyey wada hadal qiimo badan iyo doodo laga yeeshay adkeynta xiriirka jaaliyada, wax wada qabsiga jaaliyada iyo bulshadeeda iyo sidii si nabad-galyo leh loogu noolaan lahaa, waxna looga qabsan lahaa qurbaha iyo wadanka lagu noolyahay.
6- Waxaa kale oo shirweynaha lagu soo qaaday dhibkii ka dhacay Ogaadeeniya iyo dadkii Q/Dahare lagu xasuuqay, kuwii hatidooda lagu gubay, kuwii fool-jeex hantidooda lagu qubay iyo guud ahaan dhibka maanta ka taagan Ogaadeeniya oo sii badanaya iyo sidii xal nabadeed loogu heli lahaa.

Jaaliyada reer Ogaadeeniya ee Finland iyadoo ku hadlaysa codka shacabkeeda: Waxay shirkaas ka soo saartey go’aamada soo socda.

Jaaliyadu waxay si buuxda u garab taagantahay shacabkeeda iyo dareenkiisa dhinac kasta, sida nabad ugu noolshaha iyo ka faa’iideysiga wadanka lagu noolyahay shaqo, waxbarasho iyo dadaal kale intaba, horumarinta iyo mideynta bulshada jaaliyada, la shaqeynta iyo xoojinta xiriirka bulshada iyo jaaliyadaha soomaaliyeed iyo kuwa reer Ogaadeeniya gudaha iyo dibeda.

Kadib markii qiimeyn jaaliyadu ku sameysay xaalka Ogaadeeniya ee maanta isla markaasna ay dhageysatay codkii duqeyda reer Ogaadeeniya ee gudaha iyo kii madaxda sare ee xornimo raadiska Ogaadeeniya jabhada O.N.L.F waxay taageereysaa codka shacabka Ogaadeeniya hiili yo hooba, jaaliyadu waxay taageereysaa in nabad loogu dhameeyo dhibka iyo colaada dhulka Ogaadeeniya iyo in wada hadal lagu dhameeyo colaada jirta, laba xoog O.N.L.F iyo Dowlada Tigreeguna ay ku dadaalaan in colaadaas wadahadal nabadeed lagu dhameeyo. dadka reer Ogaadeeniyana loo ogolaada in ay ku noolaadaan cabsi la’aan iyo si dimuqraati ah.

Arinta xasuuqii Q/Dahare, dadka la gumaaday, guryaha iyo hantida la gubay, arinta Fool-jeex guryaha iyo hantida la gubay dadka bara kacay iyo kacdoonka cusub ee ka taagan dhulka Ogaadeeniya jaaliyadu waxay cambaareyneysaa cida arintaas masuulka ka ah, falkaas foosha xuna ku kacay oo ah maamulka Tigreega Itoobiya iyo Ogaadeeniya. Jaaliyadu falkaas foosha xun waxay ku tilmaameysaa mid xadka bini-aadamnimada ka baxsan, kana fog xuquuqul isnaanka kana soo horjeeda dadaalka loogu jiro in si nabad ah xal loogu raadiyo colaada Ogaadeeniya.

Ugu dambeyn jaaliyadu waxay tacsi u soo gudbineysaa dhamaan umada reer Ogaadeeniya gumaadkii loo geystay dadkooda awgiis. Waxaa kale oo salaan iyo mahad celin mudan dhamaan intii ka soo qeyb-qaadatay shir-weynahaas iyo intii soo abaabushay, shirku wuxuu u dhacay si aad u wanaagsan aad ayeyna dadkii goobta joogay ugu bogeen nidaamka, kala dambeynta, anshaxa iyo maamul wanaaga shirka.

Maamulka Jaaliya O.C.A in Finland
oca@ogaden.f

Publish Date: 11/29/2005
Last Updated: 12/7/2005
Source: Somaliwide +


More News under this Heading
Bayaan Ay Soo Saareen Gudiga Golaha Deegaanka Gaalkacyo Ee Beelaha Leelkase...
Warsaxaafadeed: Ogaden Community Assosiation in Finlad O.C.A
BAYAAN: Bayaan Ay Soo Saartay Jaaliyada Absame Ee Koonfur Afrika
Member Login
User name:
Password:
 
Register now Forgot Password








Somali Radio Links
BBC Somali 04:00 GMT
BBC Somali 11:00 GMT
BBC Somali 14:00 GMT
BBC Somali 18:00 GMT
SomaliVOA 7:00pm
SomaliVOA 8:00pm
Radio Qoraxey
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
SBS Somali - Australia
BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
Somali Links
Celqooxle.com
Makhtal.org
Codkawaamo.com
Qaranimo.com
Somalibooks.org
4somaliwomen.com
Abaaqaroow.com
Afdheer/Hargeele
Allsanaag.com
aminarts.com
BBC Somali
buluugleey.com
Calanka.com
Dacwah.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Garoweonline.com
Halgan.net
Hiiraan
Jubbariver.com
kismaayonews.com
Markacadey.net
Mashallah.tk
Ogaden.com
Ogadenpost
Onlf.org
puntlandforchange.com
Qaadisiya.com
Qabridahare.com
Qorahay
Radiojigjiga.com
rstvonline.com
Somaligalbed.com
Somaliherald.com
Somalistate/Ogaden
Somalitribune.com
Somaliweyn.com/
Somaliwide.net
VOANews.com/Somali
Xaajo.com
Wargaysyada Afrika
DailNation (Kenya)
Eastandard.net
Hornafrik.com
Shabellenews.net
Timesnews.co.ke
Wargeyska.com
Wargaysyada Carabta
Sudantribune
Daralhayat.com
Asharqalawsat.com
Al-Jazira
Islaamic Links
Dacwah.com
News Papers
The Australian
The age.com.au
Washingtonpost.com
Guardian.co.uk
New York Times
Eastandard.net
Radio Links (English)
BBC World Service Radio
Bogaga Suugaanta Somalida
Hiiraan.com/Suugaan
Qorahay.com/suugaan
Doollo.com
Golkhatumo.com
 
Advertise with us | Feedback | Contact us | Terms & Conditions | Privacy Policy | Designed by: Tower Digital