Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 19 June 2013 5:5
English Somali
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Sports/Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Suugaanta Abwaan: Cabdi Ibrahim Magan (Ciriir)
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Jubaland State
Jubaland State
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 Shirqoolka lala maagan yahay Maamulka Jubaland State of Somalia 10/10/2012

Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay ilo ku dhow-dhow madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxay xaqiijunayaan jiritaanka shirar badan oo isdaba jog ah oo dhammaantood ku wajahan Jubooyinka gaar ahaan magaalada Kismaayo iyo waxa laga yeelayo.

Kismaayo oo hadalhaynteedu aad u badatay ayaa noqotay magaalo ay cid waliba iska sheegato balse xanuunka u wayni uu hayo magaalada Muqdisho oo dad badani hurdadiiba kaga tagtay qabashadeeda laga qabtay ururka Alshabaab laba todobaad kahor uun.

Waxay wararku sheegayaan inay jiraan talaabooyin soo kala horeeya oo marba mid la doonayo in lagu dayo arinta Kismaayo iyo maamulka Jubaland State oo hadda maraya heer gabo-gabo ah. Madaxwaynaha ayaa shacabka Jubaland ku baraarujiyay in dowladdu ay Kismaayo maamul u samaynayso halka Belewayn iyo Baydhabo laga dalbaday in ay ayagu xor u yihiin inay soo samaystaan maamul ay u madax banaan yihiin.

Marka hore waxaa la isku dayi doonaa in la isticmaalo hab maamul sida isku badal saraakiil iyo ciidamo si loo abuuro ciidamo qabiil oo huwan shaar dowladeed kuwaasoo hadafka laga leeyahay ay tahay qas abuur iyo inay dowlada madaxwayne Xasan hesho qaab ay u hirgashato sida ay rabto Kismaayo-na ay ku noqoto meel la isku haysto oo sharci gaar ah loogu sameeyo.

Hadday taasi socon waydo waxaa khiyaar labaad noqon kara bixin lacago laaluush iyo xilal loo magacaabo gobolada Jubooyinka iyo Gedo si looga hortago maamul goboleedka Jubaland State ee ay shacabka goboladaasi ku guda jiraan dhamaystirkiisa.

Hadday taasi socon waydo waxaa la qorshaystay in la hubeeyo maliishiyaad magac dowladeed wata ayna hormuud ka yihiin walaalaha Galgaduud kuwaasoo dagaal ku ekayn doona ciidamada huwanta ee xoreeyay Kismaayo. Waxaa maliishiyaadkan qayb ka noqon kara xubno badan oo ka tirsanaa Shabaabkii hore oo dharka badashay.

Hadday taasi shaqayn waydo waxaa la soo diri doonaa ganacsato wadata lacag aad u farabadan kuwaasoo dhulalka istaraatiijiga ah iyo beeraha kala wareega dadka. Qorshahani waa kii ay Isra’iliyiintu ku sameeyeen Falastiiniyiinta mid la mid ah.

Hadaba waxaa looga digayaa muwaadiniinta saddexda gobol in ay ka digtoonaadaan shirqoolada lala damacsan yahay. Waxaa kaloo loogu baaqay inay adkeeyaan midnimada dhexdooda ah.

tosane70@hotmail.com

Publish Date: 10/10/2012
Last Updated: 2/27/2013
Source: Somaliwide +


More News under this Heading
Deqow Macalin Sanbul Gudoomiyihii NFD Oo Waraysi Xasaasi ah Siiyey VOA,
Sheekh Axmad Mohamed Islaan oo loo doortay Madaxwayne 17/05/2013
Jubaland : Ergadii Shirweynihii Jubaland Oo Ansixisay Dastuurki Qabyo Qoraalka ahaa...
Shir Weynihihii Maamul U Samaynta Jubooyinka Oo Si Rasmi Ah Maanta U Furmay Saaka. 28/2/2013...
Abdurrahmaan Mursal Omar, Ogaden Rebellion Leader in Jubaland 1913-1918
Jaaliyadda Jubooyinka oo la kulmay Ergayga gaarka ah ee arimaha Soomaaliya 17/01/2013
FAARAX MACALIN IYO RADIO-OGAAL (Wariye Karatee) ...
Kulankii Jaaliyadda Jubbaland Oslo, Norway
Weerarka Muqdisho iyo War la’aanta Jubooyinka iyo Gedo 31/10/2012
Maqaal—- Madaxweyne Xasan wuxuu xilkiisa ku waayi doonaa Fara galinta Jubooyinka 30/10/2012
Kismaayo ciddii xukuntaa Jubaland State-na xukunta 20/10/2012
Durbaanka Xamar iyo Dowladda Federaalka ah 18/10/2012
Bayaan Ka Soo Baxay Shirkii Jaaliyada Jubooyinka Ee K/Afrika...
Shirqoolka lala maagan yahay Maamulka Jubaland State of Somalia 10/10/2012
Ururka Jubaland Concern oo baaq iyo digniin kasoo saaray Jubbooyinka
How lasting peace can be achieved in Jubbaland Sate of Somalia 28/09/2012
Kulankii Gudiga Danaha Jubbooyinka, daawasho wacan
Who is the Professor Mohamed Abdi Gandi- The President of Somalia State of Azania.
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Ciidamadiisu ay qorsheyanayaan sidii ay ku qabsan lahaayeen Kismaayo 22May 2012
Waraysi Ugaas Cumar Xiireey: Kulankii Salaadiinta Absame Iyo Madaxweyne Shariif Ee Muqdisho 13/5/2012...
Azania Soomaaliya Kama Tirsana Miyaa?! (5 September 2011)
Azania iyo Kambooniyiinta Ma Midoobi Karaan? (1st September 2011)
Tayada & Dhaliisha Azania iyo Ururka Raaskambooni (30 August 2011)
Azania – Yaa Diidan, Yaase taageersan? (28 Ogoosto 2011)
Madaxweyne Gaandi oo booqasho ku maraya Switzerland (27 Ogoosto 2011)
Xiisad Dagaal oo ka Taagan Gobolka J/ Hoose
CIIDAMADA DOWLADA IYO KUWA RASKAMBOONIYIINTA OO ISKAASHANAYO AYAA KU SII SOCDA SACADAHA SOO SOCDO DEGMADA AFMADOW
AZANIA STATE MEEL AAN NABAD LOO OGOLAYN
Maxaa ka cusub Azania, Kaambooni iyo Shabaab?
SHIR AY NAIROBI KU YEESHEEN GUURTIDA IYO MADAX DHAQAMEEDYADA BEELAHA ABSAME
Qurbo Joogta Jubbooyinka Australia Oo Soo Dhaweysey Dhisida Azania State...
Prof. Gaandi Oo Loo Dhaariyey Madaxweynahii Ugu Horeeyey Ee State-ka Cusub Ee Azaaniya....
Bu’aale waa caasimada maamulka Azania
Member Login
User name:
Password:
 
Register now Forgot Password








Somali Radio Links
Radio Ogaal.com
BBC Somali 04:00 GMT
BBC Somali 11:00 GMT
BBC Somali 14:00 GMT
BBC Somali 18:00 GMT
SomaliVOA 7:00pm
SomaliVOA 8:00pm
Radio Qoraxey
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
SBS Somali - Australia
BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
Somali Links
Jubbalanddf.net Diaspora
Somalifox.com
Waamonews.com
Somalibooks.org
Allpuntland.com
Makhtal.org
Somalichannel
Qaranimo.com
Somalimp3.com
4somaliwomen.com
Abaaqaroow.com
Afdheer/Hargeele
Allsanaag.com
aminarts.com
BBC Somali
buluugleey.com
Calanka.com
Dacwah.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Garoweonline.com
Halgan.net
Hiiraan
Jubbariver.com
kismaayonews.com
Markacadey.net
Mashallah.tk
Ogaden.com
Ogadenpost
Onlf.org
puntlandforchange.com
Qaadisiya.com
Jubbalandnews.com
Qorahay
Radiojigjiga.com
rstvonline.com
Ogadentoday.com
All-Idamaale.com
Somalistate/Ogaden
Ijaranews.com
Somaliweyn.com/
Somaliwide.net
VOANews.com/Somali
Garissacity.com
Wargaysyada Afrika
DailNation (Kenya)
Eastandard.net
Hornafrik.com
Shabellenews.net
Timesnews.co.ke
Wargeyska.com
Wargaysyada Carabta
Sudantribune
Daralhayat.com
Asharqalawsat.com
Al-Jazira
Islaamic Links
Dacwah.com
News Papers
The Australian
The age.com.au
Washingtonpost.com
Guardian.co.uk
New York Times
Eastandard.net
Radio Links (English)
BBC World Service Radio
Bogaga Suugaanta Somalida
Hiiraan.com/Suugaan
Qorahay.com/suugaan
Doollo.com
Golkhatumo.com
 
Advertise with us | Feedback | Contact us | Terms & Conditions | Privacy Policy | Designed by: Tower Digital