Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 9 September 2010 0:38
English Somali
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 Abwaan Cabdi Ibrahim Magan( Cirjiir)Oo Gabay Ka Tiriyey Gadashadii Bada Soomaaliyeeed Ee Kenyaanka 10/04/2009...

Waa kan gabaygii Abwaan Cirjiiyo Qaabkuu u dhacay


Gabaygaan la magac baxay TUUG BAROOLE waxaan tiriyay markii aan ka war helay in ay niman Soomaali sheeganaya Kenya heshiis kula galeen in Kenya loo ogolaado in ay qaadato qaybo ka mid ah badda Soomaaliyeed. Nimankaas waxay wax ku saxiixeen magac dawladda ku meelgaarka ah. Arintaa waxaan maqlay 10/04/2009 goor galab ah, habeenkii ayaan ka seexan waayay xannuunka ay arintaas igu beertay, waxayna noqotay adduunka intaan ku noolaa war ay dhagahaygu maqlaan kii iigu tiiraanyo badnaa. Markaas ayuu gabaygani igu soo dhacay.
 
Cabdi Ibrahim Magan( Cirjiir)
 
Barfasooradaan aaminee buugagga u dhiibnay
Baldadaha raggii wada sitiyo suudhadhkiyo baylka
Baalxooftadii hore raggii loo birdhigi waayay
Bakhti iyo nijaastay faleen beerku ii gubaye

Barbarreeyayeey xalay miyaan jiifka bogan waayay
Biixida miyaan ooga jabay cadow i boobaaya
Bahalkii Wajeer cunay miyaa baylah iga qaatay
 
Baran maysid soomaaliyeey tuug baroolaha e
Sidii ruux barii-uu dushaa uga bidhaamaaye
Bashar iyo qof saaxiib ah baad bilicda mooddaaye
 
Mar waa sheekh billaahida maroo diinta kaa badine
Marna waa basaas horor ah oon baab xidhaa jirine
Boqor iyo suldaan buu noqdaa beelo daaja ahe
 
Baryo wuxuu iskaga kaa dhigaa naasax beernugule
Waa baxar sitiin aan lahayn baasaboor mida e
Kolba boqol ilood buu middood kuula soo bixiye
 
Sidi ruux baldo u dhoofayuu boorsa wayn yahaye
Danta inuu badbaada u yahuu ba-uhu sheegtaaye
Bidix iyo markuu midig dayee kaa bogsado shiishka
Billaawaha wuxuu kaa marshaa meesha baydda ahe
 
Kuwii shalay dadwaynuhu baxshee shacabka boobaayay
Hunguraa baleeyiyo waxay bililiqaystaane
Bal ogoow dalkoodiyo inayn hoyga badar dhaafsan
 
ummad yahay baddii aad lahayd boojisyaa helaye
Inta aysan baaqiga hadhiyo dhulalka beecgaynin
Ma baraarugtaan ciiddu waa birimadeenniiye


FURAHA EREYADA (Sharax Erayada)


Barbarrayn:dhinacyayn,isrogrogid
Biixida:bawdada, laxaadka
Bahal:waraabe,dugaag
Wajeer:dagmada wajeer
Barii-:dambi la-aan ah, aan waxba gaysan
Naasax:daacad ah
Baldo:waddamo, magaalooyin
Baydda:dhuunta,halista
Boojis:qawlaysato,budhcad
Birimo:waxa ugu mudan,muhiimsan
Baadil:dambi

Baldad:suudh


Abwaan: Cabdi Ibrahim Magan( Cirjiir)
cirjiir@hotmail.com

Publish Date: 4/11/2009
Last Updated: 4/12/2009 12:01:41 PM
Source: Somaliwide +


More News under this Heading
Abwaan Cabdi Ibrahim Magan( Cirjiir)Oo Gabay Ka Tiriyey Gadashadii Bada Soomaaliyeeed Ee Kenyaanka 10/04/2009...
Guuxa bulshada (gabay) Maxamed Xirsi Guuleed...
Jubbaland: 2008-08-26, (Afdheer) Tixo Gabay Ah Oo Uu Tiriyey Abwaan Cirjiidh...
Gabay: Inkaar Soodh leh. (Abwaan Cirjiidh)...
Gabay: DHAMAC, Puntland dadka ay iibsanayso. By: Rooda Ibrahim Abdi Guray (Afjano) Qoraal iyo Maqal.
Xabad Laawayaashaa Inkiray Xadadka Ciiddeenna...
Saddexduu Ogaadeen Ka Dego Sabada Ciideenana: Gabay Abwaan Cirjiir...
Abwaan Cirjiir: Oo Gabay Ku Cabiraya Masiibooyinka Roobabka Iyo Daadka Ay U Geysteen Bulshada Soomaaliyeed...
Dibadaha Raggii Aaday Iyo Dumarki Soomaali: Waa gabay xiisa badan oo uu inoo tiriyey Abwan Cirjiir...
Intarneedku Waa Horumar Uu Gaaray Aadmigu'e: Waa Tix Gabay Ah Oo Uu Tiriyey Abwaan Cirjiir...
NAAZI: waa tix gabay ah oo ka hadlaysa wakiilka maraykanka u fadhiya Q/Midoobay...
Hannaankii Ciraaq Baa Socdiyo Heerki Falastiine: Waa tix gabay ah oo uu curiyey Abwaan Cirjiir...
Soomaali Goba: Waa tix gaaban oo gabay ah oo Aftahanka Cabdi Ibraahim Magan (Cirjiir) ah uu inoo tirinayo...
WANJAL; Waa Tix Gabay Ah Oo Uu Tiriyay Abwaanka Da'da Yar Ee Cabdi Ibraahim Magan (CIRJIIR), Wuxuu ugu magac daray WANJAL...
Jubbalaan Dadkeedii in badan uu Jahligu haystay - Waa tix gabay ah oo uu tiriyay Abwaan Cabdi Ibraahim Magan. 20/11/2006..
QAA’ID: Waa tix gabay ah oo uu tiriyay Abwaan Cabdi Ibraahim Magan (CIRJIIR) isagoo ku muujinaya dadaalka uu wado Mudane Faarax Macalin Maxamed (Dawaara)...
SHUKRI : Waa tix gabay ah oo Abwaan Cabdi Ibraahim Magan( CIRJIIR) uu ka tiriyay laba marxaladood...
Tix Gabay ah: Dabeeylaha Dagaalada Socdee Dumiyey Soomaali...
Abwaan: Cabdi Ibrahim Magan iyo tix gabay ah oo la magac baxday
Gabay la magac baxday
Gabay la magac baxay
Gabay: FAATAX; waa tix gabay ah oo isbarbardhig ku samaynaysa Farqiga u dhaxeeya Dawladda FKMMG ah iyo Maxaakiimta Islaamka...
Gabay: shacab wada mujaahida...
Abwaan: Barre Ibraahim oo ka hadlaya kana Gabyey afduubka Radio Xoriyo...
Abwaan Kamal Oo Tix Gabay Ah Ugu Jawaabay Ninki Beesha Mareexaan Ee U Gabyey Abshir Bacadle
Gabayo qaarkood Laysigu jawaabayo oo ay ka qayb qaadanayaan ugu yaraan 3 qof.
Member Login
User name:
Password:
 
Register now Forgot Password








Somali Radio Links
BBC Somali 04:00 GMT
BBC Somali 11:00 GMT
BBC Somali 14:00 GMT
BBC Somali 18:00 GMT
SomaliVOA 7:00pm
SomaliVOA 8:00pm
Radio Qoraxey
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
SBS Somali - Australia
BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
Somali Links
Celqooxle.com
Makhtal.org
Codkawaamo.com
Qaranimo.com
Somalibooks.org
4somaliwomen.com
Abaaqaroow.com
Afdheer/Hargeele
Allsanaag.com
aminarts.com
BBC Somali
buluugleey.com
Calanka.com
Dacwah.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Garoweonline.com
Halgan.net
Hiiraan
Jubbariver.com
kismaayonews.com
Markacadey.net
Mashallah.tk
Ogaden.com
Ogadenpost
Onlf.org
puntlandforchange.com
Qaadisiya.com
Qabridahare.com
Qorahay
Radiojigjiga.com
rstvonline.com
Somaligalbed.com
Somaliherald.com
Somalistate/Ogaden
Somalitribune.com
Somaliweyn.com/
Somaliwide.net
VOANews.com/Somali
Xaajo.com
Wargaysyada Afrika
DailNation (Kenya)
Eastandard.net
Hornafrik.com
Shabellenews.net
Timesnews.co.ke
Wargeyska.com
Wargaysyada Carabta
Sudantribune
Daralhayat.com
Asharqalawsat.com
Al-Jazira
Islaamic Links
Dacwah.com
News Papers
The Australian
The age.com.au
Washingtonpost.com
Guardian.co.uk
New York Times
Eastandard.net
Radio Links (English)
BBC World Service Radio
Bogaga Suugaanta Somalida
Hiiraan.com/Suugaan
Qorahay.com/suugaan
Doollo.com
Golkhatumo.com
 
Advertise with us | Feedback | Contact us | Terms & Conditions | Privacy Policy | Designed by: Tower Digital