Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 9 September 2010 0:51
English Somali
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 Raxanta Zanaawi Soo Dhowaada Camal Miyaa? (Qormo - Xasan Carab)...

Raxanta Zanaawi Soo Dhowaada Camal Miyaaaaaaaaaaaaaa?


-Taariikhda ayaa Qoray, Jiilasha Ayaa Xusi,Wixii Dhacay iyo Kuwa Dhici Doonaa waana iska aduunyo, waayaheeda ayaa iska badan, Weeyna noocyo badan, maalin farxad maalina murugo, maalin qosal Maalinta kalena oohiin, maalinba mid baa calan-leeyna,mid baa oran Anaa hebel ah, midbaa sacabka loo tumi, midbaa iilaka loo wadi, Mid aroos geli, midbaa bacda banaanla loo dhigi, mid dhalan halka Mid kale ka hoyaan, waa aduunyo iyo Xaalkeedda, Weeyna Socon ilaa Saacadda.

-Dalkii hooyo Murugo Wadaniga Somaaliyeed iyo Farxada Khaayinka, Durbaan garaacidda Daneeysta iyo wel-welka Muwaadinka Xalaasha ah, Damaashaadka Qabyaaladiistaha iyo dhuumashada Somaaliga fiican oo Garanaaya Qiimaha Dalka hooyo,waa aduunyo maalmaheeduna kala duwan Taariikhdu xusi xumaan iyo wanaagba, Dalkeena Qaranka Qabiilka ka Weeyn, kana mudan, Xaqa Dulma ayaa mudan, Xalaasha Xaraanta ayaa laga Jecel yahay, Wadaniga Qabqablaha ayaa ka hareeyaa, Danta guud Mid gaar ahaaneed, wanaagii xumaanta ayaa u awood sheegay,sharafti Weey dhimatay, Damiirkii iyo dadnimadii ha sheegiin, caqligiina uu ka suulay Dadka intooda badan,qoriga iyo rasaasta ayaa ayaa nidaam ah ama Sharci ah, anaa Reer hebel ah ayaa maamuskii ah, gefka iyo Af-lagaada ayaa amaantii iyo samaantii halkoodii galay, Maantana Zawaani iyo Raxaantiisii ayaa Dalkii gacanta u galay-waana ayaan darro weyn, naxdiinteeda leh iyo gumoow dhab ah, dhab ah,Wadadadii Wax Wanaagsan waad Qabteen, xoogaa Khalad ah waad yeelateen,laakin Aduunkan ayaa Colaad weyn u haya Hanaanka Islaamiga ah,waana midka Awooda idiin sheegtay iyo Waqtiga,Guusha Alle Waqtigeeda Iyo Sabir

-Waxaa Xaalad murugadeedda leh in Qabqablayaashii dib u soo Laabtaan, gacan ku dhiiglayaashii, xaaraan quutayaashii, kuwii Dalka dumiyeey Dadkana xasuuqay oo uu gelbinaayo Gumeeysiga ama Abbaha Gumeeysi Qaaradda Afrika Nidaamka Zanaawi ee Itoobiya oo Weli Qaarkood ku heesaayaan soo Dhoawoow-Zanaawi soo Dhowoooooow Xoreeyoow, Soo dhowoow Walaaloow, soo dhowoow rafiiqoow,Mataankoow Iyo ereyo laga xishooda oo kuwo gaarka oo keliya eey garan karaan Bal aan eego Talada iyo qorshaha qarsoon oo ka dameeya xeelada iyo Hadafka Zanaawi iyo Xulafiisa Reer galbeedka ah, habka eey u fulin Doonaan Raxanta Dowladda sheeganeeysa, Maalmaha ayaa Qeexi doona, Gooreey noqotoba Qabqabloow Ciqaab mudan, Ciqaab Mudan, Weleeeee Ciqaab Mudan, Cadaaladana waa lagu hor-keeni doonaa.

-Xurmo Badan Suubaan ayaa tirri-Xassanoow bal aan eego wax eey La yimaadaan, miyaanay dhici kareeyn in Dalkuba Nabadgelyo, hanaan Dowladeed iyo Wanaag helo oo Masuuliyad muujiyee, Somaalinimadda Noqdaan kuwii garta, Xassanoow Sabirka, Sabairka Walaaloooooooow, Subaneey Qof Sarre tahay, Somaali dhab tahay Niyad Saalax leedahay Garashadaadu Wacan tahay, Saadooshu kheeyr tahay, inkastoo shakigu Jirro, wel meeshii uu yahay,kuwaasna sumcadoodu fiicneyn,Wanaageey Waan qaatay taladaa, Sabir baan niyada irri, Somaaliya sidii rooon Alloow Sidii roon, Nabad iyo hanaan Qaran, Dadka oo Walaalo ah iyo Belo iyo xumaan suul,naga baxa Tigreegoow, Noo dhaaf Dalkeenaaaaaa Sheydaan buloow guur, gurigaagi aad, Kheeyr Alloow soo deg,soo deg oo Dalkoo dhan wada gaar, wada Barwaaqeey,Dhiigana ka Meeeyr naga Saar Xumaan iyo Camalkii Sheydaan, Guuloow Alloow Nabad,Nabad iyo Nabadda Guud Geyigeena Sii-Aamiin, Aamiin, Aamiin.


-Alloow Nabad-
-Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-
-England-UK- 28/12/2006-
-sharifhassan50@yahoo.com

Publish Date: 12/28/2006
Last Updated: 1/16/2007
Source: Somaliwide +


More News under this Heading
La kulan kaygii Ayaan Xirsi [Buugeedi Nomad] By Farah Osman. 14/6/2010...
DHAR DHAARADA GUMAYSTAHA (WQ Maxamed Xirsi Guuleed)...
Axmed Cabdisalaam, Mulkiilaha Idaacada Horn Afrik Oo La Sheegayo Inuu Diinta Kiristaanka Faafiyo. (Kismaayo News)...
BIXITAANKII CIIDAMADA ITOOBIYA MEEE?
Cilmi Yar Waa Lagu Caddibmaa!
Fahanka Islaamka: Quraanka iyo Nabadda (C/raxiim C. Shaafici)...
Ethiopia & Puntland Extradition Deal: Grave Violation of International Law
Ragga la iibsaday maxaa loo inkiray ma amaah baa lagu bixiyay
Is the whole world novice at the historical Ethiopian-Somali animosity?. (Article By M. A. D. (Stanza).)...
Fahanka Islaamka:Sidee Islaamku xal u noqon karaa (Maqaal - C/raxiim C. Shaafici)...
The Plight of the Ogaden Refugees: Time for the UN to protect them
Somalis back ex-president in prize bid
Geeddi: Xataa Aniga, C/hi
Hindiya iyo Waxbarashada....Qaybta 4--aad, Information Technology (IT)
Somaaliyeey Walaalayaal Dhegeeysta Xikmadahan. Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab...
Wiilkii aan soo Laaban. W/Qorey A. M. Yusuf...
Raga la dhiibayo rag baa u maqan. W/Qorey Cali Maxamed Dhagax...
Qoloba Calankoodu Waa Cayn. W/Qorey A. M. Yusuf...
Asmooyinkii Aw Makaadsade. W/Qorey A. M. Yusuf...
Xasuuqa Jubooyinka & Xoogaga Shisheeye. (Xoog shisheeye xukuumad la guma noqdo) W/Qoray Maxamed dhaga...
Duullaanka Shisheeye Iyo Demmanaanta Soomaalida!. Qoraalkii Maxamed Baashe X. Xasan...
Unheard-of System of Government. By Mohamed Abdikadir Daud (Stanza)...
Kuma ayaa Fadhiya Gurigii Mililiq?...
Somali Leaders Have A History of Making Costly Mistakes. (Article By Abdullahi Khalif-Gariile)...
Hamiga Xabashida Iyo Hanka Soomaalidu Waa
Raxanta Zanaawi Soo Dhowaada Camal Miyaa? (Qormo - Xasan Carab)...
Muqdisho Caasimadda Qaranka Iyo Xudunta Ummadda Somaaliyeed. (Maqaal - W/Qorey Xasan Carab)...
Ku abwaanada Soomaaliyeed ee qurbaha jooga.
Bariga Afrika iyo Muuqaalka beesha Ogaadeen. W/Qorey D. Cabdiyare...
Difaaca Dhulka Hooyo waa waajib Diineed iyo Qarameed
Ala! War Odaygii Zenaawi maxaa ku dhacey? (MAQAAL: By Al-Haji)...
Drs Khadiija Muwaadimnad U Taagan Daryeelka Iyo U Adeegida Dadkeedda...
Baydhaba Oo La Cakiran Dananka Durbaanada Colaadeed. (W/Qorey Xasan Carab)...
BAAQ KU SOCDA XILDHIBAANADA ABSAME ...
Siyaasadxumo Waa Nololxumo (Maqaal - W/Qorey Siciid Axmed...
Somalia's transitional government was dead on arrival. By Sadiq A. Abdirahman Political and Human Rights Activist.
Hindiya Iyo Waxbarashada Qaybtii 3-aad: Waxbarashada Sare(Jaamacadaha)...
Sayid Maxamed Cabdulle Xassan; Shaqsi naadir ah; waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jamhuuriyadda Jabuuti oo afka Fransiiska ku soo baxa. Qeybtii 2aad...
Ururka IGAD Caqabadda Nabada Somaaliya Hor-taagan... (2) Idaacadda Somaaliyeed(SOA London) Warbaahiin Cusub... Qoraalada Xasan Carab.
Wadahadalka dawladda iyo maxkamadaha ee Khartuum: Qadirkow ka dhig mid najaxa (nabad iyo caano) W/Qorey Wardheere...
Sayid "Maxamed Cabdulle Xassan: Shaqsi naadir ah" Waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jamhuuriyadda Jabuuti oo afka Fransiiska ku soo baxda...
Shakhsiyaadka Caqabada Ku Ah Qaranimadda Somaaliyeed... W/Qorey Xasan Carab.
Soomaaliya Ma Iyadaa Isu Cadawa, Mise Cadaw Kalay Leedahay?!? (illaa qarnigii 15aad waxaa soomaalida jaah wareeriyay siyaasado xambaarsan udanaynta dadyaw kale ) Maqaal....
MAQAAL: Cadowga Soomaaliyeed Waa Itoobiya...
Qushaashe Itoobiya, Qushaashe Tigreega... (W/Qorey Xasan Carab)
Shebekadaha Warbaahinta Somaaliyeed Kuwa Wanaagsan. (Ra'yi: W/Qorey Xasan carab)...
Guurtidii Ogaadeeniya Gowrac Bay Dhaleen. (Maqaal: W/Qorey Waayeel)...
Somaliland Dowladnimadeedii Iyadaa Diiday! (Jawaab laga bixiyey Maqaalkii hore - W/Qorey, Cantooshe)...
Cabdulaahi Lugbur Oo Gacantiisa Isku Gowracay! (Taariikhada Madow ee Cabdulaahi Xasan (Lugbuur) uu shalay Galay). Maqaaal - W/Qorey, M. Waayeel...
Halkee SomaliLand Loo Yaqaanaa? (Qormadii 2aad - W/Qorey, Cabdullah Jaamac Boqor (Canada)...
Soomaaliyeey Diidneey. (Maqaal: W/Qorey Xasan Carb)...
SomaliLand Ma Maamul Gobaleed Baa, Mise Waa Jamhuuriyad? (Maqaal - W/Qorey, Cabdullaahi Jaamac Boqor (Canada)...
Shirka Khartoum Waxuu Ka Mid yahay Dib U Heshisiinta Soomaaliyeed. (Maqaal). W/Qoray Axmed Boolay....
Afrikada Bari Iyo Muuqaalka Beesha Ogaadeen Waa Qormadii III-aad ( By: D C)...
Bariga Afrika Iyo Muuqaalka Beesha Ogadeen Qeybtii-II (MAQAAL: Qore: DC)...
Talooyin Ku Socoto Gudoonka Kacdoonka Muqdisho. (MAQAAL: W/Qorey - Xasan Carab)
Kacdoon Ummadeed Iyo Guul. (Maqaal - Qore: Xassan C/Laahi Sh (Xassan Carab)
Canshuurta Puntland 80% Waxaa Leh C/Laahi, Caqliga Ma Gashaa?. (Maqaal: Qore Xassan C/Laahi Sh (Xassan Carab)...
ONLF Miyey Ka Tanasushay Mabda'ii Xornimadoonka Ahaa.? (Maqaal: W/Qorey - Waayeel. Wuxuuna na lee yahay - Wixii Talo, Dhaliil iyo Tusaale ah ku soo dir...
Heshiiska Dilaaliinta Hirgelimaayo. (Maqaal W/Qorey Xassan C/Laahi Sh. (Xassan Carab)...
ITOOBIYA QARAN MALA RABTAA SOOMAALIYA ???. (Maqaal: W/D: Jaamac Maxamed Yare (Jaamac yare)...
Bariga Afrika Iyo Muuqaalka Beesha Ogadeen. (Maqaal: W/Qorey, D. C - Yare...
Ogaysiis: Banaan Baxa 23-ka May Ee London. (Qoraalakn waxaa SWN soo gaarsiiyey Xasan Carab - Jimce, 19 May, 2006)...
(10 May, 2006) Soo Dhowayn Ku Haboon Maqaamka Xurmada leh ee Garaad Jaamac Garaad Cali...
(10, May, 2006) Qormo: Kala Doora Nabad Iyo Naxuus...
MAQAAL: Inteeyda Qaranka Inta Kalena Quba.
Taageero Baaqa Cambaaraynta Ah Ee Jaaliyadda Beesha Warsangali...
Maqaal: Dilkii Islaan Cumar Sagal 1957 Iyo Soomaali waxay ku danbaysay! Dilka 4 Wadani .(1) Maxamuud Cawaale, 1960 Reer N.F.D.(2)Dahir Caydiid, 1962 Waqooyiga.(3)Aadan Cawil, 1965, Koonfurta. (4) C/rashiid Cali Sharma'arke, 1967 Bariga.)W/Q S. F. Abshir..
Doonyaha Dhimashada Iyo Xeebaha Barigga...
Abwaan: Careeysi Ciise Kaarshe, Sugaan Wadaniyadeed Iyo Qiiro Dhab Ah...
Marwo Drs. Caasha Cumar Geesdiir: Muwaadinad Aqoonteed Iyo Waayo Aragnimadeed Ummadeed Ugu Adeegeeysa...
MAQAAL: Idinkaa Ugu Midab Quruxsane Hays Qulqulataynina. (W/Qoray Abwaan M.C.D. [Stanza]...
Abuurida Xarunta Nabadda, Daryeelka Iyo Hurumarinta Garaad C/Qani...
Baaq Ku Socda Cuqaasha Buuhoodle...
Dr-Ibrahim M. Saciid Al-Shabiin Agaasimaha Qeybaha Farsamada Iyo Waxbarashada Dadban...
Member Login
User name:
Password:
 
Register now Forgot Password








Somali Radio Links
BBC Somali 04:00 GMT
BBC Somali 11:00 GMT
BBC Somali 14:00 GMT
BBC Somali 18:00 GMT
SomaliVOA 7:00pm
SomaliVOA 8:00pm
Radio Qoraxey
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
SBS Somali - Australia
BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
Somali Links
Celqooxle.com
Makhtal.org
Codkawaamo.com
Qaranimo.com
Somalibooks.org
4somaliwomen.com
Abaaqaroow.com
Afdheer/Hargeele
Allsanaag.com
aminarts.com
BBC Somali
buluugleey.com
Calanka.com
Dacwah.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Garoweonline.com
Halgan.net
Hiiraan
Jubbariver.com
kismaayonews.com
Markacadey.net
Mashallah.tk
Ogaden.com
Ogadenpost
Onlf.org
puntlandforchange.com
Qaadisiya.com
Qabridahare.com
Qorahay
Radiojigjiga.com
rstvonline.com
Somaligalbed.com
Somaliherald.com
Somalistate/Ogaden
Somalitribune.com
Somaliweyn.com/
Somaliwide.net
VOANews.com/Somali
Xaajo.com
Wargaysyada Afrika
DailNation (Kenya)
Eastandard.net
Hornafrik.com
Shabellenews.net
Timesnews.co.ke
Wargeyska.com
Wargaysyada Carabta
Sudantribune
Daralhayat.com
Asharqalawsat.com
Al-Jazira
Islaamic Links
Dacwah.com
News Papers
The Australian
The age.com.au
Washingtonpost.com
Guardian.co.uk
New York Times
Eastandard.net
Radio Links (English)
BBC World Service Radio
Bogaga Suugaanta Somalida
Hiiraan.com/Suugaan
Qorahay.com/suugaan
Doollo.com
Golkhatumo.com
 
Advertise with us | Feedback | Contact us | Terms & Conditions | Privacy Policy | Designed by: Tower Digital