Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 19 December 2014 9:24
English Somali
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Sports/Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Suugaanta Abwaan: Cabdi Ibrahim Magan (Ciriir)
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Jubaland State
Jubaland State
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 Bayaan Ka Soo Baxay Shirkii Jaaliyada Jubooyinka Ee K/Afrika...

somaliwide.net Bayaan Ka Soo Baxay Shirkii Jaaliyada Jubooyinka Ee K/Afrika.

SHIRKA JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE JUBBOOYINKA

JOHANNESBURG – OCTOBER 14, 2012

Shir ay isugu yimaaddeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee kasoo jeedda gobollada Jubbooyinka kaasoo ka dhacay magaalada Johannesburg ee waddanka Koonfur Afrika markii ay taariikhdu ahayd  October 14, 2012 ayaa waxaa kasoo qayb galay dadweyne isugu jiray odayaal dhaqameed, culimaa’udiin, aqoon yahanno iyo wax garad kale oo aad u tiro badan ayaa waxaa si xeel dheer loogaga hadlay xaaladda guud ee soomaaliya iyo gaar ahaan xaaladda hadda ee jubbooyinka.

Falanqayn badan kaddib waxaa shirka kasoo baxay war murtiyeed ka kooban 11 qodob, wuxuuna u dhiganyahay sidan hoos ku qoran:

  1. 1.      Ugu horreyn waxaan salaan u direynaa Madaxda dalka guud ahaan  oo uu ugu horreeyo Madaweynaha, af hayeenka baarlamaanka iyo ra’isilwasaaraha la magacaabay, waxaana rajeyneynaa in ay xildhibaannadu  codka kalsoonida siin doonaan ra’isilwasaaraha cusub, waxaa kale oo aan salaameynaa dhammaan xildhibaannada.
  2. 2.      Waxaan madaxweynaha iyo madaxda kalaba kula talineynaa in ay la yimaaddaan karti iyo dedaal dheeraad ah iyagoo ka shidaal qaadanaya waayo aragnimadii laga dhaxlay 22kii sano ee uu dalku burbursanaa.
  3. 3.      Waxaa kale oo aan kula talineynaa madaxda dalka iyo xildhibaannada in ay ilaaliyaan sharciga waddanka u degsan qof kastaana uu si daacadnimo ah oo waddaniyad ah ugasoo dhalaalo xilka gaarka ah ee saaran.
  4. 4.      Waxaan madaxda dalka oo uu ugu horreeyo madaxweynaha kula talineynaa in ay ku camal falaan  hannaanka federaalka ee uu dastuurku dhigayo isla markaasna ka digtoonaadaan danqinta  boogaha u nugul danqashada  ee dadka ku yaalla. Sidaas darteed waxaa lagama maarmaan ah in dadka Soomaaliyeed ee u dhashay gobollada jubbooyinka lagu tix galiyo laguna garab istaago isla markaasna la dhiirri galiyo in ay aayahooda ka tashadaan oo ay dhistaan maamul goboleed.
  5. 5.      Waxaan ku talineynaa in iyadoo la raacayo sharciga dalka u degsan ay dhammaan madaxda dalka ugu sarreysa iyo hay’adaha sharcigaba ay arrimaha jubbooyinka wax ka weydiiyaan kuna tix galiyaan xildhibaannada kasoo jeeda Jubbooyinka.
  6. 6.      Waxaan ugu baaqeynaa dadka caadeystay xumaanta iyo xasarad abuurka  ay ku hayaan gobollada jubooyinka iyagoon u dhalannin in ay faraha kala baxaan kana waantoobaan  haddii ay dadkaasi garasho dadnimo leeyihiin waxaa caqligooda iyo wax qabaadkooda u baahan gobolladii ay ka yimaaddeen.
  7. 7.      Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan dadka u dhashay gobollada jubbooyinka  in ay ilaaliyaan soona nooleysiiyaan ilbaxnimadii iyo is jacaylkii ay caanka ku ahaayeen ee ay kaga duwanaayeen gobollada kale ee dalka sidaas darted waa in ay si wada jir ah uga tashadaan aayahooda kana digtoonaadaan fara galinta qaawan ee ay ku hayaan kuwa aan gobolka u dhalannin ee dambiilayaasha ah ee aan xil kaska ahayn.
  8. 8.      Waxaan u hambalyeyneynaa maamulka ku meel gaadhka ah ee loo sameeyey magaalada kismaayo, waxaana kula talineynaa in muddada ay xilka hayaan ay kasoo dhalaalaan shaqada adag ee ay hayaan si xilkasnimo ay ku dheehantahay.
  9. 9.      Waxaan ugu baaqeynaa ka qayb galayaasha shirka ka socda Nairobi ee maamulka loogu dhisayo gobolka in ay soo dhisaan maamul dhamaystiran oo tayo leh kaas oo karti u leh soo af jaridda dhibaatada iyo xasaradda daba dheeraatay ee la degtay gobolkii soomaliya ugu barwaaqada badnaa.
  10. 10.  Waxaan ku baarujineynaa ka qayb galayaasha shirweynaha ka socda Nairobi ee maamul u sameynta Jubbooyinka in ay ka digtoonaadaan in maamulka ay dhisayaan kusoo daraan dambiilayaashii doolka ku yimid gobolka Jubbada hoose ee sida bahalnimada ah dadka deegaanka ugu geystay xadgudubyada ka dhanka ah Islaannimada, dhaqanka suubban iyo aadaminimada ee  ay ka mid yihiin Dilka, Kufsiga, dhaca iyo dhalan doorinta dhulka.
  11. 11.  Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan dadka soomaaliyeed ee waddaniyiinta ah iyo gaar ahaan kuwa u dhashay jubooyinka in ay taageeraan go’aannada iyo maamulka lagusoo dhiso Nairobi.

Gabagabadii waxaan u rajeyneynaa dhammaam ummadda soomaaliyeed in uu ILAAHEY dantooda garansiiyo, sidaasoo kale waxaan ILAAHEY  uga baryeynaa in shirka loo fadhiyo ee Nairobi ka socda uu kasoo baxo maamul dhameystiran oo lagu nasto.

Waxaa ka mid ahaa odayaashii, aqoonyahannadii  iyo ganacsatadii kasoo qayb gashay shirka:

  1. 1.      Guddoomiye Max’ed Cabdi Diiriye (Qooqaanni)              
  2. 2.      Sh.C/Laahi Sh.Cabdi (Ubax)
  3. 3.      Suldaan Dugsiiye Cumar xaashi
  4. 4.      Max’ed Daahir Sh.Max’ud
  5. 5.      Axmed Shugri Max’ed (Gacmogaab)
  6. 6.      Max’ed Askar (Shiine)
  7. 7.      Max’ed Xiis Kallane
  8. 8.      Khaliif Daa’uud (Aabiyow)
  9. 9.      Max’ed-Wali Xasan-nuur Xuseen
  10. 10.  Ugaas Cabdi Khaliif Xuseen (Jugi)
  11. 11.  C/Casiis C/Laahi Ismaaciil
  12. 12.  Kamaaluddiin Macallin Yuusuf
  13. 13.  Makhtal Axmed Xasan
  14. 14.  Caqiil Sheekh Yuusuf
  15. 15.  C/Qaadir Xasan Max’ed
  16. 16.  Cismaan Siraad Cumar
  17. 17.  Cabdi Ooyow Wayrax
  18. 18.  Mahad Geeddi Salaad
  19. 19.  Max’ed Ismaaciil
  20. 20.  Max’ed-Amiin Ismaaciil Salaad
  21. 21.  Xasan Cabdi Yuusuf (Xasan-Dheere)

Publish Date: 10/16/2012
Last Updated: 2/27/2013
Source: Somaliwide +


More News under this Heading
Ujeedo: Xil kaqaadis Cabdi Afey Sheekh Cali 29/12/2013
Baaq ku socda Maamulka Dawlad Goboleedka Jubaland 13/12/2013
WAFTI BALAARAN OO MAANTA SOO GAARAY MAGAALADA KISMAAYO EE XARUNTA KMG EE MAAMULKA JUBA
Maamulka Jubba Iyo DFS Oo Is afagarad Ka Gaaray Wadahadaladoodi iyo Qodobo ay Ku Heshiiyeen
Waftigii Jaaliyada Jubaland Norway oo kulan la qaatay Madaxwayne Skeekh Axmad Maxamed Islaam
Axmed Madoobe Oo Shir Jaraa`id Qabtay+VIDEO
Weerar Lala Beegsaday Madaxweynaha Jubba State Oo Fashilmay+VIDEO
Xaflad jaaliyadda Jubaland ee Nairobi u qabteen madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Jen.Fartaag.
Kenya opposes plan to hand over Kismayu port
Jubbaland Statement on TCC Summit in Kampala, Uganda
War-murtiteed ka soo baxay shir dhaxmaray madaxwaynaha Soomaaliya iyo madaxwaynayaasha ciidamadu ka joogaan Soomaaliya. Kampala 04 Aug 2013
War Deg Deg ah– Midowga Yurub oo markey heleen Warbixintii Qaramada Midoobey shaki wayn ka muujiyey Madaxda Dowlada Federaalka ah,Puntland na gaar ugu casumay shirka Beljam
Baaq Beesha Daarood Xaalada Jubaland Iyo Kismaayo Daawo Video)
Qofba marbuu Jubbaland Maqlayee adna goormaad maqashay? (Maqaal)...
Sheekh Xudayfa oo la kulmay odoyaasha Mareereey 17/7/2013
Why is the Somali Federal Government Opposed to the Formation of Jubaland State of Somalia (JLS) 16/07/2013
Somalia hostility threatens peace efforts 13/7/2013
Raskamboni Opposes Spoilers, Not the Constitution – Part I
Sawir Gacmeedka Maanta
Kismaayo way inoo dhaxaysaaye dagaalka nala gala 9/7/2013
Dabkii aad Kismaayo ka shiddeen ma Shabaab ayuu idinka dhigay? (War-saxaafadeed)
Former Somali Ambassador Abdikarim Ali Omar Sent Complaint Letter To H.E Ban Ki-Moon
Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Puntland Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey (Daawo sawiro + Video)
Row over Jubaland threatens to sour Kenya, Somalia ties
Dulmi Doonis U ilmee Waa Yaab: Daawo Odayal Inay Wax Dulmiyan Darteed U ilmayn.
Lacagtii Bankiga Somaliya Lagala Baxay Oo Loo Isticmaalay Dagaalka Kismaayo
A Somali warlord turns to be an ally of Alshabaab 4/7/2013
Reuters (02/07/2013) Exclusive: Somalia Central Bank a 'slush fund' for private payments - U.N.
WASIIR KU-XIGEENKA ISMA OGEE DHINACYADII DAGAALAMAY AYUU DHINAC YAHAY
Somalia wants KDF out of Kismayo...
Jaaliyada Jubaland ee waqooyiga America oo khadka telefoonka kula shiray Macallin Maxamed Ibrahim 01/07/2013
Jubaland: Shir Saxafadeedyo M/Xigen Fartaag iyo Macalin Maxamed Iyo M/weyne Axmed Madoobe.
Ciidanka Dawlad Goboleedka Jubaland oo soo afjaray hawlgalkii sifaynta Kismaayo 30/06/2013
Maamul ugub ah weeyoon, Intifaac ka sugaynee, Abshir iyo barwaaqaan, Alle uga baryaynaa 30/06/2013
Dagaalkii saaka dib uga qarxay Kismaayo 29/06/2013
Idaacada VOA Oo Si Gaara U Danaysa Arimaha Jubaland Oo Waraysatay Barre Hiiraale 29/6/2013
Reuters: Dozens feared dead in fighting for control of Somali port city 30/06/2013
Somalia may accept former islamist warlord in portcity: diplomats 28/06/2013
Xuseen Cabdi Xalane Oo La Sheegay Inuu Beeniyey Warar Mudooyinkanba Laga Faafinayey.
Xuseen Cabdi Xalane: Gedo ha lagu daro Bay iyo Bakool, Shabeelada Dhexena Jubooyinka
Siddeedaad Malyuunbaa sadriga iyo laabtiyo, sambabada u furayee, Jubaland Sahal yaanay kula noqon
Somalia: Lights and shadows By Matt Bryden.
Beesha Sade oo taageertay Mamulka Jubbaland Shir Muqdisho
Daawo Faysal Cabdi Rooble Oo Ka Hadlaya Jubooyinka, Mdw Xasan Sh Iyo Arimo Kale Oo Xasaasi Ah (VIDEO)
Heeskii Calanka Jubaland
Madaxwayne Xasan Sheekh oo hogaamiye beeleed u xuubsiibtay 20/06/2013
Afhayeenka DG Jubaland C/nasir Seeraar Oo Saxaafada Kula Hadlay Kismaayo Maanta 17/6/2013
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey AddisAbaba (Daawo Sawiro)
DaawoShirkii Oslo, Norway Ee lagu Taageerayey Maamul Goboleedka Jubaland...
Madaxweyne: Axmed Madoobe Oo Kismaayo Dib Ugu Soo Laabtay...
Deqow Macalin Sanbul Gudoomiyihii NFD Oo Waraysi Xasaasi ah Siiyey VOA,
Xafladii Dawlad Goboleedka Jubaland Norway 09/06/2013
Motion against Kenya Defence Forces in Somalia faces hurdles 04/06/2013
Kenya denies imposing leadership on Jubaland 31/05/2013
XAFLAD LAGU TAAGEERAYO HOGAANKA CUSUB EE JUBALAND STATE OF SOMALIA 29/05/2013
Madaxweynha Somalia oo si adag u dhaliilay Howlgalka Ciidamada Kenya ee Kismaayo 27/5/2013
Sheekh Axmad Mohamed Islaan oo loo doortay Madaxwayne 17/05/2013
JAALIYADDA JUBOOYINKA IYO GEDO EE DALKA AUSTRALIA OO HAMBALIYO U DIRAYO MADAXWEYNAHA JUBALAND STATE 16/05/2013
Hambalyo: Sheekh Axmad Mohamed Islaam, madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubaland 17/05/2013
Barre Hiiraale
Jubaland : Ergadii Shirweynihii Jubaland Oo Ansixisay Dastuurki Qabyo Qoraalka ahaa...
Shir Weynihihii Maamul U Samaynta Jubooyinka Oo Si Rasmi Ah Maanta U Furmay Saaka. 28/2/2013...
Abdurrahmaan Mursal Omar, Ogaden Rebellion Leader in Jubaland 1913-1918
Jaaliyadda Jubooyinka oo la kulmay Ergayga gaarka ah ee arimaha Soomaaliya 17/01/2013
FAARAX MACALIN IYO RADIO-OGAAL (Wariye Karatee) ...
Kulankii Jaaliyadda Jubbaland Oslo, Norway
Weerarka Muqdisho iyo War la’aanta Jubooyinka iyo Gedo 31/10/2012
Maqaal—- Madaxweyne Xasan wuxuu xilkiisa ku waayi doonaa Fara galinta Jubooyinka 30/10/2012
Madaxwaynaha oo qaatay taladii Xasan Xaad iyo Axmad Diiriye 27/10/2012
Waa kuma Bashiir Maxamed Geelle? 26/10/2012
Kismaayo ciddii xukuntaa Jubaland State-na xukunta 20/10/2012
Durbaanka Xamar iyo Dowladda Federaalka ah 18/10/2012
Bayaan Ka Soo Baxay Shirkii Jaaliyada Jubooyinka Ee K/Afrika...
Shirqoolka lala maagan yahay Maamulka Jubaland State of Somalia 10/10/2012
Ururka Jubaland Concern oo baaq iyo digniin kasoo saaray Jubbooyinka
How lasting peace can be achieved in Jubbaland Sate of Somalia 28/09/2012
Madaxwaynaha Cusub oo qaaday wadadii Sheekh Shariif 20/09/2012
Kulankii Gudiga Danaha Jubbooyinka, daawasho wacan
Who is the Professor Mohamed Abdi Gandi- The President of Somalia State of Azania.
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Ciidamadiisu ay qorsheyanayaan sidii ay ku qabsan lahaayeen Kismaayo 22May 2012
Waraysi Ugaas Cumar Xiireey: Kulankii Salaadiinta Absame Iyo Madaxweyne Shariif Ee Muqdisho 13/5/2012...
Azania Soomaaliya Kama Tirsana Miyaa?! (5 September 2011)
Azania iyo Kambooniyiinta Ma Midoobi Karaan? (1st September 2011)
Tayada & Dhaliisha Azania iyo Ururka Raaskambooni (30 August 2011)
Azania – Yaa Diidan, Yaase taageersan? (28 Ogoosto 2011)
Madaxweyne Gaandi oo booqasho ku maraya Switzerland (27 Ogoosto 2011)
Xiisad Dagaal oo ka Taagan Gobolka J/ Hoose
CIIDAMADA DOWLADA IYO KUWA RASKAMBOONIYIINTA OO ISKAASHANAYO AYAA KU SII SOCDA SACADAHA SOO SOCDO DEGMADA AFMADOW
AZANIA STATE MEEL AAN NABAD LOO OGOLAYN
Maxaa ka cusub Azania, Kaambooni iyo Shabaab?
SHIR AY NAIROBI KU YEESHEEN GUURTIDA IYO MADAX DHAQAMEEDYADA BEELAHA ABSAME
Qurbo Joogta Jubbooyinka Australia Oo Soo Dhaweysey Dhisida Azania State...
Prof. Gaandi Oo Loo Dhaariyey Madaxweynahii Ugu Horeeyey Ee State-ka Cusub Ee Azaaniya....
Bu’aale waa caasimada maamulka Azania
Member Login
User name:
Password:
 
Register now Forgot Password








Somali Radio Links
Radio Ogaal.com
BBC Somali 04:00 GMT
BBC Somali 11:00 GMT
BBC Somali 14:00 GMT
BBC Somali 18:00 GMT
SomaliVOA 7:00pm
SomaliVOA 8:00pm
Radio Qoraxey
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
SBS Somali - Australia
BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
Somali Links
Somalimp3.com
Jubbalanddf.net Diaspora
Somalifox.com
Waamonews.com
Somalibooks.org
Allpuntland.com
Makhtal.org
Somalichannel
Qaranimo.com
Radiomuqdisho.net
4somaliwomen.com
Abaaqaroow.com
Afdheer/Hargeele
Allsanaag.com
aminarts.com
BBC Somali
buluugleey.com
Calanka.com
Dacwah.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Garoweonline.com
Halgan.net
Hiiraan
Jubbariver.com
kismaayonews.com
Markacadey.net
Mashallah.tk
Ogaden.com
Ogadenpost
Onlf.org
puntlandforchange.com
Qaadisiya.com
Jubbalandnews.com
Qorahay
Radiojigjiga.com
rstvonline.com
Ogadentoday.com
All-Idamaale.com
Somalistate/Ogaden
Ijaranews.com
Somaliweyn.com/
Somaliwide.net
VOANews.com/Somali
Garissacity.com
Wargaysyada Afrika
Statehousekenya.go.ke
DailNation (Kenya)
Eastandard.net
Hornafrik.com
Shabellenews.net
Timesnews.co.ke
Wargeyska.com
Wargaysyada Carabta
Sudantribune
Daralhayat.com
Asharqalawsat.com
Al-Jazira
Islaamic Links
Dacwah.com
News Papers
Crisisgroup.org
The Australian
The age.com.au
Washingtonpost.com
Guardian.co.uk
New York Times
Eastandard.net
Radio Links (English)
BBC World Service Radio
Bogaga Suugaanta Somalida
Hiiraan.com/Suugaan
Qorahay.com/suugaan
Doollo.com
Golkhatumo.com
 
Advertise with us | Feedback | Contact us | Terms & Conditions | Privacy Policy | Designed by: Tower Digital