Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 26 November 2014 1:37
English Somali
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Sports/Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Suugaanta Abwaan: Cabdi Ibrahim Magan (Ciriir)
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Jubaland State
Jubaland State
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 RW Saacid oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada.4/11/2012...

Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya ayaa soo dhisay golle wasiirro oo ka kooban toban xubnood oo ay ku jiraan 2 haween ah. Golahan ayaa ah tiradii ugu yareyd ee Soomaaliya loo soo dhiso muddooyinkii u danbeeyey.

Hoosta ka akhriso magacyada iyo taariikh-nololeed kooban ee qaar ka mid ah wasiirada cusub.

1.Marwo/Fowsiya Yuusuf X Aadan - Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen / Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda:
Khabiir-hawleed xirfad iyo aqoon aad u durugsan u leh Xiriirrada Caalamiga ah, Maaraynta, Gargaarka Bani-aadamka, Saxaafadda, Qaramada Midoobay, Tacliinta, Awoodeynta Dumarka, iyo la-tacaalidda Saboolnimada.

Saxaafadda, Tacliinta, iyo Xiriirka Caalamiga ah ku baratay jaamacado caan ah oo ku kala yaalla Dalalka Faransiiska, Suudaan, iyo Maraykanka Xilal sare ka soo qabatay safaaradihii ay Soomaaliya ku lahayd dalalka Jarmalka, Faransiiska iyo Maraykanka Aasaastay, agaasimena ka noqotay RAAD International iyo RAAD TV. Aasaastay, noqotayna hormuudkii ugu horreeyey ee Jaamacadda Hargeysa.

2.Mudane/Abdullahi Abyan Nuur - Wasiirka Wasaaradda Garsoorka,Arrimaha Diinta & Awqaafta

3.Mudane/Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga.Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga, ahaana Raysal-wasaare ku-xigeen; Guddoomiyihii hore ee Guddiga Abaaraha.
Maaraynta Ganacsiga iyo Maamulka Guud ee Bulshada ku bartay Jaamacadda Strayer ee ku taalla magaalada Washinton DC ee ku taalla carriga Maraykanka Diblumaasi ka tirsanaan jirey safaaraddii ay Soomaaliya ku lahayd dalka Maraykanka.
Ka mid ahaa ergada Soomaaliya u joogi jirtey Kulanka Guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York Ku-simaha Qunsulka Guud ka soo noqday sfaaraddii ay Soomaaliya ku lahayd dalka Kanada Khibrad aqooneed iyo mid shaqo oo ka badan 25 sano u leh maamulka iyo Maaraynta Ku hadla afafka Ingiriisiga iyo Carabiga

4.Mudane/ Cabdikariin Xuseen Guuleed - Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.
Xirfadle hawlo badan ka soo qabtay Maamulka iyo Maaraynta. Agaasime-daleed u soo noqday Hay’adda Muslimka Afrika
Qayb libaax ka qaatay aas-aaska barnaamijyo aqooneed iyo kuwo hawleed oo ay leedahay Jaamacadda SIMAD
Guddoomin jirey Naadiga FPEN oo ah xiriir ay leeyihiin Ururrada ku hawlan Meheradaha Waxbarashada ee Gaarka loo Leeyahay
Ku hadla Afafka: Carabiga iyo Ingiriisiga

5.Mudane/Maxmuud Xasan Suleymaan (Cawil) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta. Aqoonyahan ku takhasusay khibradna u leh maaliyadda iyo qorshaynta: Ka qalin jebiyey Jaamacadda Istareeyar Kolleej oo ku taalla Carriga Maraykanka Waddamada Sacuudiga iyo Iswiserland uga soo shaqeeyey Bankiga Islaamiga ah ee la yiraahdo Daarul Maal Al-Islaami.
Soo qaatay tababbarro badan oo xirfadeed oo ku saabsan maaliyadda, maalgashiga, iyo qorshaynta Muddo ku dhaw afartan (40) sano ku soo dhex jirey mihnadda maaliyadda iyo xisaabaadka.
Si wanaagsan ugu hadla luqadaha Ingiriiska iyo Carabiga

6.Mudane/Cabdulaahi Ciil-mooge Xirsi - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta. Aqoonyahan khibrad u leh u-saldhigidda iyo kobcinta is-gaarsiinta iyo ganacsiga, ahna sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidamadii Xoogga Dalka Soomaaliya
Ka qalin-jebiyey Kulliyadda Saadka ee ku tiillay Volsk iyo Saratof oo ku yaalla Midawgii hore ee Soofiyeetiga.
Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) uga soo shaqeeyey dalalka Afqaanistaan, Usbekistaan, Kasaakhistaan, iyo dalal kale Khibrad shaqo iyo aqooneed oo ka badan 35 sano u leh mihnadda Is-gaarsiinta casriga ah iyo Saadaalinta Dhaqaalaha

7.Mudane/Cabdirisaaq Cumar Maxamed - Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Dalka. Aqoonyahan ku takhasusay dhaqaalaha iyo culuumta bay’adda, khibrad iyo faham durugsanna u leh wax-soo saarka.
Ka qalin-jebiyey Jaamacadda York University oo ku taalla Carriga Kanada Maareeyaha Barnaamijyada ka ahaa xafiis bulshada Soomaaliyeed ee Kanada ku nool looga qaban jirey adeegyada kala ah: caafimaadka, shaqo-helidda, u-doodidda saboolka iwm.
Agaasime sare ka ahaa Hay’adda Horumarinta Hiiraan oo qalab caafimaad iyo adeegyo kale oo dhinaca dhaqaalaha ah ugu deeqday cisbitaalka weyn ee Beledweyne
Guddoomiye ka ahaa Hay’adda la yiraahdo “Danta Soomaalida” oo u ol-olayn jirtey wanaajinta xaaladda dadka Soomaaliyeed iyo dalka Soomaaliya Si wanaagsan ugu hadla Afka Ingiriisiga

8.Mudane/Muxyadiin Maxamed Kaalmooy - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib-u-dhiska.

9.Marwo/Drs Maryan Qaasim - Wasiirka Horumarinta Adeega Bulshada. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Dumarka & Daryeelka Qoyska.
Dhakhtarad ku takhasustay Cudurrada Carruurta iyo Taranka Haweenka.
Ka qalin-jebisay Jaamacaddii Umadda Soomaaliya, qaybta caafimaadka Tacliinta caafimaadka ka kororsatay Waddanka Nederlaand Shahaado Sare oo Caafimaadka Bulshada ah ka qaadatay Carriga Ingiriiska Maamullo sare oo dhinaca caafimaadka ah ka soo qabatay dalalka Yemen, Wasaaradda Caafimaadka ee Nederlaand, iyo dalka Ingiriiska Khibrad iyo aqoon ka badan soddon (30) sano u leh daryeelka iyo caafimaadka aadamiga
Si fiican ugu hadasha Afafka: Ingiriisiga, Dhajka, Carabiga, iyo Talyaaniga

10.Mudane Maxamud Axmed Xasan - Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.


Wareysiyo iyo warbixin arrintan la xiriira hoosta ka dhagesyo.

Source: VOA

Publish Date: 11/4/2012
Last Updated: 1/2/2013
Source: Somaliwide +


More News under this Heading
My 918 days in Al-Shabaab cells and the unending trauma after. 27/08/2014
Bishop arrested with home-made bomb in Nairobi. 14/04/2014
Turkey to help modernise Kenya Police Service. 13/04/2014
Teacher's incredible sacrifice as he donates kidney to seriously ill girl at his school
Aden Duale clarifies remark on terror. 13/0412014
It’s economic sabotage, claim Somalis. 13/04/2014
Kenya soldiers to relocate and pacify new areas in South Somalia
2 Kenya cops due in court for abduction of 2 ONLF Officials
Two police officers arrested over abduction of Ethiopian officials 03/02/2014
Beesha Cowlyahan Oo Shirtay Dal iyo Dibadba Iyo Bayaan Ay Soo Saareen wax garad Koodu
IGAD Appointed Ambassador Mohamed Abdi Affey as its Special Envoy to Somalia
Baby was ‘sold’ for Sh24,500 (Ilmo hooyadiis gadatay)...
Letter of the Secretary-General on the UN/AU bench-marking exercise on Somalia
Somalia’s Leader: Look Past the Hype
Tacadiyada Ogadeniya Ka Dhacaya: "Markhaati furkii, Shaanbal Xasan Maxamed Cabdi ( Xasan Aafo)"
Nuxurka Warbixintii Ururka ICG uu ka Diyaariyey Gobolka Ogaden (DDSI) iyo Beesha Absame (Dr Cabaas)
Ethiopia: Prospects for Peace in Ogaden
Mu'aamarad lala damacsan yahay Jubaland State iyo ciidanka Kenya oo la dalbaday inay baxaan 03/07/2013
Wasiirka Warfaafinta: Dastuurka lama ansixinayo iyadoo aan shacabka loo soo bandhiggin
Walaalaha Galgaduud iyo Foosha Kismaayo
Sheekh Xasan Turki oo ka warbixinaya Xaaladda Kismaayo kadib la wareegitaan-kooda. (25-09-06)...
ONLF Oo Qaadatay Nidaamka Cusub Ee Caalamka (ONLF Takes New World Order).
Member Login
User name:
Password:
 
Register now Forgot Password








Somali Radio Links
Radio Ogaal.com
BBC Somali 04:00 GMT
BBC Somali 11:00 GMT
BBC Somali 14:00 GMT
BBC Somali 18:00 GMT
SomaliVOA 7:00pm
SomaliVOA 8:00pm
Radio Qoraxey
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
SBS Somali - Australia
BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
Somali Links
Somalimp3.com
Jubbalanddf.net Diaspora
Somalifox.com
Waamonews.com
Somalibooks.org
Allpuntland.com
Makhtal.org
Somalichannel
Qaranimo.com
Radiomuqdisho.net
4somaliwomen.com
Abaaqaroow.com
Afdheer/Hargeele
Allsanaag.com
aminarts.com
BBC Somali
buluugleey.com
Calanka.com
Dacwah.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Garoweonline.com
Halgan.net
Hiiraan
Jubbariver.com
kismaayonews.com
Markacadey.net
Mashallah.tk
Ogaden.com
Ogadenpost
Onlf.org
puntlandforchange.com
Qaadisiya.com
Jubbalandnews.com
Qorahay
Radiojigjiga.com
rstvonline.com
Ogadentoday.com
All-Idamaale.com
Somalistate/Ogaden
Ijaranews.com
Somaliweyn.com/
Somaliwide.net
VOANews.com/Somali
Garissacity.com
Wargaysyada Afrika
Statehousekenya.go.ke
DailNation (Kenya)
Eastandard.net
Hornafrik.com
Shabellenews.net
Timesnews.co.ke
Wargeyska.com
Wargaysyada Carabta
Sudantribune
Daralhayat.com
Asharqalawsat.com
Al-Jazira
Islaamic Links
Dacwah.com
News Papers
Crisisgroup.org
The Australian
The age.com.au
Washingtonpost.com
Guardian.co.uk
New York Times
Eastandard.net
Radio Links (English)
BBC World Service Radio
Bogaga Suugaanta Somalida
Hiiraan.com/Suugaan
Qorahay.com/suugaan
Doollo.com
Golkhatumo.com
 
Advertise with us | Feedback | Contact us | Terms & Conditions | Privacy Policy | Designed by: Tower Digital