Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 30 August 2014 21:15
English Somali
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Sports/Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Suugaanta Abwaan: Cabdi Ibrahim Magan (Ciriir)
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Jubaland State
Jubaland State
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 FAARAX MACALIN IYO RADIO-OGAAL (Wariye Karatee) ...

RADIO-OGAAL iyo Faarax Macallin.

Halkan ka dhagayso

Mudane Faarax Macallin Dawaara ku-xigeenka guddooomiyaha baarlamaanka Kenya ahna mudane laga soo doorto Lagdheeraa oo ku sugnaa xilligaas dalka Mareykanka ayaa wareysi siiyey radio-Ogaal oo ah warbaahin fadhigeedu yahay dalka dibadiisa Faarax macallin oo wax laga weydiiyey arrimo khuseeya Soomaaliya ayaa uga jawaabay dadweynaha su`aalo ay weydiinayeen wareysigan waxaa qaaday radio Ogaal -Faarax Karatee.

   

Faarax Macallin ayaa ka qeybgalay kulan ururka baarlamaanada aduunku ku lahaayeen dalka Kanada markii uu u dhamaaday kulankaasna la kulmay dad Soomaali ah oo Kenyan iyo Soomaaliba isugu jirey kuna nool dalka Kanada.

Faarax Macallin ayaa sheeegay in dalka Soomaaliya is-baddel ka dhacay isbadelkaana ay soo dhaweynayaan " madaxweyne ayaa la doortay, madaxweynihii ra`iisul wasaare ayuu soo magacaabay, ra`iisul wasaarihiinna golihiisii wasiiradda ayuu soo magacabaabay rajo fiican ayaana laga qabaa Soomaaliya hadda". wixii ay madaxda dowladda Soomaaliya sameeyaan ayaan eegaynaa kuna garab galaynaa.

Faarax macallin ayaa la weydiiyey sida uu u arko hadallo dhawaan kasoo baxay masuulka loo doortay Soomaaliya kuna aadanaa hadalkii uu Baledweyne ka jeediyey ee ahaa Baledweyn maamul dadkeedu ha sameysteen Kismaayo Xamar ayaa maamul looga sameynayaa maadaama uu faarax macallin ka mid yahay madax dal dimoqraadiyaddu ka horumartay lagagana dhaqmo wuxuuna ku jawaabay jidka nabadda iyo horumarka loo maro waa caddaaladda waana in ay madaxda dowladda iyo dadkuba u hoggaansamaan federaalismka iyo sharciga Soomaaliyana hadda waxay haysataa nidaamka federaal.

"Kismaayo ha sameysteen maamulkooda maya in looga soo magacaabo maamul Xamar dadka ayaa leh awoodda iyo rabitaanka aayahooda Kenya sidan oo kale waxay qaadatay nidaamka federaalka Garissa shaqsi looga soo magacaabi karo Nairoobi majiro, haddii madaxweynahyaanagu isku dayo wajiga ayaa looga tuurayaa,  sharcigaas ayaa meel waliba oo dalka ah lagu maamulayaa ma jiri karto in meel lagu maamulo sharci ka duwan kan lagu maamulo meelo kale.

Kenya waxay mar waliba soo dhaweynaysaa dowladda Soomaaliya awood yeelata. Si culeyska qaxootiga Kenya looga qaado waxaa muhiim noo ah in la helo deegaanada nasoo xiga oo ay noqdaan deegaan nabad ah si dib loogu celiyo qaxooti

Mar la weydiiyey Faarax Macallin hadal safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya ku sheegay in maamulka jubbooyinka laga soo magacaabayo Xamar cid kale oo maamul u sameyn kartana aysan jirin ayuu faarax macallin kaga jawabay ma filayo hadalka Safiirka inuu la qabo Mudane Xasan Sheekh madaxweynaha Soomaaliya waayo madaxweynahu wuxuu illaalinayaa wixii ay Soomalidu ku heshiisay.

Haddii ay jiraan waxyaabo yaryar Soomaalidu ha ka gudbeen hana u gudbeen marka hore in la saxo waxyaabaha waaweyn dalka waxaa maamulayey meelo badan calooshood u shaqeystayaal waxaana loo baahan yahay in ammaanka dalka Soomaaliya la sugo marka hore, waxyaabihii baabiiyey dowladii Soomaaliya la iska illaliyo.

Maamulka gobollada jubbooyinka iyo Gedo ayuu faarax macallin sheegay in aysan iyagu maamul u dhisaynin hase yeeshee ay ku saacidi doonaan sidii ay iyagu u samysan lahaayeen maamul gobolleed wanaagsan oo lagu daydo.

Kenya ayaa tababarro siisay dhammaan ciidamada ka howlagalaya gobollada na xiga ee Kenya deriska la ah, Kenyana way caawineysaa dowladda Soomaaliya waana ku garab qabaneynaa Soomaaliya sidii ay usoo kaban laheyd, Kenya Mp uma dhiseyso Soomaaliya Soomaaliya iyadaa laga rabaa inay arrimahooda ku heshiiyaan si ay wanaag u gaaraan.

Faarax Macallin ayaa dadka Qurbaha uga digay inaysan ka qeyb qaadan fitnada, dhaqaale yar oo aad dirteen yaan la isku dilin oo yaan lagu fitneynin dalka, wuxuuna kula dardaarmay inay caruurtooda waxbaraan, iskuulada dhigtaan, ganacsiga galaan, waxna la qabsada dalka ay ku nooshihiin, ha ku fikirina dib ayaad ugu noqoneysaan dalkiinnii, dalkiinii wax u qabta oo dib u dhis ku sameeya, yaan lagu fikirin ninkii waxyar bartaba inuu isku sharraxo wasiir inuu ka noqdo Soomaaliya, Soomaaliya usoo duceeya wixii wanaag ahna ku tara wixii fitno ahna ha ka qeybgalina.

 

 

Publish Date: 11/8/2012
Last Updated: 5/22/2013
Source: Somaliwide +


More News under this Heading
My 918 days in Al-Shabaab cells and the unending trauma after. 27/08/2014
Bishop arrested with home-made bomb in Nairobi. 14/04/2014
Turkey to help modernise Kenya Police Service. 13/04/2014
Teacher's incredible sacrifice as he donates kidney to seriously ill girl at his school
Aden Duale clarifies remark on terror. 13/0412014
It’s economic sabotage, claim Somalis. 13/04/2014
Kenya soldiers to relocate and pacify new areas in South Somalia
2 Kenya cops due in court for abduction of 2 ONLF Officials
Two police officers arrested over abduction of Ethiopian officials 03/02/2014
Beesha Cowlyahan Oo Shirtay Dal iyo Dibadba Iyo Bayaan Ay Soo Saareen wax garad Koodu
IGAD Appointed Ambassador Mohamed Abdi Affey as its Special Envoy to Somalia
Baby was ‘sold’ for Sh24,500 (Ilmo hooyadiis gadatay)...
Letter of the Secretary-General on the UN/AU bench-marking exercise on Somalia
Somalia’s Leader: Look Past the Hype
Tacadiyada Ogadeniya Ka Dhacaya: "Markhaati furkii, Shaanbal Xasan Maxamed Cabdi ( Xasan Aafo)"
Nuxurka Warbixintii Ururka ICG uu ka Diyaariyey Gobolka Ogaden (DDSI) iyo Beesha Absame (Dr Cabaas)
Ethiopia: Prospects for Peace in Ogaden
Mu'aamarad lala damacsan yahay Jubaland State iyo ciidanka Kenya oo la dalbaday inay baxaan 03/07/2013
Wasiirka Warfaafinta: Dastuurka lama ansixinayo iyadoo aan shacabka loo soo bandhiggin
Walaalaha Galgaduud iyo Foosha Kismaayo
Sheekh Xasan Turki oo ka warbixinaya Xaaladda Kismaayo kadib la wareegitaan-kooda. (25-09-06)...
ONLF Oo Qaadatay Nidaamka Cusub Ee Caalamka (ONLF Takes New World Order).
Member Login
User name:
Password:
 
Register now Forgot Password








Somali Radio Links
Radio Ogaal.com
BBC Somali 04:00 GMT
BBC Somali 11:00 GMT
BBC Somali 14:00 GMT
BBC Somali 18:00 GMT
SomaliVOA 7:00pm
SomaliVOA 8:00pm
Radio Qoraxey
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
SBS Somali - Australia
BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
Somali Links
Somalimp3.com
Jubbalanddf.net Diaspora
Somalifox.com
Waamonews.com
Somalibooks.org
Allpuntland.com
Makhtal.org
Somalichannel
Qaranimo.com
Radiomuqdisho.net
4somaliwomen.com
Abaaqaroow.com
Afdheer/Hargeele
Allsanaag.com
aminarts.com
BBC Somali
buluugleey.com
Calanka.com
Dacwah.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Garoweonline.com
Halgan.net
Hiiraan
Jubbariver.com
kismaayonews.com
Markacadey.net
Mashallah.tk
Ogaden.com
Ogadenpost
Onlf.org
puntlandforchange.com
Qaadisiya.com
Jubbalandnews.com
Qorahay
Radiojigjiga.com
rstvonline.com
Ogadentoday.com
All-Idamaale.com
Somalistate/Ogaden
Ijaranews.com
Somaliweyn.com/
Somaliwide.net
VOANews.com/Somali
Garissacity.com
Wargaysyada Afrika
Statehousekenya.go.ke
DailNation (Kenya)
Eastandard.net
Hornafrik.com
Shabellenews.net
Timesnews.co.ke
Wargeyska.com
Wargaysyada Carabta
Sudantribune
Daralhayat.com
Asharqalawsat.com
Al-Jazira
Islaamic Links
Dacwah.com
News Papers
Crisisgroup.org
The Australian
The age.com.au
Washingtonpost.com
Guardian.co.uk
New York Times
Eastandard.net
Radio Links (English)
BBC World Service Radio
Bogaga Suugaanta Somalida
Hiiraan.com/Suugaan
Qorahay.com/suugaan
Doollo.com
Golkhatumo.com
 
Advertise with us | Feedback | Contact us | Terms & Conditions | Privacy Policy | Designed by: Tower Digital