Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 1 October 2014 7:34
English Somali
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Sports/Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Suugaanta Abwaan: Cabdi Ibrahim Magan (Ciriir)
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Jubaland State
Jubaland State
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 Tacsi: Marxuum, Mahad Muxumed Shaacib (DUCAYSANE) Dilkii Xerada IFO 15/10/2012..

(SWN 15/10/2012) Maanta barqinimadii ayaa xerada qaxootiga IFO ee degmada Dhadhaab hoos tagta lagu diley marxuum lagu magacaabo Mahad Muxumed Shaacib oo loo yaqaanay DUCAYSANE.

Marxuumka ayaa la sheegayaa in uu toogtay nin dhalinyara ah oo ay in muddo ah dariiqa wada hayeen iyadoo dhulku uu dhiiqo dhiiqo ahaa, lana sheegay in mararka qaar uu ninka wax dilay isku soo ciriiryey meesha odayga la dilay uu marayey isagoo dhahayey adeer ii banee meeshan aan maree iwm.

Tooagashadan oo bistoolad loo adeegsaday sida la sheegay ayaa ninkii wax toogtay u hanjabay dad ku soo yaacay dilka ka dib isagoo labo xabadood ku riday dadkii ku soo orday sidaasna ay ugu suurta gashay in uu baxdsado gacan ku dhiiglihi.

Marxuum Ducaysane ayaa la sheegay inuu ahaa shaqsi si aad ah looga yaqaanay xerada qaxootiga ee Ifo. Dadkii oqoonta u lahaa marxuumka ayaa ku sifeeyeen in uu ahaa qof farxaan ah, kaftan macaan, bashaash waji furan, naxariis badan oo lahaa shaqsiyad macaan oo soo jiidata dadka ay is bartaan da'day doonaba ha ahaadaane, ahaana qof ay is fahmaan qaybaha bulshada ee kala duwan waayeel iyo dhalinyaradaba ayna u soo istaagi jireen marka ay arkaan.

Qof ka mid dhalinta marxuum Ducaysane aragtay daqiiqado ka hor inta aan la dilin ayaa somaliwide.net u sheegtay in marxuumku uu xiligaas la kaftamayey haweenay soomaaliyeed oo uu ag marayey isagoo ku lahaa meeshaan maad iska moostid yeysan biyuhu (daadku) guriga kaa soo galin oo waa araajo lagu  dhihine iwm.

Ducaysane ayaa la sheegay inuu ka tirsanaa gudi amaan oo laga dhex sameeyey xerada qaxootiga IFO, gudigaas oo kaliya ahaa dad shacab ah oon ciidan ahayn.

Bahda somaliwide.net waxay tacsi u diriraysaa qoyska, ehelada iyo asxaabta uu ka geeriyooday mahad Muxumed Shaacib (DUCAYSANE).

Publish Date: 10/15/2012
Last Updated: 6/12/2013
Source: Somaliwide +


More News under this Heading
Jaaliyadda Jubaland Norway: Tacsi
Tacsi Tiiraanyo leh. Jaaliyada Jubaland Norway
Cabdi Ibraahim Magan(Cirjiir) oo ka tacsiyeeyay geeridii Abwaan Dhoodaan 28/04/2013
Abwaan Dhoodaan Oo Galabta Jigjiga Lagu Aasay...
Dhoodaan Oo Magalada Herer Ku Geeriyooday. (Abwaan: Cabdullaahi Macalin Axmed
Cabdinuur Sayid Xuseen oo ku geeriyooday Gobolka Afdheer 08/11/2012
Tacsi: Marxuum, Mahad Muxumed Shaacib (DUCAYSANE) Dilkii Xerada IFO 15/10/2012..
Sheekh Cumar Faaruuq oo Geeriyooday...
Tacsi: Maxruum: Suldaan Muxumed Ismaacil Geeljire Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Magaalada Nayroobo...
GEERI NAXDIN ELH: Xasan Qoryooleey Oo Si Kadsis Ah Ugu Geeeriyooday Magaalada Gosford ee dalka Australia...
Tacsi: Ka Socota Jaaliyadaha Australia, Kuna Socota Qoyskii Iyo Ehelkii Marxuum Xasan Sh Cumar Aadan (Xasan Qoryooleey)...
Tacsi: CALI DAROOR XAAJI MUXUMED oo ku geeriyooday magaalada QABRIDAHARE...
Tacsi Innaa-Lilahi wa-innaa Ileyhi raajicuun. Geerida Naxdinta leh ee ku timid 05 Abriil 2007...
TACSI: Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun; Waxaa saaka subaxnimadii geeriyooday Ugaas Maxamuud Ugaas Qorone Ugaas Yusuuf, kuna Geeriyooday Dadmada Salagle. 24/11/06...
TACSI:- ( INNAA LILLAAHI WA INNAA ELLAAHI RAAJICUUNA) Marxuun Ugaas Haaji Cali Yaasiin Cabdi Omar...
Tacsi: Geeridda Al-Marxuum-Abwaan-Axmed Ismaaciil Diiriye)Qaasim) (By Xasan carab)...
TACSI: Geeridii Kululeyd Ee Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid, Marxuum: Axmed Cabdi Oogle...
TACSI: Kummuu Ahaa Ibraahim Cawad Cabdixamiid?. (Khamiis, 25 May, 2006)...
TACSI: Allaha U Naxariistee Geerida Ku Timid Boqor Maxamuud Boqor Muuse...
TACSI: Geerida Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac (Waxaa Magaaladda Jabuuti ee Dalka Jabuuti Maanta ku geeriyooday Garaad-C/Qani Garaad Jaamac ahaa Gudoomiyaha Golaha Isimadda SSC-da, Macag iyo Maqaam weyn ku lahaa guud ahaan dalka Somaaliyeed)...
Tacsi: Allaha U Naxariistee JEN. Maxamed Sheekh Cusmaan oo Xalay ku geeriyooday ...
TACSI: Geerida ku timid Marxuum: Ilyaas Kulmiye Oo Ku Geeriyooday Dalka Koonfur Afrika
TACSI: Geerida Halyeygii Boodada Sare Al-Marxuum-Cabdule Nuur Waasuge...
Member Login
User name:
Password:
 
Register now Forgot Password








Somali Radio Links
Radio Ogaal.com
BBC Somali 04:00 GMT
BBC Somali 11:00 GMT
BBC Somali 14:00 GMT
BBC Somali 18:00 GMT
SomaliVOA 7:00pm
SomaliVOA 8:00pm
Radio Qoraxey
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
SBS Somali - Australia
BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
Somali Links
Somalimp3.com
Jubbalanddf.net Diaspora
Somalifox.com
Waamonews.com
Somalibooks.org
Allpuntland.com
Makhtal.org
Somalichannel
Qaranimo.com
Radiomuqdisho.net
4somaliwomen.com
Abaaqaroow.com
Afdheer/Hargeele
Allsanaag.com
aminarts.com
BBC Somali
buluugleey.com
Calanka.com
Dacwah.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Garoweonline.com
Halgan.net
Hiiraan
Jubbariver.com
kismaayonews.com
Markacadey.net
Mashallah.tk
Ogaden.com
Ogadenpost
Onlf.org
puntlandforchange.com
Qaadisiya.com
Jubbalandnews.com
Qorahay
Radiojigjiga.com
rstvonline.com
Ogadentoday.com
All-Idamaale.com
Somalistate/Ogaden
Ijaranews.com
Somaliweyn.com/
Somaliwide.net
VOANews.com/Somali
Garissacity.com
Wargaysyada Afrika
Statehousekenya.go.ke
DailNation (Kenya)
Eastandard.net
Hornafrik.com
Shabellenews.net
Timesnews.co.ke
Wargeyska.com
Wargaysyada Carabta
Sudantribune
Daralhayat.com
Asharqalawsat.com
Al-Jazira
Islaamic Links
Dacwah.com
News Papers
Crisisgroup.org
The Australian
The age.com.au
Washingtonpost.com
Guardian.co.uk
New York Times
Eastandard.net
Radio Links (English)
BBC World Service Radio
Bogaga Suugaanta Somalida
Hiiraan.com/Suugaan
Qorahay.com/suugaan
Doollo.com
Golkhatumo.com
 
Advertise with us | Feedback | Contact us | Terms & Conditions | Privacy Policy | Designed by: Tower Digital