Home About us Advertise with us Feedback Contact us
  Chat Match maker Forums Music Downloads 9 September 2010 0:29
English Somali
Ra'yiga Iyo Qoraalada
Qoraalada Dadka
Fikradaha Dadka
Salaamaha iyo Tahniyadaha
Hambalyo
Munaasabadaha Gaarka ah
Ciidaha
Dhalashada iyo Aroosyada
Ciyaaraha
Kubada Cagta
Wararka Ciyaaraha
Waxbarashada
Ururada Ardyda
Kororso Aqoontaada
Bar ama Baro
Warsaxaafadeed & Ogaysiis
Ogaysiis
War-saxaafadeed-yada
Bayaanada
Tacsi.
Tacsi.
Fanka iyo Suugaanta
Gabayada Abwaan Istanza (English)
Gabayada Abwaan Istanza (Soomaali)
Gabayo
Yaa Ugu Caansan Fanaaniinta Soomaalida
Fanaankeed Ugu Jeceshahay
Fanka iyo Suugaanta
Wararka iyo Arimaha taagan
Wararka Afrika
Wararka Carabta
Jamhuuriyada Soomaaliya
Ogaadeeniya/Soomaali-Galbeed
Faalooyinka
Abaaraha
Dhacdooyinka Layaabka leh
Arimaha Taagan
Wararka Todobaadka
Wararka Iyo Arimaha Taagan
Waraysiyada
Shanta Gees (waa barmaamij gaar ah)
Wararka Maanta
Wararkii Hore
Ganacsiga iyo Dhaqaalaha
Ii dheh iyo Ogaysiis
Dhaqaalaha iyo Lacagaha Aduunka
Arimaha Bulshada iwm
Maadays/Ila-Qosol
Xikmado
Guurka iwm.
Maxaad ka Taqaanaa?
Caafimaadka
Qofba dhan u badi
Sheeko iyo Shaahid
Talo iyo Tusaale
Imaqashii Imadadaali
Arimaha Bulshada
Magaalooyin gaar ah
Dadab/Dhadhaab - Kenya
Garawo - Puntland
Gaarissa - N.F.D
Godeey - S/Galbeed
Jigjiga - Ogaadeeniya
Hargaysa - S/Land
Muqdisho - Soomaaliya
Sheeko Caruureed
Sheeko Xariir
 Bariga Afrika iyo Muuqaalka beesha Ogaadeen. W/Qorey D. Cabdiyare...

Qeybta VI-aad: Maqaalkani wuxuu dabajoogaa kuwii ka horeeyey ee aan kaga hadlaynay Bariga Afrika iyo muuqaalka beesha Ogaadeen...
Arar: Waxaan dhawaan safar gaban ku tagay deegaano kamid ah bariga Afrika gaar ahaan deegaanada lagu tiriyo inay degaan qowmiyadda aan kor ku xusay, safarkaygaas waxaan ka diyaariyey qoraal ku sabsanaa wax aan arkay iyo wax la ii sheegay.

Horraantii bisha Oktoober 2006da ayaan safar ku tagay dhulkaas, Deegaankii aan maray iyo midka aan joogayba waxay ahaayeen Abaar aad u kulul, geedahoo qaawan iyo cagaarka/cowska oo angagan ayey arkayeen indhahaygu markaas.

Muddo aan badneyn kadib, waxaa bilowday roobkii Deyrta oo si simman uga da`ay dhul aad u fidsan oo ku xeeraa halka aan joogay, biyaha roobabkaas ayaa ku shubmayey dhinaca webiga, Sidoo kale Webiga ayaa biyo keenay kadibna buuxdhaafay kadibna fatahay.

Magaalo kamid ah kuwa aan joogay in muddo ah waxyeelo ayey u geysteen biyo uu keenay webigu iyo biyaha roobka ee ku da`ay awgood, waxaana jira dad ku dhintay biyahaas xowliga ku sicday kadib markii ay la tageen.

Sidoo kale dad badan ayaa ku barakacay oo ka guuray guryahoodii fatahaadaas darteed, waxayna baabiiyeen beerahoodii u dhawaa wabiga jiinkiisa.

Guud ahaan dhaqdhaqaaqa deegaanadaas ayaa ahaa kuwo horumar fiicani iiga muuqdeen, tusaale waxaan usoo qaadan karaa magaalada GARISSA oo kamid aheyd meelaha aan tagay waxay ahayd magaalo horumar fiican laga sameeyey.

Dhanka Jubbooyinka waxaa la ii sheegay in ay ku jirto nabadgeliyo iyo horumar aanay hore usoo marin ummadda ku nool deegaanada labada Jubbo ee koonfurta dalka Soomaaliya, badhtamihii sannadkan 2006-da ayey goboladan la wareegeen Ciidamo daacad u ah maxaakiimta Islamiga Soomaaliyeed.

Dadka ka imanayey deegaanada ay maamulaan Maxaakiimta Jubbooyinka ayaa ii sheegay inay ka jirto halkaas nabadgeliyo buuxda, sidoo kalena dadku ay si xor ah u socon karaan una safri karan iyagoo aan wax cabsi ah ka qabin koox kontrool u yaalo ama budhcadda jidadka istagi jirtey intii ka horeysay imaatinka maxaakiimta ee gobolada jubbooyinka.

Ciidamada ku sugan labada gobol ee jubbooyinka J/hoose iyo J/dhexe ayaa la ii sheegay inay hoos tagaan Sheekh lagu magacaabo Sh. Xasan Turki oo Ogaadeen ah, sidoo kale waxaa la ii sheegay inay jiraan xubno kamid ah madaxda iyo ciidamada ku sugan jubbooyinka oo kasoo jeeda gobolo kale oo dalka Soomaaliya kamid ah.

Nidaamka maxaakiimta jubbooyinka ayaa la ii sheegay inuu yahay mid ku saleysan aqoonta diinta islaamka, loona eegin qaab Qabiileed, inkastoo deegaanka la joogo lasiinayo mudnaan.

Maleyshiyadii deegaanadaas beeshu degto hore u joogtay ayaa la ii sheegay inay u qeybsameen laba qeybood kuwo ku biiray maxaakiimta dhulkan la wareegay oo dhaqan celin ay ku sameeyeen maxaakiimta iyo kuwo miyiga ama magaalada dhinacooda ka galay.

Marka lasoo koobo dadka ku nool labada gobol ee jubbooyinku waxay si weyn u taageersan yihiin maamulka maxaakiimta Islaamiga ee ka jira hadda deegaanadaas, sida ay ii sheegeen dad xog ogaal ah, dadka ku nool labadan gobol badankood waxay u arkaan maamulka hadda ka hirgalay deegaankoodu inuu yahay mid ka wanaagsan kuwii qabqablayaasha marka la eego dhinacyada caddaaladda iyo nabadgeliya.

Sidoo kale waxay aaminsan yihiin in madaxda ugu sareysa maamulka maxaakiimta ee goboladan iyo ciidamaduba ay yihiin illaa hadda kuwo wanaag sameeyey, hase yeeshee xiliyadii burburka dalka Soomaaliya kadib goboladani ahaayeen kuwo ay isu bad-badalayeen dad aan beesha u badan Jubbooyinka aheyn kuwaasoo aan dhax gali karin bulshada ku nool deegaankaas.

Dhammaan dhulka ay maamulaan Maxaakiimta Jubbooyinka ayaa la ii sheegay in laga mamnuucay Qaadka, Xashiishka, Qamriga, Tubaakada/sigaarka hub sharci daro ah iyo wixii maandooriye ah oo dhan. Waxaa la gubay Qaad iyo Tubaako dhowr jeer, waxaa la ii shegay in Tubaako lagu gubay Bu`aale lagu qiimeeyey 70 milyan So.Sh. hase yeeshee dadkii lahaa loo celiyey qiimaheedii lana siiyey digniin ah inaysan ka ganacsan karin mar kale.

Intii aan joogay dhulkaas wuxuu dagaal ka dhacay "gobolka j/dhexe" Bu`aale, dagaalkaas wuxuu dhax maray Maxaakiimta + Ciidanka deegaanka oo dhinac ah iyo Ciidamo u daacad ahaa Col. Barre hiiraale oo sida la sheegay taageero ka helayey dowladda Kmg ah ee Soomaaliya.

Dagaalkaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa bu`aale iyo Saakow waxaa soo qaaday Col. Barre Hiiraaale oo doonayey inuu dib u qabsado illaa Kismaayo, hase yeeshee waxaa lagaga adkaaday dagaalkaas iyadoo lagala wareegay dhammaan saanadiisii miletary ee uu watay.

Gobolka j/dhexe oo inta badan uu maro Webi Jubba ayaa la ii sheegay in ay khasaaro weyn u geysteen biyaha ka imanaya webiga iyo cirka oo ay la mid noqotay Deyrtii biyo badan ee loo yaqaaney DEYRTII ALIINADA.

Roobka da`ayey iyo webiga oo biyo badan keenay awgood waxaa fatahay oo qarqarada jabiyey webiga weyn ee mara gobolka meelo badan oo kamid ah, waxyeelo badanna u geystay inkastoo aanan maqal dad ku dhintay biyahaas haddan wuxuu hoy tiray oo babiiyey guryahoodii iyo hanti waxay haysteen gaar ahaan beeraha iyo xoolaha.

Mar aan waydiiyey dadkii aan la kulmay ee ka yimid dhanka Jubbooyinka in deegaankaas laga taageersan yahay dowladda Kmg ah aya la ii sheegay in ay dadku taageersan yihiin Maxaakiimta hase yeeshee aysan lid ku aheyn nidaam dowladeed iyo kala dambeyn guud ahaan dalka Soomaliya yeesho.

Haddaba marka aan usoo noqdo cinwaanka maqaalka aan ugu magac daray Afrikada Bari iyo Muuqaalka beesha Ogaadeen waxaan dhihi karaa waa muuqaal curdan ah oo si xowli ah u socda muuqaalka ka jira deegaanadaas Jubbooyinka Soomaaliya, waana isbadel wanaagsan oo kusoo kordhay bulshada ku nool goboladaas iyo guud ahaan beesha.

Sida ay dad badan aaminsam yihiin isbadel waxaa sii xoojiyey dadka deegankaas oo ka gudbay qaabkii Qabiilka dhaxdooda ahaa oo ay meela la gaari waayeen, waxaana gobolada jubbooyinka laga qaatay aragti mideysan iyo siyaasad mideysan oo bulshadaasi yeelatay, taasoo sii xoojisay guulo fiican oo dhan walba leh in laga gaaro gobolada koonfureed ee dalka Soomaaliya.

Dadka ku nool Somaaliya iyo w/bari Kenya ayaa leh xiriir dhow oo ganacsi.


Qoraalkan waxaa diyaariyey
D. Cabdiyare
afrika252@yahoo.com

Publish Date: 12/5/2006
Last Updated: 12/21/2006
Source: Somaliwide +


More News under this Heading
La kulan kaygii Ayaan Xirsi [Buugeedi Nomad] By Farah Osman. 14/6/2010...
DHAR DHAARADA GUMAYSTAHA (WQ Maxamed Xirsi Guuleed)...
Axmed Cabdisalaam, Mulkiilaha Idaacada Horn Afrik Oo La Sheegayo Inuu Diinta Kiristaanka Faafiyo. (Kismaayo News)...
BIXITAANKII CIIDAMADA ITOOBIYA MEEE?
Cilmi Yar Waa Lagu Caddibmaa!
Fahanka Islaamka: Quraanka iyo Nabadda (C/raxiim C. Shaafici)...
Ethiopia & Puntland Extradition Deal: Grave Violation of International Law
Ragga la iibsaday maxaa loo inkiray ma amaah baa lagu bixiyay
Is the whole world novice at the historical Ethiopian-Somali animosity?. (Article By M. A. D. (Stanza).)...
Fahanka Islaamka:Sidee Islaamku xal u noqon karaa (Maqaal - C/raxiim C. Shaafici)...
The Plight of the Ogaden Refugees: Time for the UN to protect them
Somalis back ex-president in prize bid
Geeddi: Xataa Aniga, C/hi
Hindiya iyo Waxbarashada....Qaybta 4--aad, Information Technology (IT)
Somaaliyeey Walaalayaal Dhegeeysta Xikmadahan. Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab...
Wiilkii aan soo Laaban. W/Qorey A. M. Yusuf...
Raga la dhiibayo rag baa u maqan. W/Qorey Cali Maxamed Dhagax...
Qoloba Calankoodu Waa Cayn. W/Qorey A. M. Yusuf...
Asmooyinkii Aw Makaadsade. W/Qorey A. M. Yusuf...
Xasuuqa Jubooyinka & Xoogaga Shisheeye. (Xoog shisheeye xukuumad la guma noqdo) W/Qoray Maxamed dhaga...
Duullaanka Shisheeye Iyo Demmanaanta Soomaalida!. Qoraalkii Maxamed Baashe X. Xasan...
Unheard-of System of Government. By Mohamed Abdikadir Daud (Stanza)...
Kuma ayaa Fadhiya Gurigii Mililiq?...
Somali Leaders Have A History of Making Costly Mistakes. (Article By Abdullahi Khalif-Gariile)...
Hamiga Xabashida Iyo Hanka Soomaalidu Waa
Raxanta Zanaawi Soo Dhowaada Camal Miyaa? (Qormo - Xasan Carab)...
Muqdisho Caasimadda Qaranka Iyo Xudunta Ummadda Somaaliyeed. (Maqaal - W/Qorey Xasan Carab)...
Ku abwaanada Soomaaliyeed ee qurbaha jooga.
Bariga Afrika iyo Muuqaalka beesha Ogaadeen. W/Qorey D. Cabdiyare...
Difaaca Dhulka Hooyo waa waajib Diineed iyo Qarameed
Ala! War Odaygii Zenaawi maxaa ku dhacey? (MAQAAL: By Al-Haji)...
Drs Khadiija Muwaadimnad U Taagan Daryeelka Iyo U Adeegida Dadkeedda...
Baydhaba Oo La Cakiran Dananka Durbaanada Colaadeed. (W/Qorey Xasan Carab)...
BAAQ KU SOCDA XILDHIBAANADA ABSAME ...
Siyaasadxumo Waa Nololxumo (Maqaal - W/Qorey Siciid Axmed...
Somalia's transitional government was dead on arrival. By Sadiq A. Abdirahman Political and Human Rights Activist.
Hindiya Iyo Waxbarashada Qaybtii 3-aad: Waxbarashada Sare(Jaamacadaha)...
Sayid Maxamed Cabdulle Xassan; Shaqsi naadir ah; waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jamhuuriyadda Jabuuti oo afka Fransiiska ku soo baxa. Qeybtii 2aad...
Ururka IGAD Caqabadda Nabada Somaaliya Hor-taagan... (2) Idaacadda Somaaliyeed(SOA London) Warbaahiin Cusub... Qoraalada Xasan Carab.
Wadahadalka dawladda iyo maxkamadaha ee Khartuum: Qadirkow ka dhig mid najaxa (nabad iyo caano) W/Qorey Wardheere...
Sayid "Maxamed Cabdulle Xassan: Shaqsi naadir ah" Waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jamhuuriyadda Jabuuti oo afka Fransiiska ku soo baxda...
Shakhsiyaadka Caqabada Ku Ah Qaranimadda Somaaliyeed... W/Qorey Xasan Carab.
Soomaaliya Ma Iyadaa Isu Cadawa, Mise Cadaw Kalay Leedahay?!? (illaa qarnigii 15aad waxaa soomaalida jaah wareeriyay siyaasado xambaarsan udanaynta dadyaw kale ) Maqaal....
MAQAAL: Cadowga Soomaaliyeed Waa Itoobiya...
Qushaashe Itoobiya, Qushaashe Tigreega... (W/Qorey Xasan Carab)
Shebekadaha Warbaahinta Somaaliyeed Kuwa Wanaagsan. (Ra'yi: W/Qorey Xasan carab)...
Guurtidii Ogaadeeniya Gowrac Bay Dhaleen. (Maqaal: W/Qorey Waayeel)...
Somaliland Dowladnimadeedii Iyadaa Diiday! (Jawaab laga bixiyey Maqaalkii hore - W/Qorey, Cantooshe)...
Cabdulaahi Lugbur Oo Gacantiisa Isku Gowracay! (Taariikhada Madow ee Cabdulaahi Xasan (Lugbuur) uu shalay Galay). Maqaaal - W/Qorey, M. Waayeel...
Halkee SomaliLand Loo Yaqaanaa? (Qormadii 2aad - W/Qorey, Cabdullah Jaamac Boqor (Canada)...
Soomaaliyeey Diidneey. (Maqaal: W/Qorey Xasan Carb)...
SomaliLand Ma Maamul Gobaleed Baa, Mise Waa Jamhuuriyad? (Maqaal - W/Qorey, Cabdullaahi Jaamac Boqor (Canada)...
Shirka Khartoum Waxuu Ka Mid yahay Dib U Heshisiinta Soomaaliyeed. (Maqaal). W/Qoray Axmed Boolay....
Afrikada Bari Iyo Muuqaalka Beesha Ogaadeen Waa Qormadii III-aad ( By: D C)...
Bariga Afrika Iyo Muuqaalka Beesha Ogadeen Qeybtii-II (MAQAAL: Qore: DC)...
Talooyin Ku Socoto Gudoonka Kacdoonka Muqdisho. (MAQAAL: W/Qorey - Xasan Carab)
Kacdoon Ummadeed Iyo Guul. (Maqaal - Qore: Xassan C/Laahi Sh (Xassan Carab)
Canshuurta Puntland 80% Waxaa Leh C/Laahi, Caqliga Ma Gashaa?. (Maqaal: Qore Xassan C/Laahi Sh (Xassan Carab)...
ONLF Miyey Ka Tanasushay Mabda'ii Xornimadoonka Ahaa.? (Maqaal: W/Qorey - Waayeel. Wuxuuna na lee yahay - Wixii Talo, Dhaliil iyo Tusaale ah ku soo dir...
Heshiiska Dilaaliinta Hirgelimaayo. (Maqaal W/Qorey Xassan C/Laahi Sh. (Xassan Carab)...
ITOOBIYA QARAN MALA RABTAA SOOMAALIYA ???. (Maqaal: W/D: Jaamac Maxamed Yare (Jaamac yare)...
Bariga Afrika Iyo Muuqaalka Beesha Ogadeen. (Maqaal: W/Qorey, D. C - Yare...
Ogaysiis: Banaan Baxa 23-ka May Ee London. (Qoraalakn waxaa SWN soo gaarsiiyey Xasan Carab - Jimce, 19 May, 2006)...
(10 May, 2006) Soo Dhowayn Ku Haboon Maqaamka Xurmada leh ee Garaad Jaamac Garaad Cali...
(10, May, 2006) Qormo: Kala Doora Nabad Iyo Naxuus...
MAQAAL: Inteeyda Qaranka Inta Kalena Quba.
Taageero Baaqa Cambaaraynta Ah Ee Jaaliyadda Beesha Warsangali...
Maqaal: Dilkii Islaan Cumar Sagal 1957 Iyo Soomaali waxay ku danbaysay! Dilka 4 Wadani .(1) Maxamuud Cawaale, 1960 Reer N.F.D.(2)Dahir Caydiid, 1962 Waqooyiga.(3)Aadan Cawil, 1965, Koonfurta. (4) C/rashiid Cali Sharma'arke, 1967 Bariga.)W/Q S. F. Abshir..
Doonyaha Dhimashada Iyo Xeebaha Barigga...
Abwaan: Careeysi Ciise Kaarshe, Sugaan Wadaniyadeed Iyo Qiiro Dhab Ah...
Marwo Drs. Caasha Cumar Geesdiir: Muwaadinad Aqoonteed Iyo Waayo Aragnimadeed Ummadeed Ugu Adeegeeysa...
MAQAAL: Idinkaa Ugu Midab Quruxsane Hays Qulqulataynina. (W/Qoray Abwaan M.C.D. [Stanza]...
Abuurida Xarunta Nabadda, Daryeelka Iyo Hurumarinta Garaad C/Qani...
Baaq Ku Socda Cuqaasha Buuhoodle...
Dr-Ibrahim M. Saciid Al-Shabiin Agaasimaha Qeybaha Farsamada Iyo Waxbarashada Dadban...
Member Login
User name:
Password:
 
Register now Forgot Password








Somali Radio Links
BBC Somali 04:00 GMT
BBC Somali 11:00 GMT
BBC Somali 14:00 GMT
BBC Somali 18:00 GMT
SomaliVOA 7:00pm
SomaliVOA 8:00pm
Radio Qoraxey
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
SBS Somali - Australia
BBC (Xasuqi Qabri-Dahare)
Somali Links
Celqooxle.com
Makhtal.org
Codkawaamo.com
Qaranimo.com
Somalibooks.org
4somaliwomen.com
Abaaqaroow.com
Afdheer/Hargeele
Allsanaag.com
aminarts.com
BBC Somali
buluugleey.com
Calanka.com
Dacwah.com
Dayniile.com
Dhanaan.com
Garoweonline.com
Halgan.net
Hiiraan
Jubbariver.com
kismaayonews.com
Markacadey.net
Mashallah.tk
Ogaden.com
Ogadenpost
Onlf.org
puntlandforchange.com
Qaadisiya.com
Qabridahare.com
Qorahay
Radiojigjiga.com
rstvonline.com
Somaligalbed.com
Somaliherald.com
Somalistate/Ogaden
Somalitribune.com
Somaliweyn.com/
Somaliwide.net
VOANews.com/Somali
Xaajo.com
Wargaysyada Afrika
DailNation (Kenya)
Eastandard.net
Hornafrik.com
Shabellenews.net
Timesnews.co.ke
Wargeyska.com
Wargaysyada Carabta
Sudantribune
Daralhayat.com
Asharqalawsat.com
Al-Jazira
Islaamic Links
Dacwah.com
News Papers
The Australian
The age.com.au
Washingtonpost.com
Guardian.co.uk
New York Times
Eastandard.net
Radio Links (English)
BBC World Service Radio
Bogaga Suugaanta Somalida
Hiiraan.com/Suugaan
Qorahay.com/suugaan
Doollo.com
Golkhatumo.com
 
Advertise with us | Feedback | Contact us | Terms & Conditions | Privacy Policy | Designed by: Tower Digital