Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 6 September 2010 13:28
English Somali
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 Ragga la iibsaday maxaa loo inkiray ma amaah baa lagu bixiyay

Waxaa Geeska Afrika ka jirta dhibaato xoog leh oo si aad ah looga dheehanayo dhibaatadaas waxa sababta u ah dadyawga Geeska Afrika ku nooli way ogyihiin cida aan qirsanaynina way is diidsiinaysaa ama waysan ku baraarugin wayse aragtaa.

Waxa dhibka jira lagu xalin karo waa qadiyada Ogaadeenya hadaba si aan taas ahmiyad loo siinin shucuubta Geeska & indhaha caalamkana loo marin habaabiyo gumaysiga Itoobiya oo ku can baxay dhul badhaadhsi iyo dagaal joogto ah wuxuu ku faafay gayiga Soomaaliyeed isagoo u sii maray wadooyin dhawr ah oo ka dhashay burburkii qarankii Soomaaliyeed.

Taliska Adis ababa wuxuu gacanta ku dhigay in badan oo siyaasiyiinta Soomaaliyeed ka mid ah quluubtooda wuxuuna u carbiyay dhaqan xumada, maamuus, la’aanta & xishood yaraanta oo intuba isaga agtiisa tayo kaleh. Wuxuu tartansiiyay ficil kooda isagoo colaado dadban ka dhex huriyay si ay isugu mashquulaan isagana ay ugu sii dheeraato mudada uu shacabka Ogaadeenya ee keenadiidka ah sii gumaysan. Waxay ardaydiisu u baraatmeen Itoobiyaanimadii waagii hore laysku caayi jiray ee ay Soomaalidu isku odhan jirtay ruuxa la fogaynayo waa Amxaar Nin waliba wuxuu ku dhaqaaqay wixii loo diray si uu ugu raali noqdo Malas oo ah ninka ay talada maroorta ee Itoobiya & xasilooni daraduba gacantiisa ka soo fusho.

Arintaasi waxay Soomaalidii dhaxal siisay cawaaqib xumada maanta gacanta lagu hayo & mid wali lagu sii socdo Hadaan u dago ujeedada qoraalkan oo ku foorara dadka Ogaadeenya ee dhulkooda ku dulman iyo sida ay Soomaalida kale ula dhaqanto.

Kolka ay umadi geedi tahay waxaa jira dhibaatooyin & dhama badan oo hayaanku keeno sidaas darted dadka Ogaadeenya inay dadyawga dariskooda ah hagardaamo kala kulmaan waxaa sabab u ah raadinta gobanimada qaaliga ah oo ka shishaysa hirig faraabdan qasabna ay tahay in loo jiidho.

12 sano ayaa laga joogaa xiligii ay bilaabatay iibinta dadka Ogaadeenya arintani wagaas ay shacabka Ogaadeenya ku bilaabatay ka hor Soomaalida dhexdeeda kama jirijirin waxayse noqotay xiligaas wixii kadambeeyay wado furan oo loo maro dhogorta dadka Ogaadeenya sidii loo heli lahaa. Arinta waxaa jideeyay Maamulka W/Galbeed Soomaaliya oon ku hakanin kol & laba toona waxaana xaqiiqo ah inay dunuubta kadhalatay & ta kadhalan doontaba iyagu mas’uul ka yihiin aduun & aakhirba.

Waxaa 22 April 2008 wadadii loo jideeyay maray Maamulka W/Bari Soomaaliya oo cadawga macangaga ah Tigreega gacanta u galiyay mas;uuliyiin ka tirsan Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya Arintan oo ahayd mid aan laqabsaday oon igu cusbayn kolkaan maqlay waxay ila ahyad dhacdo caadi ah oon filayay waxayna qalbigayga ku abuurtay inaan ku sii karaar qaato kuna dhiirado kaqayb qaadashada xoreynta Ogaadeenya si loo dadajiyo dhamaystirka guulaha aan la qarin karin ee halganka xaqa ah uu ku talaabsaday.

Waxay ahayd wax aad ii cadho galisay waxaanse isku qanciyay oon dib u xusuustay inay tahay wax horay noo soo martay dibana lagayaabo inay noo soo marto iyadoon ku saleeyay oo kaliya mid kamid ah falalka gumaysiga Itoobiya & gacanayrihiisa oon ogahay sida ay maanta u galayaan caruurta & hooyooyinkii Soomaaliyeed ee ku naafoobay colaadii sokeeye.

Intaas kolkaan anigu isku qanciyay waxaa soo baxday oo aan qaadan waayay in ay Maamulkii Garoowe ee ragga iibsaday dafiraan oo ay ku tilmaameen been aan waxba ka jirin arintan dafiraada ah ayaa iiga xanuun kulul dhiibistii hore.

Hadaba waa mucjiso aan hubo in ay igla midaysan yihiin dadka Ogaadeenya ee xalaasha ah ayna la reemayaan waa arin aan kabaxaynin maskaxda wadaniga Ogaadeenya taariikhina ah waa arin reer Garoowe book cusub oo madaw u furtay.

Soomaalidu way is dili jirtay waligeed maamulka Hargaysa ayaa soo kordhiyay is iibin Maantana Maamulka Garoowe waxay iibintii ku soo kodhiyeen inkiraad hadaba waxaan qaadan la’ahay cid iga qancisana aanan wali helin sababta loo dafiray ragga cadawga loo dabray miyay qarsoomi karaan Ragga waawayn ee duhurka la iibiyay waxar ayaaba hadad qalato habeen gudcur ah aan raqdeeda laqarin karine sidee loo dadi karaa rag qoodh & xeraale ah. Mise maamulka Garoowe waxaan la siinin kharashkii lagula heshiiyay oo amaah ayay Mas’uuliyiintanadii ku bixiyeen oo sidaas darted ayaa loo dafiray? mise maamulka Garoowe wuxuu rabaa inuu ONLF & Tigreega labadaba kanabad galo?

Waxaan aad uga xumahay dhacdadan foosha xun ee naloo caadaystay ee maalinba maalinta kadambaysa lakobcinyo waxaana lawada ogyahay maamulada kajira gobolada soomaaliya in aysan anaga & Itoobiya dhexdhexaad noo ahayn oo ay door bideen in naloo mijin qabto gumaysiga waana laxisaabtami sikastaba ha ahaatee reer W/Bari kol haday nadileen na iibsadeen hadana nadafireen wax u hadhay majiro Ogaadeenya ayay talo u taalaa.

Waxaan ka codsanyaa dadka Soomaaliyeed een iygu damiirkoodii dhiibin inay ka fikiraan waxa naloo gaysanayo & waxa aanu raadinayno waana muhiim in aad loo darso falalka dadka Ogaadeenya loo gayasnayo waxa kadambeeya & cida mas’uulka ka ah. Ninkii moodaya in halgankanaga loo leexin karo meelkale waxaanu u sheegaynaa in hadafaknagu yahay in aanu ka madax banaanaano gumaysiga aanaan waxba wadaagin ee doolka noogu yimid cidii xabada dhamacad ah ee wiilasha tigeega ah ku dhacaysa isaga dhigaysa waxaanu leenahay kajoog hadii ay maqli weyadna waxa laga hor joogaayi waa taraysada ay u adkaysan layihiin Aabsiiniyiintii ku riyoon jiray inay awood leeyihiin.

Waa wax cad oo taariikhda laga bartay in ay guushu kudambayso gacanta halgamaaga sharafta umadiisa difaaca guul darada & hooguna ay ku dambayso gumaysiga & dabo dhilifkiisa hadaba shacabka Ogaadeenya ee geesiga ah & Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya ee hormuudka u ah waxaan kula dardaarmayaa in loo adkaysto maalmaha adadag ee imtaxaanka ah lana dardar galiyo halganka lagu xoreynayo ciida Ogaadeenya ee daahirka ah.

Cidkasta oo dhibaataysa shaacbka Ogaadeenya & halgankiisa xaqa ah way kadharagsantahay wayna filaysaa jawaabta loo soo wado.Garoowe & Nasiibkeed.

Xaliimo Ibrahim
kamaydho@yahoo.com

Publish Date: 5/10/2008
Last Updated: 7/30/2008
Source: Somaliwide +


More News under this Heading
La kulan kaygii Ayaan Xirsi [Buugeedi Nomad] By Farah Osman. 14/6/2010...
DHAR DHAARADA GUMAYSTAHA (WQ Maxamed Xirsi Guuleed)...
Axmed Cabdisalaam, Mulkiilaha Idaacada Horn Afrik Oo La Sheegayo Inuu Diinta Kiristaanka Faafiyo. (Kismaayo News)...
BIXITAANKII CIIDAMADA ITOOBIYA MEEE?
Cilmi Yar Waa Lagu Caddibmaa!
Fahanka Islaamka: Quraanka iyo Nabadda (C/raxiim C. Shaafici)...
Ethiopia & Puntland Extradition Deal: Grave Violation of International Law
Ragga la iibsaday maxaa loo inkiray ma amaah baa lagu bixiyay
Is the whole world novice at the historical Ethiopian-Somali animosity?. (Article By M. A. D. (Stanza).)...
Fahanka Islaamka:Sidee Islaamku xal u noqon karaa (Maqaal - C/raxiim C. Shaafici)...
The Plight of the Ogaden Refugees: Time for the UN to protect them
Somalis back ex-president in prize bid
Geeddi: Xataa Aniga, C/hi
Hindiya iyo Waxbarashada....Qaybta 4--aad, Information Technology (IT)
Somaaliyeey Walaalayaal Dhegeeysta Xikmadahan. Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab...
Wiilkii aan soo Laaban. W/Qorey A. M. Yusuf...
Raga la dhiibayo rag baa u maqan. W/Qorey Cali Maxamed Dhagax...
Qoloba Calankoodu Waa Cayn. W/Qorey A. M. Yusuf...
Asmooyinkii Aw Makaadsade. W/Qorey A. M. Yusuf...
Xasuuqa Jubooyinka & Xoogaga Shisheeye. (Xoog shisheeye xukuumad la guma noqdo) W/Qoray Maxamed dhaga...
Duullaanka Shisheeye Iyo Demmanaanta Soomaalida!. Qoraalkii Maxamed Baashe X. Xasan...
Unheard-of System of Government. By Mohamed Abdikadir Daud (Stanza)...
Kuma ayaa Fadhiya Gurigii Mililiq?...
Somali Leaders Have A History of Making Costly Mistakes. (Article By Abdullahi Khalif-Gariile)...
Hamiga Xabashida Iyo Hanka Soomaalidu Waa
Raxanta Zanaawi Soo Dhowaada Camal Miyaa? (Qormo - Xasan Carab)...
Muqdisho Caasimadda Qaranka Iyo Xudunta Ummadda Somaaliyeed. (Maqaal - W/Qorey Xasan Carab)...
Ku abwaanada Soomaaliyeed ee qurbaha jooga.
Bariga Afrika iyo Muuqaalka beesha Ogaadeen. W/Qorey D. Cabdiyare...
Difaaca Dhulka Hooyo waa waajib Diineed iyo Qarameed
Ala! War Odaygii Zenaawi maxaa ku dhacey? (MAQAAL: By Al-Haji)...
Drs Khadiija Muwaadimnad U Taagan Daryeelka Iyo U Adeegida Dadkeedda...
Baydhaba Oo La Cakiran Dananka Durbaanada Colaadeed. (W/Qorey Xasan Carab)...
BAAQ KU SOCDA XILDHIBAANADA ABSAME ...
Siyaasadxumo Waa Nololxumo (Maqaal - W/Qorey Siciid Axmed...
Somalia's transitional government was dead on arrival. By Sadiq A. Abdirahman Political and Human Rights Activist.
Hindiya Iyo Waxbarashada Qaybtii 3-aad: Waxbarashada Sare(Jaamacadaha)...
Sayid Maxamed Cabdulle Xassan; Shaqsi naadir ah; waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jamhuuriyadda Jabuuti oo afka Fransiiska ku soo baxa. Qeybtii 2aad...
Ururka IGAD Caqabadda Nabada Somaaliya Hor-taagan... (2) Idaacadda Somaaliyeed(SOA London) Warbaahiin Cusub... Qoraalada Xasan Carab.
Wadahadalka dawladda iyo maxkamadaha ee Khartuum: Qadirkow ka dhig mid najaxa (nabad iyo caano) W/Qorey Wardheere...
Sayid "Maxamed Cabdulle Xassan: Shaqsi naadir ah" Waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jamhuuriyadda Jabuuti oo afka Fransiiska ku soo baxda...
Shakhsiyaadka Caqabada Ku Ah Qaranimadda Somaaliyeed... W/Qorey Xasan Carab.
Soomaaliya Ma Iyadaa Isu Cadawa, Mise Cadaw Kalay Leedahay?!? (illaa qarnigii 15aad waxaa soomaalida jaah wareeriyay siyaasado xambaarsan udanaynta dadyaw kale ) Maqaal....
MAQAAL: Cadowga Soomaaliyeed Waa Itoobiya...
Qushaashe Itoobiya, Qushaashe Tigreega... (W/Qorey Xasan Carab)
Shebekadaha Warbaahinta Somaaliyeed Kuwa Wanaagsan. (Ra'yi: W/Qorey Xasan carab)...
Guurtidii Ogaadeeniya Gowrac Bay Dhaleen. (Maqaal: W/Qorey Waayeel)...
Somaliland Dowladnimadeedii Iyadaa Diiday! (Jawaab laga bixiyey Maqaalkii hore - W/Qorey, Cantooshe)...
Cabdulaahi Lugbur Oo Gacantiisa Isku Gowracay! (Taariikhada Madow ee Cabdulaahi Xasan (Lugbuur) uu shalay Galay). Maqaaal - W/Qorey, M. Waayeel...
Halkee SomaliLand Loo Yaqaanaa? (Qormadii 2aad - W/Qorey, Cabdullah Jaamac Boqor (Canada)...
Soomaaliyeey Diidneey. (Maqaal: W/Qorey Xasan Carb)...
SomaliLand Ma Maamul Gobaleed Baa, Mise Waa Jamhuuriyad? (Maqaal - W/Qorey, Cabdullaahi Jaamac Boqor (Canada)...
Shirka Khartoum Waxuu Ka Mid yahay Dib U Heshisiinta Soomaaliyeed. (Maqaal). W/Qoray Axmed Boolay....
Afrikada Bari Iyo Muuqaalka Beesha Ogaadeen Waa Qormadii III-aad ( By: D C)...
Bariga Afrika Iyo Muuqaalka Beesha Ogadeen Qeybtii-II (MAQAAL: Qore: DC)...
Talooyin Ku Socoto Gudoonka Kacdoonka Muqdisho. (MAQAAL: W/Qorey - Xasan Carab)
Kacdoon Ummadeed Iyo Guul. (Maqaal - Qore: Xassan C/Laahi Sh (Xassan Carab)
Canshuurta Puntland 80% Waxaa Leh C/Laahi, Caqliga Ma Gashaa?. (Maqaal: Qore Xassan C/Laahi Sh (Xassan Carab)...
ONLF Miyey Ka Tanasushay Mabda'ii Xornimadoonka Ahaa.? (Maqaal: W/Qorey - Waayeel. Wuxuuna na lee yahay - Wixii Talo, Dhaliil iyo Tusaale ah ku soo dir...
Heshiiska Dilaaliinta Hirgelimaayo. (Maqaal W/Qorey Xassan C/Laahi Sh. (Xassan Carab)...
ITOOBIYA QARAN MALA RABTAA SOOMAALIYA ???. (Maqaal: W/D: Jaamac Maxamed Yare (Jaamac yare)...
Bariga Afrika Iyo Muuqaalka Beesha Ogadeen. (Maqaal: W/Qorey, D. C - Yare...
Ogaysiis: Banaan Baxa 23-ka May Ee London. (Qoraalakn waxaa SWN soo gaarsiiyey Xasan Carab - Jimce, 19 May, 2006)...
(10 May, 2006) Soo Dhowayn Ku Haboon Maqaamka Xurmada leh ee Garaad Jaamac Garaad Cali...
(10, May, 2006) Qormo: Kala Doora Nabad Iyo Naxuus...
MAQAAL: Inteeyda Qaranka Inta Kalena Quba.
Taageero Baaqa Cambaaraynta Ah Ee Jaaliyadda Beesha Warsangali...
Maqaal: Dilkii Islaan Cumar Sagal 1957 Iyo Soomaali waxay ku danbaysay! Dilka 4 Wadani .(1) Maxamuud Cawaale, 1960 Reer N.F.D.(2)Dahir Caydiid, 1962 Waqooyiga.(3)Aadan Cawil, 1965, Koonfurta. (4) C/rashiid Cali Sharma'arke, 1967 Bariga.)W/Q S. F. Abshir..
Doonyaha Dhimashada Iyo Xeebaha Barigga...
Abwaan: Careeysi Ciise Kaarshe, Sugaan Wadaniyadeed Iyo Qiiro Dhab Ah...
Marwo Drs. Caasha Cumar Geesdiir: Muwaadinad Aqoonteed Iyo Waayo Aragnimadeed Ummadeed Ugu Adeegeeysa...
MAQAAL: Idinkaa Ugu Midab Quruxsane Hays Qulqulataynina. (W/Qoray Abwaan M.C.D. [Stanza]...
Abuurida Xarunta Nabadda, Daryeelka Iyo Hurumarinta Garaad C/Qani...
Baaq Ku Socda Cuqaasha Buuhoodle...
Dr-Ibrahim M. Saciid Al-Shabiin Agaasimaha Qeybaha Farsamada Iyo Waxbarashada Dadban...
Member Login
User name:
Password:
 
Register now Forgot Password








Somali Radio Links
BBC Somali 04:00 GMT
BBC Somali 11:00 GMT
BBC Somali 14:00 GMT
BBC Somali 18:00 GMT
SomaliVOA 7:00pm
SomaliVOA 8:00pm
Radio Qoraxey
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
SBS Somali - Australia
BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
Somali Links
Celqooxle.com
Makhtal.org
Codkawaamo.com
Qaranimo.com
Somalibooks.org
4somaliwomen.com
Abaaqaroow.com
Afdheer/Hargeele
Allsanaag.com
aminarts.com
BBC Somali
buluugleey.com
Calanka.com
Dacwah.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Garoweonline.com
Halgan.net
Hiiraan
Jubbariver.com
kismaayonews.com
Markacadey.net
Mashallah.tk
Ogaden.com
Ogadenpost
Onlf.org
puntlandforchange.com
Qaadisiya.com
Qabridahare.com
Qorahay
Radiojigjiga.com
rstvonline.com
Somaligalbed.com
Somaliherald.com
Somalistate/Ogaden
Somalitribune.com
Somaliweyn.com/
Somaliwide.net
VOANews.com/Somali
Xaajo.com
Wargaysyada Afrika
DailNation (Kenya)
Eastandard.net
Hornafrik.com
Shabellenews.net
Timesnews.co.ke
Wargeyska.com
Wargaysyada Carabta
Sudantribune
Daralhayat.com
Asharqalawsat.com
Al-Jazira
Islaamic Links
Dacwah.com
News Papers
The Australian
The age.com.au
Washingtonpost.com
Guardian.co.uk
New York Times
Eastandard.net
Radio Links (English)
BBC World Service Radio
Bogaga Suugaanta Somalida
Hiiraan.com/Suugaan
Qorahay.com/suugaan
Doollo.com
Golkhatumo.com
 
Advertise with us | Feedback | Contact us | Terms & Conditions | Privacy Policy | Designed by: Tower Digital