Difaaca Dhulka Hooyo waa waajib Diineed iyo Qarameed waana masuuliyad saaran Muwaadin kasta oo Somaaliyeed Meel kasto oo uu joogo, Jihaadkuuna xaq weeye maanta oo kalle maadaama Codow debedeed soo weeraray Dhulkena Gardaro cadaan ah iyo xadgudub cadna arrintu tahay, oo uu weliba ku heeysto Dhul Somaaliyeed, kuna gumeeysto Ummadda Somaaloyeed oo Malaayiin ah, xaqna u leh hanasahadda
Madax banaanidooda iyo aayo ka talintooda sida Nidaamka ama xeerarka Caalamiga ahi dhigaan.
-Qorshaha Nidaamka caqliga xun ee keligii Taliye-Zanaawi iyo Raxanta durbaanka u garaaceeyso oo Somaalida ah ma hanan doonaan Wax guul ah, gacantana kuma dhigi doonaan Dhulka Daahirka ah iyo Ciidda Xalaasha ee Somaaliyeed, mana suurta galeeyso in Ummadda Somaaliyeed ogolaaneyso gelida Gacanta iyo Taliska Gumeeysigga iyo Qaadashadda Quursiga iyo tacadiyada Isticmaarka cusub, waana talo Xumo iyo garasho liidata hadii eey is-leeyihiin qabsashada Dalka Somaaliya waa howl yarri, weeyna ku guban doonaan, qubuuro badana looga qodi doonaa Goob kasto oo eey Cagta Soo Dhigaan, Holac iyo Halaag badan ayaa sugaaya iyo Mujaahidiin Naftooda u Huray Difaaca Diintooda, Dalkood iyo Karaamada Ummadooda.
-Hadii Golaha Barlamaanka Gumeeysiga Madoow ee Itoobiya eey Sharciyeey ama ansaxiyeey in weerar lagu qaado Dalka Somaaliya oo eey ogolaadeen jebinta Xeerarka Caalamiga iyo dhoowrida Jiritaanka Dalka Somaaliya, markaas waxaa la gudboon Shacabka Somaaliyeed oo Dhan Xaqa Jihaadka iyo Difaacidda Dalkooda, Diinta Islaamkuna weey Qireeysaa Xaqa el-Difaaca Marka Dhulkaaga, Naftaada iyo Maalkaaga la soo weeraro, waxaana ayaan daradeeda leh in Kuwa Somaali ah oo Weliba Madax Sarre Sheganaayaa Dalkoodii iyo dadkodii Cadow ku soo Hogaaminaayaan, iyagoo Qorshahoodu yahay Xasuuqiyadda iyo Gumaadka
Shacabka iyo Duleeynta Dalka iyo Xurmadiisa Qaaliga ah, Laakiin ma Dhaceeyso, mana suurta geleeyso inshaa Allah.
-Waxaa Farxadeeda leh in Golaha Amaanka UN-ka dib u dhigay Qorshihii qaadida ama eegidda Cunaqabeeynta Hubeed oo Saaran Dalka Somaaliya,inkastoo Hubku si joogto ah ugu Qul-qulaayo Gudaha Somaaliyeed, Hadana Talaabadaas ayaa ahamiyadeeda leh si cadna isu hor-taagi kareeysa Damaca Itoobiya iyo Qorshaha Xulafadooda liita, waana guul xadidan oo Ummada Somaaliyeed u soo hoyateey,waana Amaanteeda iska leh Allaheena weyn,amaana waxaa Mudan Dadkii
Si weyn ugu ololleeyeey in aan la qaadin Cunaqabateeynta Xiliganaaaaa(Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano Caan ah)oo leh Damiir Nool, qiiro wadaniyadeed iyo
Dareen Masuuliyadeedba.
-Ummada Somaaliyeed Walaalayaal maanta Xaaladu waa Jihaad iyo Gudashaha Masuuliyada Diineed iyo Qarameed ee Difaacida Dhulkeena, Diineena iyo Karaamadeena Qaaliga ah, Maanta waa Markii la midoobi lahaa, isku duubni lala imaan lahaa, khilaafaadka, muranada iyo Waxyaabaha hoos ee jirana la iska ilaawi lahaa,Maanta waa Geeridda Xalaasha ah Shahiidnimada ama Nool Gumeeysi ah, waxaana haboon in la Doorto Mida Alle raali ka yahay(El-Jihaad),Somaaliya Somaali Baa leh,Meel kastoo la joogana waxaa loo boohan yahay qaadida ama
la imaanshaha Gudasahada Waajibaadka Qarameed:-
1-Gelidda Jihaadkka(Mujaahidiinta).
2-Ku Deeqidda Taakuleeynta Dhaqaalle.
3-Abaabulidda Banaan Baxyo Baaxadoodu weyn tahay.
4-Halganka Dhanka Warbaahinta iyo Saxaafadda.
5-Halganka Dhanka Wacyci gelinta Ummadda.
6-Howla Taakuleeynta Caafimaad, Farsamo iyo Xirfadaha Gaarka ah.
7-Qaadidda Ololle Siyaasadeed Heer Sarre ah.
-Ninkii Dhoof Ku Yimi Baa Geeridu Dhibeeysaa-
-Difaaca Dhulka Hooyo Waa Waajib-
-Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-
-England-UK- 01/12/2006-
-sharifhassan50@yahoo.com
Publish Date: 12/1/2006
Last Updated: 12/5/2006
Source: Somaliwide +
More News under this Heading
 | La kulan kaygii Ayaan Xirsi [Buugeedi Nomad] By Farah Osman. 14/6/2010... |  | DHAR DHAARADA GUMAYSTAHA (WQ Maxamed Xirsi Guuleed)... |  | Axmed Cabdisalaam, Mulkiilaha Idaacada Horn Afrik Oo La Sheegayo Inuu Diinta Kiristaanka Faafiyo. (Kismaayo News)... |  | BIXITAANKII CIIDAMADA ITOOBIYA MEEE? |  | Cilmi Yar Waa Lagu Caddibmaa! |  | Fahanka Islaamka: Quraanka iyo Nabadda (C/raxiim C. Shaafici)... |  | Ethiopia & Puntland Extradition Deal: Grave Violation of International Law |  | Ragga la iibsaday maxaa loo inkiray ma amaah baa lagu bixiyay |  | Is the whole world novice at the historical Ethiopian-Somali animosity?. (Article By M. A. D. (Stanza).)... |  | Fahanka Islaamka:Sidee Islaamku xal u noqon karaa (Maqaal - C/raxiim C. Shaafici)... |  | The Plight of the Ogaden Refugees: Time for the UN to protect them |  | Somalis back ex-president in prize bid |  | Geeddi: Xataa Aniga, C/hi |  | Hindiya iyo Waxbarashada....Qaybta 4--aad, Information Technology (IT) |  | Somaaliyeey Walaalayaal Dhegeeysta Xikmadahan. Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab... |  | Wiilkii aan soo Laaban. W/Qorey A. M. Yusuf... |  | Raga la dhiibayo rag baa u maqan. W/Qorey Cali Maxamed Dhagax... |  | Qoloba Calankoodu Waa Cayn. W/Qorey A. M. Yusuf... |  | Asmooyinkii Aw Makaadsade. W/Qorey A. M. Yusuf... |  | Xasuuqa Jubooyinka & Xoogaga Shisheeye. (Xoog shisheeye xukuumad la guma noqdo) W/Qoray Maxamed dhaga... |  | Duullaanka Shisheeye Iyo Demmanaanta Soomaalida!. Qoraalkii Maxamed Baashe X. Xasan... |  | Unheard-of System of Government. By Mohamed Abdikadir Daud (Stanza)... |  | Kuma ayaa Fadhiya Gurigii Mililiq?... |  | Somali Leaders Have A History of Making Costly Mistakes. (Article By Abdullahi Khalif-Gariile)... |  | Hamiga Xabashida Iyo Hanka Soomaalidu Waa |  | Raxanta Zanaawi Soo Dhowaada Camal Miyaa? (Qormo - Xasan Carab)... |  | Muqdisho Caasimadda Qaranka Iyo Xudunta Ummadda Somaaliyeed. (Maqaal - W/Qorey Xasan Carab)... |  | Ku abwaanada Soomaaliyeed ee qurbaha jooga. |  | Bariga Afrika iyo Muuqaalka beesha Ogaadeen. W/Qorey D. Cabdiyare... |  | Difaaca Dhulka Hooyo waa waajib Diineed iyo Qarameed |  | Ala! War Odaygii Zenaawi maxaa ku dhacey? (MAQAAL: By Al-Haji)... |  | Drs Khadiija Muwaadimnad U Taagan Daryeelka Iyo U Adeegida Dadkeedda... |  | Baydhaba Oo La Cakiran Dananka Durbaanada Colaadeed. (W/Qorey Xasan Carab)... |  | BAAQ KU SOCDA XILDHIBAANADA ABSAME ... |  | Siyaasadxumo Waa Nololxumo (Maqaal - W/Qorey Siciid Axmed... |  | Somalia's transitional government was dead on arrival. By Sadiq A. Abdirahman Political and Human Rights Activist. |  | Hindiya Iyo Waxbarashada Qaybtii 3-aad: Waxbarashada Sare(Jaamacadaha)... |  | Sayid Maxamed Cabdulle Xassan; Shaqsi naadir ah; waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jamhuuriyadda Jabuuti oo afka Fransiiska ku soo baxa. Qeybtii 2aad... |  | Ururka IGAD Caqabadda Nabada Somaaliya Hor-taagan... (2) Idaacadda Somaaliyeed(SOA London) Warbaahiin Cusub... Qoraalada Xasan Carab. |  | Wadahadalka dawladda iyo maxkamadaha ee Khartuum: Qadirkow ka dhig mid najaxa (nabad iyo caano) W/Qorey Wardheere... |  | Sayid "Maxamed Cabdulle Xassan: Shaqsi naadir ah" Waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jamhuuriyadda Jabuuti oo afka Fransiiska ku soo baxda... |  | Shakhsiyaadka Caqabada Ku Ah Qaranimadda Somaaliyeed... W/Qorey Xasan Carab. |  | Soomaaliya Ma Iyadaa Isu Cadawa, Mise Cadaw Kalay Leedahay?!? (illaa qarnigii 15aad waxaa soomaalida jaah wareeriyay siyaasado xambaarsan udanaynta dadyaw kale ) Maqaal.... |  | MAQAAL: Cadowga Soomaaliyeed Waa Itoobiya... |  | Qushaashe Itoobiya, Qushaashe Tigreega... (W/Qorey Xasan Carab) |  | Shebekadaha Warbaahinta Somaaliyeed Kuwa Wanaagsan. (Ra'yi: W/Qorey Xasan carab)... |  | Guurtidii Ogaadeeniya Gowrac Bay Dhaleen. (Maqaal: W/Qorey Waayeel)... |  | Somaliland Dowladnimadeedii Iyadaa Diiday! (Jawaab laga bixiyey Maqaalkii hore - W/Qorey, Cantooshe)... |  | Cabdulaahi Lugbur Oo Gacantiisa Isku Gowracay! (Taariikhada Madow ee Cabdulaahi Xasan (Lugbuur) uu shalay Galay). Maqaaal - W/Qorey, M. Waayeel... |  | Halkee SomaliLand Loo Yaqaanaa? (Qormadii 2aad - W/Qorey, Cabdullah Jaamac Boqor (Canada)... |  | Soomaaliyeey Diidneey. (Maqaal: W/Qorey Xasan Carb)... |  | SomaliLand Ma Maamul Gobaleed Baa, Mise Waa Jamhuuriyad? (Maqaal - W/Qorey, Cabdullaahi Jaamac Boqor (Canada)... |  | Shirka Khartoum Waxuu Ka Mid yahay Dib U Heshisiinta Soomaaliyeed. (Maqaal). W/Qoray Axmed Boolay.... |  | Afrikada Bari Iyo Muuqaalka Beesha Ogaadeen Waa Qormadii III-aad ( By: D C)... |  | Bariga Afrika Iyo Muuqaalka Beesha Ogadeen Qeybtii-II (MAQAAL: Qore: DC)... |  | Talooyin Ku Socoto Gudoonka Kacdoonka Muqdisho. (MAQAAL: W/Qorey - Xasan Carab) |  | Kacdoon Ummadeed Iyo Guul. (Maqaal - Qore: Xassan C/Laahi Sh (Xassan Carab) |  | Canshuurta Puntland 80% Waxaa Leh C/Laahi, Caqliga Ma Gashaa?. (Maqaal: Qore Xassan C/Laahi Sh (Xassan Carab)... |  | ONLF Miyey Ka Tanasushay Mabda'ii Xornimadoonka Ahaa.? (Maqaal: W/Qorey - Waayeel. Wuxuuna na lee yahay - Wixii Talo, Dhaliil iyo Tusaale ah ku soo dir... |  | Heshiiska Dilaaliinta Hirgelimaayo. (Maqaal W/Qorey Xassan C/Laahi Sh. (Xassan Carab)... |  | ITOOBIYA QARAN MALA RABTAA SOOMAALIYA ???. (Maqaal: W/D: Jaamac Maxamed Yare (Jaamac yare)... |  | Bariga Afrika Iyo Muuqaalka Beesha Ogadeen. (Maqaal: W/Qorey, D. C - Yare... |  | Ogaysiis: Banaan Baxa 23-ka May Ee London. (Qoraalakn waxaa SWN soo gaarsiiyey Xasan Carab - Jimce, 19 May, 2006)... |  | (10 May, 2006) Soo Dhowayn Ku Haboon Maqaamka Xurmada leh ee Garaad Jaamac Garaad Cali... |  | (10, May, 2006) Qormo: Kala Doora Nabad Iyo Naxuus... |  | MAQAAL: Inteeyda Qaranka Inta Kalena Quba. |  | Taageero Baaqa Cambaaraynta Ah Ee Jaaliyadda Beesha Warsangali... |  | Maqaal: Dilkii Islaan Cumar Sagal 1957 Iyo Soomaali waxay ku danbaysay! Dilka 4 Wadani .(1) Maxamuud Cawaale, 1960 Reer N.F.D.(2)Dahir Caydiid, 1962 Waqooyiga.(3)Aadan Cawil, 1965, Koonfurta. (4) C/rashiid Cali Sharma'arke, 1967 Bariga.)W/Q S. F. Abshir.. |  | Doonyaha Dhimashada Iyo Xeebaha Barigga... |  | Abwaan: Careeysi Ciise Kaarshe, Sugaan Wadaniyadeed Iyo Qiiro Dhab Ah... |  | Marwo Drs. Caasha Cumar Geesdiir: Muwaadinad Aqoonteed Iyo Waayo Aragnimadeed Ummadeed Ugu Adeegeeysa... |  | MAQAAL: Idinkaa Ugu Midab Quruxsane Hays Qulqulataynina. (W/Qoray Abwaan M.C.D. [Stanza]... |  | Abuurida Xarunta Nabadda, Daryeelka Iyo Hurumarinta Garaad C/Qani... |  | Baaq Ku Socda Cuqaasha Buuhoodle... |  | Dr-Ibrahim M. Saciid Al-Shabiin Agaasimaha Qeybaha Farsamada Iyo Waxbarashada Dadban... |
|