|
|
|
|
| Cabdinuur Sayid Xuseen oo ku geeriyooday Gobolka Afdheer 08/11/2012 |
|
|
|
|
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun
Waxaa maanta magaalada Dharraaye ee Gobolka Afdheer ku geeriyooday Allaha u naxariistee Cabdinuur Sayid Xuseen Cabdille Xasan.Waxaan Alla uga baryaynaa dambi dhaaf iyo naxariisti aakhiro, ehelki iyo qaraabadii u uka baxayna samir iyo iimaan.
Publish Date: 11/8/2012
Last Updated: 12/10/2012
Source: Somaliwide +
More News under this Heading
|
|
|